Dr-Kasim Ali

Dr-Kasim Ali Welcome with Oppened Hands this is my Official Page and you will get more Information about health i

Cudurka Sokorta oo Kooban halkan kala soco
17/11/2024

Cudurka Sokorta oo Kooban halkan kala soco

20/06/2024

Goryaanka loo yaqaano Ascaris
Jirka Aadanaha nooliyaal farabadan ayaa ku dhexnool
Weligaa ma aragtey noocaan

Nin ayaa Isagoo Mindi wata ayuu soo hor istaagay Masaajid markaa salaadda laga baxay, kaddibna wuxuu yidhi ”War yaa Musl...
17/02/2024

Nin ayaa Isagoo Mindi wata ayuu soo hor istaagay Masaajid markaa salaadda laga baxay, kaddibna wuxuu yidhi ”War yaa Muslim ah”? Hal nin ayaa farta taagay dadka intii kalana waa aamuseen. Ninkii ayuu kaxaystay, kaddibna neef uu biraynnayey ayuu yidhi iga caawi. Waa uu la qabqabtay, wuuna bireeyey. Markii uu caawiyey ayuu yidhi haragga intaad ka bixinayso ku ma sugi karee Masaajidka ku laabo oo qof kale ka soo kaxayso.

Masjidkii ayuu ku laabtay isagoo markaan wata Mindidii oo dhiig ka da’ayo, kolkaa ayuu yidhi ”War yaa kale oo Muslim ah? Waa la wada aamusay, wuu ku celiyey ”War nala hadla oo yaa kale oo Muslim ah ? Dadkii oo dhan ayaa Imaamkii farta ku fiiqay oo yidhi ”waxaan kolleey hubnaa wadaadka na tujiyey😂”.

Wadaadkii ayaa intii istaagay, cimaammaddiiisana tunka saartay yidhi ”Hooyadiin baad u sheegeysaan, ma labada rakcaddood ee aan idinka saaray ayaa lagu Muslimaa😂”.

ka Follow dhex

IPC is the home of education Go and Register Now
07/02/2024

IPC is the home of education
Go and Register Now

Exercise Time
03/07/2023

Exercise Time

10/08/2022

Macluumaad ku saabsan TALLAALKA oo ka hadli dono Sheekh Mustafa

Waano
25/07/2022

Waano

  Waa xaalad lagu arko Carrurta  waxayna ka timaadaa yaraansha Maadada Vitamin D ee  jirka ku jirta.Si aad uga hortagto ...
21/07/2022


Waa xaalad lagu arko Carrurta waxayna ka timaadaa yaraansha Maadada Vitamin D ee jirka ku jirta.
Si aad uga hortagto xaaladan:
1.Canugaaga Naasnuujinta ugu dadaal waayo caanaha naaska wuxuu ka helayaa Nafaqo kastoo uu u baahanyahay si uu u koro.
2.xubso canugaaga inuu helaayo cadceed ku filan markuu yaryahay
3.sii canugaaga caano gaar ahaan caanaha geela.
4.sii canugaaga Malaayga iyo Ukunta
5.sii Canugaaga Beerka

Follow iyo Like hala dhaho pagekeyga Cusub
10/07/2022

Follow iyo Like hala dhaho pagekeyga Cusub

Follow iyo Like hala dhaho Pagekeyga Cusub
10/07/2022

Follow iyo Like hala dhaho Pagekeyga Cusub

Address

Baydhabo Main Street
Baydhabo

Telephone

+252615330697

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dr-Kasim Ali posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Dr-Kasim Ali:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram

Category