SIHA Hospital

SIHA Hospital SIHA HOSPITAL

13/11/2025

I got over 10 reactions on one of my posts last week! Thanks everyone for your support! ๐ŸŽ‰

08/11/2025

Nagali abwaane

07/11/2025

"SIHA Hospital waxay soo kordhisay adeegyo caafimaad oo kala duwan si ay bulshada ugu fidiso daryeel caafimaad oo dhammeystiran.

Adeegyada waxaa ka mid ah qeybta bukaa-iifka oo si casri ah u qalabaysan, la socodka, hooyada uurka, leh (antenatal care), adeegyada, sheybaarka casriga ah, raajada (X-ray), iyo la-talinta caafimaadka guud.

Sidoo kale, isbitaalku wuxuu bixiyaa daawooyin casri ah oo tayo sare leh, kuwaas oo ay bixiyaan farmashiyayaal xirfad leh si loo hubiyo badbaadada iyo caafimaadka bukaanka.
SIHA Hospital waxay ka goโ€™an tahay in ay bulshada u fidiso adeeg caafimaad oo hufan, casri ah, isla markaasna la isku haleyn karo

07/11/2025

Our mission

1. In la bixiyo adeegyo caafimaad oo tayo sare leh oo u dhigma heerarka caalamiga ah.
2. In la hubiyo daryeelka bukaanka iyadoo la siinayo adeeg degdeg ah, ammaan ah, iyo naxariis leh.
3. In la xoojiyo adeegyada caafimaadka hooyada iyo dhallaanka, gaar ahaan la socodka uurka, dhalmada, iyo daryeelka ilmaha.
4. In la ballaariyo adeegyada casriga ah sida raajada, shaybaarka, iyo bukaan-jiifka si loo daboolo baahiyaha bulshada.
5. In la bixiyo daawooyin tayo leh iyo farmashiye si xirfad leh u maamulaan.
6. In la dhiirrigeliyo wacyigelinta caafimaadka bulshada iyo ka hortagga cudurrada.
7. In la kobciyo xirfadda shaqaalaha caafimaadka iyadoo la siinayo tababaro joogto ah.

๐Ÿฅ War farxad leh oo bulshada Berdaale u gaar ah! ๐ŸŽ‰Siha Hospital ayaa dib loo ballaariyey si ay bulshada ugu sii adeegto ...
07/11/2025

๐Ÿฅ War farxad leh oo bulshada Berdaale u gaar ah! ๐ŸŽ‰

Siha Hospital ayaa dib loo ballaariyey si ay bulshada ugu sii adeegto si ka wanaagsan.

Waxaan lq soo kordhiyey adeegyo caafimaad oo tayo sare leh, qalab casri ah, iyo shaqaale xirfad leh oo diyaar u ah in ay kuu adeegaan si kalsooni leh.

Waxaa si rasmi ah u shaqeynaya qaybta Bukaan Jiifka (Inpatient Department), taas oo si gaar ah u daryeesha bukaannada u baahan daawayn joogto ah iyo nasasho caafimaad leh.

Siha Hospital Halka caafimaadku ka bilaabmo๐Ÿ’š
Ujeedkeena waa in ay degmada adeeg caafimaad dhameystirn ay hesho.
๐Ÿ“ Berdaale, Gobolka Baay
๐Ÿ“ท Warbaahinta Akhuuna Media

04/11/2025

๐—๐€๐€๐‹๐€๐ƒ ๐ƒ๐„๐†-๐ƒ๐„๐† ๐€๐‡

๐๐จ๐จ๐œ๐š ๐๐ก๐ข๐ข๐ ๐ ๐š: ( B+ )
๐—๐š๐š๐ฅ๐š๐๐๐š ๐›๐ฎ๐ค๐š๐š๐ง๐ค๐š: sever anemia ( Dhiig yari )
๐‚๐ข๐ฌ๐›๐ข๐ญ๐š๐š๐ฅ๐ค๐š : Bay Regional Hospital ( Biadoa )
๐‹๐š๐ฆ๐›๐š๐ซ๐ค๐š ๐ฅ๐š๐ ๐š๐ฅ๐š ๐ฑ๐ข๐ซ๐ข๐ข๐ซ๐ข ๐ค๐š๐ซ๐จ :+252 61 8341520 / 616426399

