07/01/2026
BADHAN ||Adeegan Samafalka ah oo ay ku deeqday hayada African Releif fund ayna ka faaidaysan doonaan ku dhawaad 100 qof oo qaliin Indhaha ah iyada 50 kii u h**eeyay maanta loo sameyay qaliinkaas indha ah , wajiga 2aad ayaa ka socda Hospital Darul_shifa _Badhan