01/12/2025
๐๐จ๐ซ๐ฅ๐ ๐๐๐๐ ๐๐๐ฒ โ ๐ ๐๐๐๐๐ฆ๐๐๐ซ ๐๐๐๐
Maalinta Caalamiga ah ee AIDS-ka waxaa bulshada lagu wacyigeliyaa muhiimadda ka hortagga HIV, ogaanshaha degdegga ah, iyo taageeridda dadka la nool Gurmad Hospital wuxuu door muuqda ka qaataa bixinta adeegyada caafimaad ee la xiriira ka hortagga HIV, baaritaanka degdegga ah, iyo wacyigelinta bulshada, isagoo World AIDS Day u adeegsanaya in lagu dhiirrigeliyo caafimaad, taxaddar iyo taageero bulsho oo dhab ah.
๐ Nagu soo booqo, xaruunta ku taala ka soo horjeedka masjidul Jaamac
๐ 0619670327