Shifaa Clinic Adado

Shifaa Clinic Adado Udoodaha xuquuqaha aasaasiga ah ee bini adamka

24/01/2023

Dawo tayo leh laguna ilaaliyay heerkulkii loogu talagalay iyo qancinta macmiilka noogu imow

Halaga faideysto dadkeygiyow
08/01/2023

Halaga faideysto dadkeygiyow

Adeeg 24/7 waxad ka heli kartaa Shifaa clinic
04/01/2023

Adeeg 24/7 waxad ka heli kartaa Shifaa clinic


09/11/2022

Caafimadkaaga waa kuu muhiim ee qaado talada dhaqtarkaga

Iska hubi Cadaadiska dhiigagaGaraaca wadnahaagaNeeftaadaSokortaada iyo Dhiiga cas Si aad u noqoto qof caafimad qaba alle...
12/12/2021

Iska hubi
Cadaadiska dhiigaga
Garaaca wadnahaaga
Neeftaada
Sokortaada iyo Dhiiga cas
Si aad u noqoto qof caafimad qaba alle ayaa bixiya caafimadka
Dr ibrahim Emergency Care

14/11/2021

Waa wiil dhalinyaraa oo la nool macaanka mana awoodo inuu iibsado cirbada loo isticmaalo macaanka
Qof kasta oo awoodo inuu caawiyo hasoo caawiyo walaalayaal waxa laga heli karaa
0614556839

Waxa xarunta Dr ibrahim Emergency Care jooga dhaqtarkii maqaarka ee aad sugeyseen wuxuuna idinka daaweyn doonaa Cambaart...
10/11/2021

Waxa xarunta Dr ibrahim Emergency Care jooga dhaqtarkii maqaarka ee aad sugeyseen wuxuuna idinka daaweyn doonaa
Cambaarta,
Qawidka,
Xasaasiyada,
Fungalka ku dhaca cidiyaha,
Bidaarta, iyo
Go'itanka timaha
Soo dhawaada kana faideysta
0616393007

06/11/2021

Dr.ibrahim Emergency Care
Wan kuu adeegeynaa waqti kasta iyo xaalad kasta oo kusoo wajahda
Waadna naheleysaa waqti kasta oo aad noo baahato

Hadii aad fikirkaga cabirto ogow meel cidlaa ma dhacaayo qofna wuu kugu colaadi doonaa qofna wuu kugu amaani doonaa ogow...
16/09/2021

Hadii aad fikirkaga cabirto ogow meel cidlaa ma dhacaayo qofna wuu kugu colaadi doonaa qofna wuu kugu amaani doonaa ogow labaduba waxey kuu yihiin dhiiragaliyayaal
Marka hala cabsan in ad cabirto fakarkaga

Noqo qof uu damiirkiisu shaqeeyo qab leh wixii u qaadmana qaada kara wixii aanan u qaadmina diidi kara mararka qaarna ta...
09/09/2021

Noqo qof uu damiirkiisu shaqeeyo qab leh wixii u qaadmana qaada kara wixii aanan u qaadmina diidi kara mararka qaarna tanaasuli kara maxaa yeelay dad kala duwan ayaad wax la yeelaneysaa

Qofka ku jecel wuxuu kuu noqdaa muraayad aad qaladaadkaga ku aragto lkn kuwo aad u maleyso in ey dad kugu dhawyihiin aya...
08/09/2021

Qofka ku jecel wuxuu kuu noqdaa muraayad aad qaladaadkaga ku aragto lkn kuwo aad u maleyso in ey dad kugu dhawyihiin ayaa dabin kuu maleegaya
Isku badnow

Fikir ahaan waa in aad xor tahay waxna aad diidi karto waxna aad aqbali karto Marka aad wax diido ama aad wax ogolaato w...
07/09/2021

Fikir ahaan waa in aad xor tahay waxna aad diidi karto waxna aad aqbali karto
Marka aad wax diido ama aad wax ogolaato waa in aan lagugu colaadin adiguna aadan qofka fikirkaga kasoo horjedo aadan ku colaadin

Address

Adado

Telephone

+252615212129

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Shifaa Clinic Adado posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Shifaa Clinic Adado:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram

Category