Dr.Mohamet foore

Dr.Mohamet foore M.foore Laborotist

DEGDEG: Dawladd Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa soo dhoweysay rabitaanka midnimo doon ee shacabka SSC iyo warmurtiyeedk...
07/02/2023

DEGDEG: Dawladd Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa soo dhoweysay rabitaanka midnimo doon ee shacabka SSC iyo warmurtiyeedkii shirka beelahaasi shalay laga soo saaray.

“Dawladda Soomaaliya waxaa xil ka saaraan yahay ilaalinta mabaadi’da dastuuriga ah ee dhowrista midimada dhuleed iyo tan dadeed ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, waxayna dawladdu ayadoo ka duulayso mabda’aas soo dhowaynaysaa rabitaanka iyo go’aanada dadka reer Laascaanod”.

07/02/2023

: Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in ay taageerayso mowqifka dadka reer Laascaanood ayna garab istaagayso.

Howl Wadeenaada Caafimaadka ee daaweynaya Dhaawacyada iyo Ciidamadaba way ku dayacan yihiin  dhinaca Cuntada , Waxaa lag...
07/02/2023

Howl Wadeenaada Caafimaadka ee daaweynaya Dhaawacyada iyo Ciidamadaba way ku dayacan yihiin dhinaca Cuntada , Waxaa laga codsanayaa Hablaha Dagaalka iyo Hooyooyinkaba si deg deg ah howshaa wax ha uga qabteen .
Ciidamada hala gaadho Cunto , Caano , Biyo iwm

Cusbitaalada kala duwan ee magaalada , gaar ahaan Cusbitaalka guud Shaqaalaha may seexan xalay , Baahi dhinaca Zaadka Cuntada hala soo faadho .

Taliyaha qaybta 7'aad ee ciidanka millateriga Somaliland ee fadhigoodu yahay gobolka Sool, Sarreeye-guuto Mahad Cambaash...
06/02/2023

Taliyaha qaybta 7'aad ee ciidanka millateriga Somaliland ee fadhigoodu yahay gobolka Sool, Sarreeye-guuto Mahad Cambaashe ayaa u wareegey dhinaca xoogagga SSC, sida ay tilmaamayaan ilo kal duwan oo ku sugan Laascaanood, welise isagu ma hadlin.

Source Mohamed Sallah

06/02/2023
...   Shir ka dhacay guriga Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil oo ay lahaayeen cuqaasha beesha Jaamac Siyaad, Garaadka, Maay...
06/02/2023

...
Shir ka dhacay guriga Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil oo ay lahaayeen cuqaasha beesha Jaamac Siyaad, Garaadka, Maayarka iyo Cabdirisaaq Khaliif iyo Mahad Cambaashe waxaa lays la qaatay in dagaalka Dhulbahante ee Jaamac Siyaad awalba hormuudka ka ahaa inay qayb ka noqdaan ciidanka iyo hubka uu xukumo Mahad Cambaash.
Waxa sida oo kale mar dhowna la soo saaraya tirada khasaaraha iyo dadkii maanta ku dhintay dagaalka uu Maamulka Argagixisada Soomaalilayn (MAS) ku soo qaaday bulshada reer SSC.

The government of Somaliland has facilitated all the available peaceful means in order to settle the pressing issues wit...
06/02/2023

The government of Somaliland has facilitated all the available peaceful means in order to settle the pressing issues with traditional elders, currently meeting in Lasanod, Sool region.
Those means include face to face talks with the government officials in order to avoid misunderstandings that can result armed conflict and unnecessary bloodshed. As unofficial mediations continue, some anarchist traditional eleders presided over the results and waged a war against government military bases in and around Lasanod town.
High level government delegates, including Ministers had also been attacked by the armed groups led by high profile terrorist figures recently smuggled by anarchist elders whose motive is to give safe heavens to the wanted terrorists.
The government of the Republic of Somaliland assured that the military had their utmost efforts to avoid any civilian casualties since the terrorists want to have a shelter in populous areas in the city.

KUSOO DHAWAW PAGE Dr.Mohamed EgehPage Like-share garee
06/02/2023

KUSOO DHAWAW PAGE Dr.Mohamed Egeh

Page Like-share garee

Address

Borama

Telephone

+252634546461

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dr.Mohamet foore posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Dr.Mohamet foore:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram