Dr Ismail Hassan Ahmed

Dr Ismail Hassan Ahmed business

08/03/2026

شبان من شمال قطاع غزة: نغني لأبطالنا الذين لم يتركونا ولا ليلة
#فيدو

Give the IUPAC name of the compound below
04/03/2026

Give the IUPAC name of the compound below

03/03/2026

Touching a bee nest always leads to an unexpected outcome.

02/03/2026

Hoggaamiyaha Kumeelgaarka ah ee Iiraan, Alireza Arafi ayaa sheegay in Ayatulah Khamenei uu diiday in laga kaxeeyo goobtii uu ku noolaa, sababtoo ah ma uu awoodin inuu ka tago 90 milyan oo Iiraaniyiin ah.

23/02/2026

لقطات متداولة تُظهر أجواء ما بعد صلاة التراويح في مسجد علي جمعالي بالعاصمة الصومالية #مقديشو


Sida salaada taraawiixda loogu tukaday masaajidka

22/02/2026

Three elderly men were repeatedly slapped and chased by a passerby in India’s Uttar Pradesh after he reportedly targeted them for being Muslim.
Saddex niman oo odayaal indian muslim ah ayaa si xun loogu dharbaxay loona eryaday iyagoo la garaacayo waxaan lasoo wariyey in sababta ay tahay muslinimada darteed waxaan dhacdadan geesaya kooxah hinduga.

Morocco, Algeria, and Tunisia Record the Longest Fasting Hours in the Arab WorldMorocco, Algeria, and Tunisia experience...
22/02/2026

Morocco, Algeria, and Tunisia Record the Longest Fasting Hours in the Arab World

Morocco, Algeria, and Tunisia experience the longest fasting hours in the Arab world during Ramadan, with fasting durations ranging from approximately 13 hours and 50 minutes to 14 hours.

This is due to their northern African geographic location, which results in longer daylight hours compared to Gulf countries and regions closer to the equator.

May Allah grant ease and strength to everyone observing the fast.

18/02/2026

صوت من السماء.. تلاوة التراويح الليلة الأولى من رمضان في #غزة بصوت القارئ الشيخ حسام النفار
#فيديو
Sida xalay loogu tukaday salaada taraawiixda magaalada Gaza oo yahuudu uu xasuuq weyn ka geesteen iyado dhamaan dhulka ay la simeen daarihii dheedheera uu ku yaalay.
Iyadoona dhinac kasta laga go,doomiyey

Wadamada cumaan, urdun, syria iyo masar ayaa ku dhawaaqay maalina koowaad ee soon inay tahay maalinta khamiiista .
17/02/2026

Wadamada cumaan, urdun, syria iyo masar ayaa ku dhawaaqay maalina koowaad ee soon inay tahay maalinta khamiiista .

انا لله وانا البه راجعون"ان اله ما اخذ، وله ما اعطى و كل شي  ء عنده با جل مسمى فلتصبر  و لتحتسب"Tacsi tiiraanyo lehWaxaa...
16/02/2026

انا لله وانا البه راجعون
"ان اله ما اخذ، وله ما اعطى و كل شي ء عنده با جل مسمى فلتصبر و لتحتسب"
Tacsi tiiraanyo leh
Waxaan halkan tacsi tiiraanyo leh ugu dirayaa dhamaan jamaacada masaajidka godka ee xaafada baracadada iyo qooskii iyo qarabadii uu ka geeriyooday.
Mu,daiinkii weeynaa ee masaajidka
Marxuumka ayaan la ilaawo doonin waxaan lafdhabar u ahaa jaamacada masaajidka,
Waxaana Allah ugu barytaa inuu hoygiis janada Allah ka dhigo. Qooyskii qaraabadii iyo jamaacadii uu ka geeriyooday samar iyo imaan allah ka siiyo.

Address

Baraawe

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dr Ismail Hassan Ahmed posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram

Category