Bay Regional Hospital

Bay Regional Hospital For more than 100 years, Bay Regional Hospital, Baidoa Somalia is the oldest and non-profit Communit

15/02/2026

WARBIXIN: Isbitaalka Gobolka Baay oo kordhiyey shaqadii bilaashka aheyd ee uu u haayey Bulshada Soomaaliyeed ee ku nool KGS.

10/02/2026

Video Dhismaha cusub Bay Regional Hospital oo larabo dhawaan in dhismahaas la Soo gabagabeeyo insha allah ka dibna bulshada loogu adeego waxbadan uu ka bedeli doono shaqada isbitaalka sareyna uqaadi doono Quality care iyo quality improvement badan ka muuqan doonto insha allah.

10/02/2026

Adeeg Bulsho oo lacag la"aan ah
Adeega waxaa iska leh bulshada marwalba waxay diyaar uyihiin dhamaan shalaqaalah in ay gaarsiyaan adeegaas habeen iyo maalinba@BRH

Qeyb ka mid ah sawirada Laga Soo qaaday qeybo cusub oo lagu Soo kordhiyey BRH Goor dhowna la Soo gabagabayn doono Dhisma...
10/02/2026

Qeyb ka mid ah sawirada Laga Soo qaaday qeybo cusub oo lagu Soo kordhiyey BRH Goor dhowna la Soo gabagabayn doono Dhismaha iyo qalabayntooda insha Allah.

09/02/2026

Muuqaal soo koobaya qeybaha Cusub ee lagu soo kordhiyey Bay Regional Hospital.

07/02/2026

Hooyo haddii aad isku aragto astaamahaan dhalmada kadib fadlan lasoo xiriir Xarunta la tacaalida isku furanka ee Bay Regional Hospital adigoo soo wacaya: TELL: 2670 AMA 616545984

05/02/2026

Wasiirka amniga oo ay wehliyaan Agaasimaha Madaxtooyada KGS iyo Maamulka Magaalada Baydhabo oo Bay Regional Hospital kusoo booqday shacabkii kusoo dhaawacmay Rabshadahii Magaalada ka dhacay waxaana soo dhoweyey Agaasimaha Guud ee Bay Regional Hospital

05/02/2026

Mahadnoq kooban
“Waxaan si weyn ugu mahadcelinaynaa dhammaan shaqaalaha Isbitaalka Gobolka Bay Regional Hospital dadaalka, adkaysiga, iyo sida hagar la’aanta ah ee ay shalay ilaa maanta ugu adeegayeen bulshadooda.”

Allah idin xafido marwalba

03/02/2026

Kalthum Adam Mohamed, Madaxa qeybta isku furanka Bay Regional Hospital: "Rag iyo dumar waxaan uga baaqayaa in hooyo kasta oo la dhiban xanuunka isku furanka aysan takoorin oo gadaasheeda aan laga hadlin".

02/02/2026

Faa’iidada 15-ka bisha Shacbaan (si kooban)

Waa habeen barako leh oo lagu badiyo cibaadada
Waxaa la badiyaa duco iyo dambi-dhaaf weydiisasho
Qofka wuxuu helaa xusuusin iyo toosin iimaan
Waxaa lagu dhiirrigeliyaa towbad iyo camal wanaagsan
💫 Waa fursad uu qofku Alle ugu dhowaado oo qalbiga ku nadiifiyo.

02/02/2026

Kaltuum Aadan Maxamed, Madaxa Xarunta daaweynta isku furanka Haweenka ee Bay Regional Hospital, ayaa warbixin guud ka bixisay halka ay marayaan howlaha la tacaalida Hooyooyinka qaba dhibaatooyinka isku furanka, waxa ayna fariin u dirtay Haweenka qarsada arinkaas.

01/02/2026

Muuqaalka kulanka billaha ah ee Maamulka iyo howlwadeenada Bay Regional Hospital ee uu godoominayey Agaasime Mudane Cabdifataax Ibraahim Xaashi.

Address

Baydhabo

Telephone

+252616268856

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Bay Regional Hospital posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Bay Regional Hospital:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram

Category