Borama International Hospital

Borama International Hospital نحن بعون الله نرعاكم
ILAAHAY DARTII WAAN IDIIN DARYEELAYNAA

ilaahay mahadi waxa idinku wargalinaynaa inuu socdo daryelki cafimad ee bilashka aha ee magalada boorama kaas oo sadex c...
11/03/2020

ilaahay mahadi waxa idinku wargalinaynaa inuu socdo daryelki cafimad ee bilashka aha ee magalada boorama kaas oo sadex cisho ka socon doona xarunta agoomaha kuwaytiyiinta ee borama.

02/03/2020
29/02/2020
Waxa idiinku diyaar ah borama international hospital shaqaale aad u firfircoon, oo hawlkar ah haysta khibrado ku filan d...
27/02/2020

Waxa idiinku diyaar ah borama international hospital shaqaale aad u firfircoon, oo hawlkar ah haysta khibrado ku filan dal io dibadba.

Jumca Mubaarak
27/02/2020

Jumca Mubaarak

وداع د.أم الخير
14/02/2020

وداع د.أم الخير

Borama international hospitalAdeeg caafimaad Oo Dhamaystiran İyadoo muhiimad bdn la siinayo horumarka dhinaca mamul ka d...
15/01/2020

Borama international hospital
Adeeg caafimaad Oo Dhamaystiran
İyadoo muhiimad bdn la siinayo horumarka dhinaca mamul ka dhakhtarka in la horo mariyo waxa shalay isniinti oy taariikhdu ahayd 13/1/2020 dhakhtarka lagu qabtay xaflad lagu karaamaynayo shaqaalihii ugu wanaagsanaa Bishi December ee sanadki lasoo dhaafay iyadoo xaflada ay ka qaybgaleen maamul ka dhakhtarka iyo sidoo kale dhamaan dhakhaatirta iyo shaqaaalaha kale ee dhakhtarka waxa halkaa kalmad ka jeediyay mamul ka sare ee dhakhtarka 'dr yaasir diiba' isagoo ka hadlay wada shaqaynta buuxda ee ay muujiyo en shaqaalaha sidookale waxa uu u mahadceliyay dhamaan shaqaalaha dhakhtarka kunasoo dhiiri galiyay inay muujiyaan dadaal badan si aw bukaanku u helo Adeeg caafimaad Oo Dhamaystiran.

Borama international hospital"Adeeg caafimaad Oo Dhamaystiran" İyadoo muhiimad badan la siinayo horumarka dhinaca maamul...
15/01/2020

Borama international hospital
"Adeeg caafimaad Oo Dhamaystiran"
İyadoo muhiimad badan la siinayo horumarka dhinaca maamul ka dhakhtarka in la horomariyo waxa maalinti isniinti oy taariikhdu ahayd 13/1/2020 dhakhtarka lagu qabtay xaflad lagu karaamaynayo shaqaalihii ugu wanaagsanaa Bishi December ee sanadki lasoo dhaafay iyadoo xaflada ay ka qaybgaleen maamul ka dhakhtarka iyo sidoo kale dhamaan dhakhaatirta iyo shaqaaalaha kale ee dhakhtarka waxa halkaa kalmad ka jeediyay mamul ka sare ee dhakhtarka 'dr yaasir diiba' isagoo ka hadlay wada shaqaynta buuxda ee ay muujiyeen shaqaalaha sidookale waxa uu u mahadceliyay dhamaan shaqaalaha dhakhtarka kunasii dhiiri galiyay inay muujiyaan dadaal badan si aw bukaanku u helo Adeeg caafimaad Oo Dhamaystiran.
ALLAH MAHAD LEH

Address

Borama - Al Nuur Primary School
Borama

Opening Hours

Monday 07:00 - 17:00
Tuesday 07:00 - 17:00
Wednesday 07:00 - 17:00
Thursday 07:00 - 17:00
Saturday 07:00 - 17:00
Sunday 07:00 - 17:00

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Borama International Hospital posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram

Category