Aqable Pharmaceutical Co.

Aqable Pharmaceutical Co. The No.1 leading Pharmaceuticals wholesales /retails in Hiiraan Province Central Somalia.

18/08/2020
02/07/2020

إنا لله وإنا إليه راجعون
Dhammaan Bahda Daawooleyda Gobolka Hiiraan qeybahooda kala duwan waxey si wadajir ah murugada laqeybsanayaan Reer C/llaahi Max'ed Xasan (C/llaahi Shiine) geeridii ku timid aabahood Dr Cabdullaahi Shiine maamulihii iyo aasaasihii Shirkadda Daawooyinka Waaya-Arag oo xalay ku geeriyooday magaalada Beledweyne, ALLAHA kawaraabiyo Jannadii Firdowso ehelkana samir iyo salwaan Alle haku arzuqo.
Aamiin

24/05/2020

SHIRKADDA AQABLE PHARMACEUTICALS CO. WAXEY U DIREYSAA TAHNIYADDA CIIDUL FITRIGA EE SANADKA 1441 GUUD AHAAN UMMADDA MUSLIMIINTA, KHAAS AHAAN UMMADDA SOOMAALIYEED MEEL WALBA AY JOOGAAN.
WAXEY SHIRKADDU IDIIN RAJEYNEYSAA SANADO BADAN OO BASHBASH IYO BARAARE LEH, CAAFIMAAD IYO CUMRI BARAKEYSAN LEH. HAMBALYO عيدكم مبارك

17/05/2020

Aqable Pharmaceutical Co. waxaa dhidibbada loo taagay sanadka markuu ahaa 2006 -dii bisha Jannaayo.
Shirkaddu waxa ay ka ganacsataa daawooyinka (Dadka iyo Xoolaha) iyadoo Jumlo iyo Tafaariiq leh.
Tan iyo markii la'aasaasay shirkaddu waxa ay si baaxad leh u kasbatay bulshada ay u adeegto iyadoo lagu bartay adeeg wanaagsan kuna dhisan aqoon iyo khibrad fog, taasi ayaana keentay (fadliga Allaah SW ka sokow) in shirkaddu noqoto shirkadaha ugu cadcad ee sumcadda ballaaran ku leh Gobolka muddo kooban gudahood.
Xarunta shirkaddu waxa ay ku taallaa suuqa Toora Boora xaafadda Howl-Wadaag laanta Heegan ee degmada Beledweyne, Gobolka Hiiraan.
Kala xiriir:
Land Line : 685707
Mobile Number : 0615580985/ 0625580985/ 0685580985
0615547775/ 0625547775
Whatsapp : 0685580985
E-mail : aqablepharma100@gmail.com

Address

Howl-Wadaag, Heegan, Toora-Boora
Balad Weyn
252

Opening Hours

Monday 07:00 - 17:30
Tuesday 07:00 - 17:30
Wednesday 07:00 - 17:30
Thursday 07:00 - 17:30
Friday 07:00 - 23:30
Saturday 07:00 - 05:30
Sunday 07:00 - 05:30

Telephone

+252615580985

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Aqable Pharmaceutical Co. posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Aqable Pharmaceutical Co.:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram