28/08/2024
Asc dhamaan baxda caafimaadka Tamaam Specialist Hospital Branch One and Branch Two waxay halakaan Hambaliyo farxadeed uga dirayaan Agaasimaha Tamaam Abuukar Yuusuf Ibraahim oo maanta Dufcashada heerka 1aad ee jaamacada ( Bachelor Degree) soo dhameystay waxaan ku leenahay Agaasime cilmaga aad baratay allah ka dhigo mid anfaco Diinta iyo Dalka Waxaan ku leenahay dhamaanteenaCongratulation. Congratulation. Congratulatio