Hegan Specialist Hospital

Hegan Specialist Hospital ADEEG CAAFIMAAD OO CASRI AH

07/04/2026

Caafimaadku waa furaha nolol farxad leh oo tayo leh.
Maalinta Caalamiga ah ee Caafimaadka Adduunka, aan is xasuusino in daryeelka nafteennu uu yahay masuuliyad muhiim ahโ€”ka hortagga cudurraduna waa tallaabada ugu horreysa ee nolol wanaagsan.
Bulsho caafimaad qabta waa saldhigga mustaqbal ifaya.


07/04/2026

Qaadaashada PRP waa xalka kahortaga bidaarta.Haddii aad la dhibban tahay timo daadasho, Isbitaalka Hegan Specialist Hosp...
05/04/2026

Qaadaashada PRP waa xalka kahortaga bidaarta.
Haddii aad la dhibban tahay timo daadasho, Isbitaalka Hegan Specialist Hospital wuxuu kuu hayaa adeeg PRP oo casri ah.

Waxaa ku daaweynaya dhakhaatiir ku takhasusay maqaarka iyo timaha.










03/04/2026

Qeybta ENT Isbitaalka Hegan baydhabo waxaad ka heleysaa dhammaan adeegyada la xiriira dhegaha, sanka iyo cunahaโ€”daryeel casri ah, qalab horumarsan iyo dhakhaatiir khibrad leh oo kuu heellan caafimaadkaaga.







25/03/2026

Wacyigelin ๐ŸŒฟ

Wax ka ogow xaalad maqaarka lagu arko ilmaha aadka u yar (dhalaanka) isbuucyada ugu horreeya marka ay dhashaan. Xaaladdan waxaa lagu gartaa nabro afka biyo ku wataan oo kasoo baxa foolka h**e ee wajiga, qoorta, dhabarka iyo caloosha, kuwaas oo wata cun-cun.

๐Ÿ‘‰ Nagu soo booqo Isbitaalka โ€“ Qaybta Maqaarka (Dermatology) si aad ugu hesho talo iyo daryeel caafimaad ku habboon.

Caafimaadka maqaarka ubadkaaga waa muhiim. Iska soo aadi.

๐ŸŒ™ Eid MubarakMa la dhiban tahay xasaasiyadda ka dhalata cilaanka? Calaamadaha sida cuncun, nabro iyo casaanka maqaarka h...
21/03/2026

๐ŸŒ™ Eid Mubarak

Ma la dhiban tahay xasaasiyadda ka dhalata cilaanka? Calaamadaha sida cuncun, nabro iyo casaanka maqaarka ha iska indho tirin.

Nagu soo booqo Qaybta Maqaarka si aad u hesho baaritaan iyo daaweyn sax ah.

๐Ÿ“ Hegan Specialist Hospital
๐Ÿ“ž 0619002177

19/03/2026

Qaar ka mid ah Howl-wadeenada Qeybaha kala duwan ee Isbitaalka Hegan ayaa iyaguna u hambalyeynaya bulshada bilashada Bisha barakeysan ee Ciidul Fidriga.
Waxaan idiin rajeyneynaa nabad, caafimaad, iyo barwaaqo munaasabadda kheyrka badan.

19/03/2026

๐ŸŒ™โœจ Ciid Mubarak

Agaasimaha Guud ee Isbitaalka Hegan wuxuu hambalyo diirran u dirayaa dhammaan Maamulka, Howl-wadeennada, iyo bulshada ku xiran Isbitaalka, munaasabadda barakeysan ee Ciidul Fidriga iyo bilashada bisha Shawaal.

Ilaahay ha naga aqbalo soonkeennii iyo cibaadadeennii, hana inaga yeelo kuwii ka mid noqda kuwa ku guuleysta kheyrka Ramadaanka.

Waxaan idiin rajaynaynaa Ciid farxad leh, nabad, iyo caafimaad.

๐Ÿค Ciid Wanaagsan

18/03/2026

Hooyo, safarkaaga uurka waa mid qiimo badan, Laga bilaabo maalinta aad ogaato uurkaaga ilaa maalinta aad la kulanto ubadkaaga, waxaan garab taaganahay adiga iyo ilmahaaga.

Hooyo kasta waxay mudan tahay dhalmo nabdoon.
Ku xirnow Heegan Specialist Hospital mar walba.

Address

Berdale Village
Baydhabo
252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hegan Specialist Hospital posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Hegan Specialist Hospital:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram

Category