๐Ÿ™ Fadlan qof kasta oo leh nooca dhiigaas aan kor ku soo xusnay , waxaa aan ka codsaneynaa in uu soo gaaro isbitaalkaas si loo badbaadiyo nolosha bukaankaas dhiiga u baahan.

๐Ÿ‘‰ Walaal dhiigaaga bixi, si qof kale uu u noolaado.

SIHA Hospital waxay sii waddaa dadaallo fara badan oo ay ku horumarinayso caafimaadka iyo wacyiga bulshada. Isbitaalku w...
31/10/2025

SIHA Hospital waxay sii waddaa dadaallo fara badan oo ay ku horumarinayso caafimaadka iyo wacyiga bulshada. Isbitaalku wuxuu xoogga saarayaa bixinta adeegyo caafimaad oo tayo leh,
โœ“Baaritaan iyo daawo tayo lex
โœ“wacyigelin ku saabsan nadaafadda iyo
โœ“ ka hortagga cudurrada,
iyo taageeridda dadka danyarta ah ee u baahan daryeel caafimaad

SIHA Hospital waxay mar walba u taagan tahay hal ujeeddo
โ€œIn bulshada lagu hoggaamiyo nolol caafimaad qabta''

27/10/2025
Haddii alle idmo dedaalka hor ayaan usii wadeynaa bulshadeena garabkooda ayaanu  nahay.
27/10/2025

Haddii alle idmo dedaalka hor ayaan usii wadeynaa bulshadeena garabkooda ayaanu nahay.

๐Œ๐š๐ ๐š๐œ๐š๐š๐›๐ข๐ฌ ๐‚๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐›

Gudoomiyaha Ururka Yabooha Dhiigga Koonfur Galbeed Mudane : Mohamed Abdulkadir Isack ( Hogaamiye Mohamed Fanah ) ayaa maanta laga bilaabo si rasmi ah ugu magacaabay Mudane : Dr Abdirizak Abdiaziz Mohamed in ay uu noqdo Wakiilka Ururka Yabooha Dhiiga Degmada Berdaale ee Gobolka Baay.

Mudane Abdirizak waxaa uu xilkan cusub ku matali doonaa ururka dhammaan howlaha iyo hawlgallada ka socda Degmada Berdaale , isagoo si dhow ula shaqayn doona maamulka Degmada , hayโ€™adaha caafimaadka Iyo Xaruumaha caafimaadka si loo xoojiyo dhiig ururinta iyo dhiig bixinta bilaashka ah (voluntary blood donation) iyo wacyigelinta bulshada.

Ururka Yabooha Dhiigga Koonfur Galbeed (UYDHKGS) waxaa ka goโ€™an ballaarinta adeegyada samafalka iyo kuwa badbaadinta nolosha dhammaan gobollada iyo degmooyinka dowladda Koonfur Galbeed, si loo badbaadiyo bukaannada u baahan dhiiga gaar ahaan xiliyada xaaladaha degdeg ah ay jiraan.

Raajo iyo qof takhasus e lex ugu imaaw degmada Berdale Xaruunta caafimaadka siha health center Our page fallow gareeya
21/07/2025

Raajo iyo qof takhasus e lex ugu imaaw degmada Berdale
Xaruunta caafimaadka siha health center
Our page fallow gareeya

21/07/2025
16/07/2025

Telefishinka Koonfur Galbeed Soomaaliya

Address

Degmada Berdale
Berdale

Telephone

+252619356600

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when SIHA Hospital posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to SIHA Hospital:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram