Somaliland Doctors

Somaliland Doctors kor u qaadida tayada heerka caafimaad ka ee somaliland

MAIN SYMPTOMS OF DIABETIC PATIENT
30/11/2013

MAIN SYMPTOMS OF DIABETIC PATIENT

ONE DAY BEFORE EXAM
30/11/2013

ONE DAY BEFORE EXAM

TRUE STORY !!!!!!
30/11/2013

TRUE STORY !!!!!!

30/11/2013
QORAALKA DHAKHAATIIRT MARKA AY ISTICMAALAYAAN FB kkkk
30/11/2013

QORAALKA DHAKHAATIIRT MARKA AY ISTICMAALAYAAN FB kkkk

Ma og tahay in fikirka badan uu ku koona qofka xanuuno bdn oo ka mid yihiin:-1-dhiig yaraan (iron deficiency)2-dhiig kar...
29/11/2013

Ma og tahay in fikirka badan uu ku koona qofka xanuuno bdn oo ka mid yihiin:-
1-dhiig yaraan (iron deficiency)
2-dhiig kar (hypertension)
3-macaan (diabetic)
4-hurdo la'aan
5-qofka oo mararka qaar dhalmada ka go'do
iyo xanuuno bdn oo wax wayn u dhima caafimaadka qofka bina aadamka ah markaa ka tigtoonow fikirka badn

Dhakhtaarii reer s.land ah iyo ku ka imid UAE da oo is garabsanaya oo dhawaanta qaliino indhaha iyo dhagaha ka fuliyay d...
29/11/2013

Dhakhtaarii reer s.land ah iyo ku ka imid UAE da oo is garabsanaya oo dhawaanta qaliino indhaha iyo dhagaha ka fuliyay dalka gudihiisa

SIGAARKU QOFKA WUXUU U DHAAWAACAA CAAFIMAAD KIISA SI XAWLI AH (KA DIGTOONOW CABIDA SIGAARKA HADAAD ISTICMAASHIDNA FADLAN...
29/11/2013

SIGAARKU QOFKA WUXUU U DHAAWAACAA CAAFIMAAD KIISA SI XAWLI AH (KA DIGTOONOW CABIDA SIGAARKA HADAAD ISTICMAASHIDNA FADLAN SI DHAKHSA U ISAGA JOOJI)

Address

Borama

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Somaliland Doctors posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram