Doc.Abdalle

Doc.Abdalle Successful people do what Unsuccessful people are not willing to do.

DHakhtarki is qalay .Sawirka hoose wa  Dr Leonid Rogozhev o kamid aha dhakhatiirti Sovietka oo samaynaya qaliin naftiisa...
06/04/2023

DHakhtarki is qalay .
Sawirka hoose wa Dr Leonid Rogozhev o kamid aha dhakhatiirti Sovietka oo samaynaya qaliin naftiisa ah 1961.
Waxa u isku sameyay qalnin u ku xalinayay nabar caloosha oga yalay sababtoo ah waa dhakhtarka kaliya ee laha takhasuska qalimada ee ka shaqeeynayay xarun cilmi baaris oo Ruush ah oo ku taal bartamaha Antarctica, sidaas darteed wuxuu go'aansaday inuu isagu sameeyo qaliinka.
Qalliinka ayaa lagu sameeyay suuxdin, wuxuuna qaatay saacad iyo 45 daqiiqo. Waxa caawiyey injineer, makaanik iyo nin aha dadka baratay cilmiga cimilada .
Kaalmadoodu waxay ahayd inay wax ka qabtaan qalabka qalliinka oo ay eegaan gudaha nabarka si ay u ogaadaan halka uu dhaawacu yaallo, qaliinku wuxuu ku so dhamaday guul , wuxuuna noolaa ilaa sannadkii 2000 . Waxaa weli lagu xafidaa mid ka mid ah matxafyada St. Petersburg.

NAGU SO BIIR .

06/04/2023

Cudur halisa o ka dilacay wadan dariskena ah ..

28/03/2023

5 Arin Soonka jirkaaga muhiim ugu yahay.
.

26/03/2023

Shan Taloo waxtar u leh cafimaadka wadnaha.

Darasad iftimisay sababta ku badisay xanunka dhiikarka dadka hoygoodu yahay aagaga saxmada badan sida suqyada iyo wadoyi...
26/03/2023

Darasad iftimisay sababta ku badisay xanunka dhiikarka dadka hoygoodu yahay aagaga saxmada badan sida suqyada iyo wadoyinka .

Daraasad lagu daabacay Joornaalka Kulliyada Wadnaha ee Maraykanka ayaa lagu falanqeeyay xogta in ka badan 240,000 oo qof oo ku nool UK Biobank, daraasad muddo dheer ah oo lagu sameeyay Boqortooyada Ingiriiska.

Ka qaybgalayaashu waxay da'doodu u dhaxaysay 40 iyo 69, mana lahayn cadaadis dhiig oo sarreeya ( hypertension) bilawga daraasadda. Cilmi-baadhayaashu waxay markaa sameeyeen qiyaasaha sawaxanka waddooyinka oo ku salaysan halka ay ka qaybgalayaashu ku noolaayeen oo ay daba socdeen ilaa siddeed sano.

Cilmi-baadhayaashu waxay ogaadeen in dadka ku nool agagaarka sawaxanka waddooyinka ay u badan tahay inuu ku dhaco dhiig-karka waqti ka dib marka la barbardhigo dhiggooda oo ku noolaa waddooyinka xasilloon.

25/03/2023

Infectionka xiliga arooska la,arko .
.

Warbixin caafimaad oo Maraykanka ka soo baxday ayaa lagu sheegay, ‘maadadda kiimikaad ee Meerkuri (Mercury) oo ku badan ...
11/03/2023

Warbixin caafimaad oo Maraykanka ka soo baxday ayaa lagu sheegay, ‘maadadda kiimikaad ee Meerkuri (Mercury) oo ku badan kalluunka qasacadaysan ee Tuna’, in ay dhexgasho, falgalna la samayso maskaxda ilmaha uurka ku jira iyo jidhkiisa labadaba. Taas oo keenaysa khatar ah in ilmuhu uu noqdo damiin, fahamkiisu adagyahay oo dhibaato weyn kala kulma waxbarashada. Waxa ka kale oo ay keeni kartaa in ilmuhu uu waayo laxaadka aragga iyo maqalka.

Warbixinta ayaa dadka waaweyn qudhooda kula talisay in ay aad u yaraystaan isticmaalka kalluunka qasacadaysan ee Tuuna. Waxa aanay sheegtay in maadadda Mercury ay burburisaa habdhiska neerfaha, caloosha iyo kelyaha.

Today Show
.

Address

Nairobi

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Doc.Abdalle posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram