Hilaal speciality hospital

Hilaal speciality hospital Hilal Speciality Hospital

18/02/2026

𝐑𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚𝐚𝐧 𝐌𝐮𝐛𝐚𝐚𝐫𝐚𝐤 🌙

Dhamaan Maamulka iyo shaqaalaha isbitaalka Taqasusiga ah ee Hilaal speciality hospital

Wuxuu shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeynayaa curashada bisha barakaysan ee Ramadaan.

Allaha naga aqbalo soonka, salaadda iyo camalka suuban ee bishaan Barakeysan

𝐑𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚𝐚𝐧 𝐌𝐮𝐛𝐚𝐚𝐫𝐚𝐤 🌙

Ramadan kareem
17/02/2026

Ramadan kareem

Waxaay Mahad u sugnaatay Allaah swt oo si Guul Ah Noogu soo dhameeyay Compainki Cunaha Sanka iyo Dhagaha ( ENT) Waxaa ka...
12/02/2026

Waxaay Mahad u sugnaatay Allaah swt oo si Guul Ah Noogu soo dhameeyay Compainki Cunaha Sanka iyo Dhagaha ( ENT)

Waxaa ka faaideystay Bukaano Badan Oo la ildarnaa Xanuunada ku dhaca cunaha sanka iyo dhagaha

kuwaa oo Dhamaantood loo sameeyay
Daweeyn iyo Qaliiman casri Ah oo lagu sameeyay

Intaas kadib Maamulka Isbitaalka taqasusiga Ah ee Hilaal speciality hospital
Ayaa ugu bishaareyay in dhaqtarka uu soo noqon doono 6️⃣0️⃣ Cisho Ama 2️⃣ Bil kadib insha allaah

Hilaal Home of Care And Quality

𝐄𝐍𝐓𝐂𝐀𝐌𝐏𝐈𝐍𝐆 Waxaa habeenkeeni 4-aad si habsami leh uga socda xarunta isbitaalka Taqasusiga Ah ee Hilaal speciality hospit...
11/02/2026

𝐄𝐍𝐓𝐂𝐀𝐌𝐏𝐈𝐍𝐆

Waxaa habeenkeeni 4-aad si habsami leh uga socda xarunta isbitaalka Taqasusiga Ah ee Hilaal speciality hospital qaabilaadda Daweynta iyo Qaliimada Bukaanada kacabanayo xanuunada ku dhaca 𝗖𝘂𝗻𝗮𝗵𝗮 𝘀𝗮𝗻𝗸𝗮 iyo 𝗗𝗵𝗮𝗴𝗮𝗵𝗮

Hadaba hadii aad ka cabaneyso xanuunada ku dhaca cunaha sanka iyo dhagaha fadlan ka faaideyso malmaha kooban ee uu dhagtarka joogayo isbitaalka Taqasusiga Ah ee hilaal.

Xal u hel Xanuunada Cunaha dhagaha Iyo sanka (ENT)

Hilaal Home Of Care And Quality

𝐄𝐍𝐓𝐂𝐀𝐌𝐏𝐈𝐍𝐆!Waxaa maalintii 3-aad si habsami leh uga socda xarunta isbitaalka Taqasusiga Ah ee Hilaal qaabilaada iyo qali...
11/02/2026

𝐄𝐍𝐓𝐂𝐀𝐌𝐏𝐈𝐍𝐆!
Waxaa maalintii 3-aad si habsami leh uga socda xarunta isbitaalka Taqasusiga Ah ee Hilaal qaabilaada iyo qaliimada Laxiriira 𝗖𝘂𝗻𝗮𝗵𝗮 𝘀𝗮𝗻𝗸𝗮 iyo 𝗗𝗵𝗮𝗴𝗮𝗵𝗮 (ENT) uu fulinayo Dr Mohamed Abdi Mudhalib ahna qabiir taqasus iyo waayo aragnimo u leh qaliimada cunaha sanka iyo Dhagaha.

hadaba hadii aad ka cabaneyso xanuunada Laxiriira cunaha sanka iyo dhagaha fadlan soobooqo xarunteena isbitaalka taqasusiga ah ee hilaal.

Hilaal speciality hospital

09/02/2026
09/02/2026

Waxaa hospital taqassusiga ee Hilaal speciality hospital maanta soo gaaray Dr Mohamed abdulmudalib oo ah dhaqtar ku taqasusiy xanuunada ku dhaca cunaha dhagaha iyo sanka wuxuuna joogi doonaa maalmo kooban.
Dhaqtarka ayaa isla manta bilaabay qaabilida bukaanadii horay isku diiwaan galiyay.

Bukaanada ka cabanayo xanuunada ku dhaca cunaha dhagaha iyo sanka waxaana ugu bishaareyneynaa inay ka faaideystaan fursadan muhiimka ah.

Hilaal home of care and quality

Dhaqtarka  𝗖𝘂𝗻𝗮𝗵𝗮 𝘀𝗮𝗻𝗸𝗮 iyo 𝗗𝗵𝗮𝗴𝗮𝗵𝗮  ayaa 08/02/2026 kusoo wajahan Isbitaalka taqasusiga ah ee  Hilaal speciality hospit...
05/02/2026

Dhaqtarka 𝗖𝘂𝗻𝗮𝗵𝗮 𝘀𝗮𝗻𝗸𝗮 iyo 𝗗𝗵𝗮𝗴𝗮𝗵𝗮 ayaa 08/02/2026 kusoo wajahan Isbitaalka taqasusiga ah ee Hilaal speciality hospital Dhaqtarka Oo Joogi doono Maalmo Kooban Fadlan Ka faaideyso
(ENT campaign).

01/02/2026

𝗪𝗮𝗿𝗴𝗲𝗹𝗶𝗻 𝗠𝘂𝗵𝗶𝗶𝗺 𝗔𝗵✨

Isbitaalka taqasusiga ah Hilaal speciality hospital waxa uu ku wargelinayaa Dhamaan Bulshada Ku dhaqan magaalada Baladweyne iyo Nawaaxigeeda

In maalmaha Isniinta Iyo Khamiista uu Idiin sameyay Qiimo Dhimis Balaaran Qeybaha kala duwan ee isbitaalka sida

Kaarka la kulanka dhaqaatiirta oo bilaash ah ama free sidoo kale waxaa qiimo dhimis lagu sameeyay qeeybaha kala duwan sida

Sheybaarka
Kumputerka qeybahiisa kala duwan
Rajada iyo dhamaan Adeegyada kale ee uu isbitaalka bixiyo.

Soo booqo isbitaalka oo ka faaideyso qiimo dhimistan balaaran.

29/01/2026

𝗗𝗵𝗮𝗾𝘁𝗮𝗿𝗸𝗮 𝗛𝗮𝘄𝗲𝗲𝗻𝗸𝗮

Isbitaalka taqasusiga ah ee
Hilaal speciality hospital waxaa diyaar kuugu ah 𝐃𝐫 𝐌𝐨𝐡𝐚𝐦𝐞𝐝 SHIGALI oo ah dhaqtar ku taqasusay cudurada haweenka iyo qaliimadooda oo kaa daweeyn doona.

1. Furitaanka tubooyinka minka
2. Qaliimada burooyinka minka
3. Qaliimada hooyada uurka leh xilliga foshu adkaato
4. Saxidda caadada qaldanta
5. Latalinta hooyada uurk a leh
6. Baaritaanada hormoonada taranka
7. La socoshada hooyada uurka leh ilaa wakhtiga dhalmada.

28/01/2026

Qeybteena qaliimada guud iyo qaliimada casriga ah ee lazerka ee isbitaalka Hilaal speciality hospital ayaa ku guuleysatay ineey ka soo saaraan Buukaan liqay bir shillin ah, taas oo khatar gelisay xaaladdiisa caafimaad.

Alxamdulilaah Xaalada Bukaanka Hadda waa Mid aad u wanaagsan

Dhaqtarka  𝗖𝘂𝗻𝗮𝗵𝗮 𝘀𝗮𝗻𝗸𝗮 iyo 𝗗𝗵𝗮𝗴𝗮𝗵𝗮  ayaa 08/02/2026 kusoo wajahan Isbitaalka Hilaal speciality hospital  Dhaqtarka Oo J...
26/01/2026

Dhaqtarka 𝗖𝘂𝗻𝗮𝗵𝗮 𝘀𝗮𝗻𝗸𝗮 iyo 𝗗𝗵𝗮𝗴𝗮𝗵𝗮 ayaa 08/02/2026 kusoo wajahan Isbitaalka Hilaal speciality hospital Dhaqtarka Oo Joogi doono Maalmo Kooban Fadlan Ka faaideyso
(ENT campaign).

Address

Baledweyn Hiiraan
Balad Weyn

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hilaal speciality hospital posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram

Category