Chilani Speciality Hospital

Chilani Speciality Hospital This page is for Chilani Speciality Hospital
Your Health is our Priority.

BUKAANKA 3dax Looguma Maarmo
07/03/2026

BUKAANKA 3dax Looguma Maarmo

Bisha barakeysan Ee Ramadaan,Chilaani Hospital Waxay idiin rajaynaysaa caafimaad, nabad iyo barako.Afur wanaagsanAlle ha...
19/02/2026

Bisha barakeysan Ee Ramadaan,Chilaani Hospital Waxay idiin rajaynaysaa caafimaad, nabad iyo barako.

Afur wanaagsan
Alle ha naga aqbalo soonka, ducada iyo camalka suuban.

Maamulka Isbitaalka Chilaani Wuxuu Dhalashada Bisha Barakeysan Ee Ramadaan Ugu Hambalyeeneyaa Dhamnaan Umada Muslimiinta...
18/02/2026

Maamulka Isbitaalka Chilaani Wuxuu Dhalashada Bisha Barakeysan Ee Ramadaan Ugu Hambalyeeneyaa Dhamnaan Umada Muslimiinta ah Meel Walba ay Joogaan. ❤️🌙

16/02/2026

Alhamdullilah, Maanta Waxa inoo soo idlaaday Wejiga 2aad Ee indha fiiqista lacag la’aanta aheyd
Ee Ka socday Isbitaalka Chilaani Kaas Oo ay ka faaideysten Boqolaal Bukaan Oo ka kala yimaaday
Dagmada io Deegaanada Hoostaga.

6 TALO AAD KU ILAALIN KARTO CAAFIMAADKA INDHAHAAGA.HOREY U GAAR
15/02/2026

6 TALO AAD KU ILAALIN KARTO CAAFIMAADKA INDHAHAAGA.

HOREY U GAAR

13/02/2026

الحمدلله
Maanta oo Jimco ah waxaa inoo bilaawday wajiga 2aad ee indha fiiqista lacag la'aanta aheyd,
Ee ka faaideysi wacan.

OGEYSIIS OGEYSIIS OGEYSIIS:Isbitaalka Chilani Wuxuu bilaabay QALIIMO INDHAHA OO LACAG LA’AAN AH si loo ilaaliyo araggaag...
06/02/2026

OGEYSIIS OGEYSIIS OGEYSIIS:

Isbitaalka Chilani Wuxuu bilaabay QALIIMO INDHAHA OO LACAG LA’AAN AH si loo ilaaliyo araggaaga iyo kan qoyskaagaba.

Qaliimadaas Oo ay fulindoonan:
• Dr. Saciid Xuseen Geedi
• Dr. Ali Mohamed Hussein
Kuwaas oo ku takhasusay cudurrada indhaha, qalliinkooda, isla markaana leh khibrad sannado badan ah.

Isbitaalka Chilani Hospital wuxuu fulinayaa dhammaan adeegyada caafimaadka indhaha, oo ay ka mid yihiin:
✔ Toosinta weerarka carruur & waaweyn
✔ Qalliinka caadka oo tolin la’aan ah
✔ Qalliinka xiritaanka biyaha indhaha
✔ Daaweynta elerjiga indhaha
✔ Daaweynta qaleelka & caabuqa indhaha

Fursadan waa mid xaddidan. Soo booqo isbitaalka ama la xiriir lambarka hoose wixii faahfaahin dheerad ah.
+252615482804

04/02/2026

Isbitaalka Chilaani waxaa ka bilaawday wajiga 2aad ee indha fiiqista free ga ah ee horay u gaar,
Wixii faahfaahin ah kala xariir 0617548354

OGEYSIIS OGEYSIIS OGEYSIISReer Baraawe iyo nawaaxigeeda, bishaaro weyn!Waxaa magaalada Baraawe markale  lagu qabanayaa q...
03/02/2026

OGEYSIIS OGEYSIIS OGEYSIIS

Reer Baraawe iyo nawaaxigeeda, bishaaro weyn!
Waxaa magaalada Baraawe markale lagu qabanayaa qaliinka indhaha oo lacag la’aan ah.

Markale qaliinkaan waxaa fulin doono Dhaqaatiirta kala ah

Dr. Saciid Xuseen Geedi, iyo Dr Ali Mohamed Hussein oo ku takhasusay qalliinnada indhaha iyo daaweyntooda,
Waxayna imaan doonaan isbuucan soo socda.

Howlaha caafimaadka waxaa fulin doona Isbitaalka Chilaani.

Adeegyada caafimaad ee la qabanayo waxaa ka mid ah:

✔️ Qalliinka sixitaanka aragga (weershaha) – carruur & dadka waaweyn

✔️ Qalliinka Caadka (oo Toliin la’aan ah)

✔️ Qalliinka biyo–gelinta isha maqan

✔️ Daaweynta xasaasiyada Indhaha

✔️ Daaweynta qaleelka indhaha iyo dhibaatooyinka kale ee la xiriira aragga

Isdiiwaangelintu waa socotaa!

Waxaad iskadiiwaangeli kartaa:

Adigoo si toos ah u tagaya Isbitaalka Chilaani, ama

Adigoo wacaya nambarka: 0617548354

Ha ka harin fursaddan caafimaad oo qaali ah.

02/02/2026
02/02/2026

KA FAAIDEYSO MUWAADHIN.

Isbitaal Chilani Mar walba Wuxuu Dadaal Ugu jiraa inuu Bulshada U keeno Daryeel Caafimaad Oo heer sare ah.  waa kuma dha...
01/01/2026

Isbitaal Chilani Mar walba Wuxuu Dadaal Ugu jiraa inuu Bulshada U keeno Daryeel Caafimaad Oo heer sare ah.
waa kuma dhakhtarka cusub Ee aad Jeclaan lahed Inu Lagu Keeno Isbitaalka

Address

Suuqa Cowska Street
Baraawe
252

Telephone

+252615482804

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Chilani Speciality Hospital posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Chilani Speciality Hospital:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram

Category