Hiraan Regional hospital

Hiraan Regional hospital waxa aad kaheleysa daawo tayadeedu aad usareyso , shaqaale loo carbiyey kashaqeynta howlaha guud ee isbitaalka ,sido kale dhaqatiir qibradoodu aad usareyso

Kuwaani wa qeyb kamid ah shaqada oo si maalinle uqabto isbitaalka Guud ee Gobolka Hiiran waana qeybta Qaliinka Guud  oo ...
10/12/2024

Kuwaani wa qeyb kamid ah shaqada oo si maalinle uqabto isbitaalka Guud ee Gobolka Hiiran waana qeybta Qaliinka Guud oo iskugu Jirto Emergency Cases and Elective Cases

11/12/2023
Dadkada u adeeg sidaacada bukaanadana unaxariiso si ilaaheey kugunaxariisto  Dailly work
30/08/2023

Dadkada u adeeg sidaacada bukaanadana unaxariiso si ilaaheey kugunaxariisto Dailly work

Dailly work ceeljale
26/05/2023

Dailly work ceeljale

Teamka dhaqatiirta iyo kalkaaliyasha  xafada howlwadaag laanta hilaac wakumahadsanyihiin  shaqada adag oo aay uhayaan bu...
25/05/2023

Teamka dhaqatiirta iyo kalkaaliyasha xafada howlwadaag laanta hilaac wakumahadsanyihiin shaqada adag oo aay uhayaan bulshada kubarakacday banaanada galbedka baladweyne

Maanta wagabagabo insha alaah
24/05/2023

Maanta wagabagabo insha alaah

Waa Team Emergency ceeljaale Qeybtooda labaad Dr gureey iyo tiimkiisa mahadsanidiin shaqada adag ee aad haysaan
23/05/2023

Waa Team
Emergency ceeljaale
Qeybtooda labaad Dr gureey iyo tiimkiisa mahadsanidiin shaqada adag ee aad haysaan

Alaha nalagarabgalo galo howshaan adag ee talo meeshaan waayo waxajiro biyo badan oo ceegaago isbitaalka
23/05/2023

Alaha nalagarabgalo galo howshaan adag ee talo meeshaan waayo waxajiro biyo badan oo ceegaago isbitaalka

Emergency Boath  doonta gargaarka degdegaa waa diyaar
23/05/2023

Emergency Boath doonta gargaarka degdegaa waa diyaar

Waxa sihabsamileh noogusocdo ugargaarida baukaanada ubaahan gargaarka caafimaad hooyada iyo dhalaanka ubarakacay soono c...
23/05/2023

Waxa sihabsamileh noogusocdo ugargaarida baukaanada ubaahan gargaarka caafimaad hooyada iyo dhalaanka ubarakacay soono ceeljaalle

Address

Balad Weyn

Telephone

+252612629696

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hiraan Regional hospital posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Hiraan Regional hospital:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram

Category