Johan korhan

Johan korhan Goodness this is my page i created for just for funs and get more knowledge about Facebook just my fr

Mwila Tribe, Angola 🇦🇴
19/07/2025

Mwila Tribe, Angola 🇦🇴

16/01/2024

Good night all membership?

26/12/2021

Kuwa aan farxadda raadin ayaa ugu badan inay helaan, sababtoo ah kuwa raadinaya waxay illoobaan in jidka ugu wanaagsan ee lagu farxo ay tahay inuu dadka kale u raadiyo farxad.
(Those who are not looking for happiness are the most likely to find it, because those who are searching forget that the surest way to be happy is to seek happiness for others)
~joha

Dadka reer Suurya ayaa baraha bulshada ee Turkiga ku saameeyay qosol iyo kaftan ay la hor imaanayeen kaamirada.Muuqaallo...
03/11/2021

Dadka reer Suurya ayaa baraha bulshada ee Turkiga ku saameeyay qosol iyo kaftan ay la hor imaanayeen kaamirada.

Muuqaallo ciyaar ciyaar laga dhigay oo lagu soo duubay TikTok ayaa lagu arkayay iyagoo moos cunaya saaxiibbadooda kalena ku xujeysanaya inay sidaas soo sameeyaan.

Marka la eego muuqaalladan waxa ay u muuqdaan kuwo aan wax dhib ah lahayn, oo waafaqsan shuruucda TikTok ee maalmahan. Balse iyadoo la ogyahay in hadal heyntu ay imaato kaddibna dhammaato, muuqaalladan waxay noqon karaan kuwo muddo dheer saameyn ku yeesha qaar ka mid ah dadka reer Suuriya.

Maalmihii lasoo dhaafay, Mas'uuliyiinta dalka Turkiga ayaa dadka qaxootiga ah ee kasoo jeeda Suuriya ku eedeeyay inay "nacayb abuurayaan" iyagoo moos u cunaya "qaab caro kicinaya".

Waxaan kuhayna dawada cuduradan oo dhan ee soo dhawoow walashay ama walalkey qaliga ahow .Johan korhan👍
21/08/2021

Waxaan kuhayna dawada cuduradan oo dhan ee soo dhawoow walashay ama walalkey qaliga ahow .

Johan korhan👍

31/05/2021

Aragtida iyo dareenka qaar ka mid ah dadka saakay aroortii h**e usoo kalahay in ay codadkooda ka dhiibtaan doorashooyinka wakiilada iyo goleyaasha deegaanka Somaliland. Sadiiq Burmad ayaa makarafoonka ladhexqaaday sacabka Somaliland. Suxufi

Johan👍

04/05/2021

"You may not be able to achieve effective success without falling and getting up too often"

01/05/2021

The doctor is God's gift, why is the doctor angry with a child?

Tell the truth dear friends at the time of Covid's pandemic 19 did your face or body change?
01/05/2021

Tell the truth dear friends at the time of Covid's pandemic 19 did your face or body change?

Address

Woodley Estate
Woodley Estate

Telephone

+254745842128

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Johan korhan posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Johan korhan:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram