Urur Same Health Care

Urur Same Health Care Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Urur Same Health Care, Medical and health, Bosaso.

Permanently closed.
15/02/2022

Caafimaad ku waa shay qaaliya
Ilaali caafimaad kaaga
Kuna na wacyigali qof kasta oo walaal kaa ah

15/02/2022

GAWAR KHANCopyright: GAWAR KHAN
Kausar, oo ah gabadh 21 sano jir ah, waxna ka barata jaamacad ku taala magaalada Larkana, Sindh, ayaa qayb ka mid ah beerkeeda ugu deeqday aabaheed, Gawar Khan.

Qalliinka ayaa ka dhacay Machadka Pir Abdul Qadir Shah Jilani ee Culuumta Caafimaadka, halkaas oo ay Kausar aabaheed ugu deeqday qayb ka mid ah beerkeeda, waa bukaankii ugu horreeyay ee ku nool dalka Pakistan oo qaba cudurka AIDS-ka ee lagu talaalo beer qof kale.

Gawar Khan, oo 45 sano jir ah ayaa ka mid ah beeraleyda Larkana, waraysi uu siisay BBC waxa uu ku yiri. "Waxay u badan tahay inaanan noolaan lahayn maanta haddii aan beerka gabadhayda heli lahayn,"

Waxa uu sheegay in isbitaalka kasta oo uu tago loo sheegay in lagu tallaali waayay beerka sababa la xiriira cudurka Aids-ka ee uu la noolaa.

"Marka aan waydiiyo waxa dhici kara haddii beerka gabadhayda la igu talaalo iima jawaabaan," ayuu yiri

Address

Bosaso
HEALTHPROMOTION

Telephone

+252907729748

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Urur Same Health Care posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Urur Same Health Care:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram