20/04/2023
Waxaan dhamaan umadda muslimiinta gaar ahaan umadda somaliyeed ugu hambalyeeynaayaa bilashada bisha ciidul fadriga waxaan urajeynayaa ineey ku ciidaan nabad iyo farxad
Waxaa sido kale alle kabaryaayaa inuu inaga aqballo acmaashii barakeysneed ee kheyriga aheyd ee bisha barakeysan ee ramadaan so gudanay
Eid wanaagsan