16/08/2024
Fariin -Caafimaad
Waxa africa iyo qaarkamida wadamada yurub ka dilaacay xanuunka (mkp) monkey pox
Afka somaligana aynu u naqaan furuqa
Hadaba maxa sababa xanunkan?
- Waxa sababa virus loyaqaan monkypox virus
Waa maxay calamadaha lagu garto xanuunkan ?
Waxa lagu garta :
* Qandho ama xumad siyaado ah
* Madax xanuun daran
* Murqa xanuun
* Tabar dari jirako dhan
* Nabro jirka kaso baxa
* Qanjirada oo barara
Hadaba sidee lagu kala qaadaa cudurkan ?
Waxa lagu kala qaadaa cudurkan :
* Taabashada qofka qaba xanuunka
* Neefsiga qofka qaba xanuunka
Hadaba sidee looga hortegi kara xanuunkan ?
* Xiro afxirka sanka iyo afka
* Iska ilaaali tabashada dadka kale
* Ha fariisan meelaha aan hawada lahayn dadkuna ku badan yahay
FG-waxa laso werinayaa inuu soo gaaray cudurkan somaliya meelo kamida iyado dalalka deriska si buuxda loogu arkay sida Kenya
-Dhammaan bulshadu waa inay ka feejignaataa khaterta noocana
Dawlada iyo wasarada caafimadkuna dawrkoda wacyi gelinta iyo ka hortaga qaataaaaan