Dr-Mohamed Dhagadhere

Dr-Mohamed  Dhagadhere Wellcome..�

xidigtii Tiktok ee Ciraaq,oo la Toogtay iyada oo Gurigeega Joogta Kadib markii Ay Aaladasi soo galisay muuqalo ay xidhan...
28/04/2024

xidigtii Tiktok ee Ciraaq,oo la Toogtay iyada oo Gurigeega Joogta Kadib markii Ay Aaladasi soo galisay muuqalo ay xidhan tahay dhar ku haboonayn anshaxa Islaamka.

Xiddigta barta TikTok ee dalka Ciraaq Ghufran Sawadi oo loo yaqaanay Umm Fahad ayaa lagu toogtay bannaanka gurigeeda oo ku yaalla magaalada Baqdaad habeenimadii Jimcaha, sida ay ilo ka tirsan booliiska sheegeen.

Dilka ayaa ka dhacay deegaanka Zayouna ee bariga magaalada Baqdaad, waxaana duubtay kaamiradda CCTV. Muqaalka ayaa muujinaya nin hubeysan oo mooto watay oo tooganaya Sawadi.

Sawadi waxay caan ka ahayd TikTok, halkaas oo ay soo gelin jirtay muuqaallo iyada oo sameynaysa qoob-ka-cayaar iyadoo xiran dhar aan ku habboon dhaqanka Islaamka, sida ay sheegeen garsoorka Ciraaq oo u arkayeen kuwo aan anshax ahayn.
Sawadi ayaa sanadkii h**e lagu xukumay lix bilood oo xabsi ah "dembiyada soo saarista muuqaalo dhowr ah oo aad loo cambaareeyay, islamarkaana lagu tilmaamay kuwa fasaad ah.

Noor Alsaffar, 23 jir TikToker ahayd oo boqolaal kun oo taageerayaal ah haysatay, ayaa la toogtay Sebtembar 2023. Tara Fares, oo ahayd 22 jir model ah, saameynna ku lahayd Social Media, ayaa waxaa toogtay rag hubaysan sanadkii 2018-kii.

Ciraaq ayaa ka dhacay tiro dilal ah oo loogu yeero "dil sharafeed", iyada oo 22 jir YouTuber ahayd Tiba al-Cali uu aabaheed ceejiyay bishii January ee la soo dhaafay.

somalida markaad bar bardhigto maxaa kuu soo baxaya adi?!

Digniin - Bariiska ayaa laga helay maaddo cancer'ka keenta:Maaddada Arsenic oo ah maaddo chemical dabiici ah oo bariiska...
26/04/2024

Digniin - Bariiska ayaa laga helay maaddo cancer'ka keenta:

Maaddada Arsenic oo ah maaddo chemical dabiici ah oo bariiska ku jirta ayay hadda culumada Sayniska Caafimaad'ka Denmark ogaadeen inay halis wayn ku tahay caafimaadka bini'aadamka.

Maaddada Arsenic haddii ay jidhka ku badato waxay keenaysaa cancer, ayay culumadu sheegeen.

Si maaddadaas la isaga ilaaliyo culumadu 3 qodob ayay soo jeediyeen:

1. Waa in bariiska aad loo maydho, biyo badan lagu shubo, la walaaqo, illaa biyaha ka baxayaa saafi noqdaan.

2. Markaad maydho kaddib, waa inaad bariiska biyo ku dayso saddex saac ugu yaraan, haddii aadan wakhti u hayn, waa inaad bariiska ku shubto biyo kulul, kuna dayso 30 daqiiqo, kadib waa inaad biyahaas daadiso oo biyo nadiif ah ku kariso bariiska.
3. Haddii aadan wakhti u hayn qodobkaas labaad, bariiska markaad maydho kaddib, biyo kulul oo karaya ku shub, ku walaaq, kaddib ku dabool dhawr daqiiqo biyaha karaya, kaddib biyahaas daadi oo biyo kale ku kari bariiska.

Tallaabadaas inaynu samayno ka Soomaali ahaan waa muhiim, waayo bariiska aad ayaynu u cunnaa, baryahan danbe'na waxaa innagu soo battay dadka Soomaalida ah ee cancer'ka laga helayo.

In sanad walba wadankena ay kubadato nafaqadara wakhtiga yar kutimaada( acute malnutrition) ayna ognahay hayadaha kharas...
22/04/2024

In sanad walba wadankena ay kubadato nafaqadara wakhtiga yar kutimaada( acute malnutrition) ayna ognahay hayadaha kharashaadka ay kubixiyaan si loga hortago nafaqadaradaas.
Marka dhawr su,aalood aynu isweydino kuwaas oo asaas u ah nafaqadarada wakhtiga yar kutimaada.

1. Government instability ( dawlada oo aan ahyn mid xasiloon ama shaqadi ay bulshada u haysay gabtay)
2. Lack of education about malnutrition( dadki inay aqoon ulahayn waxay tahay nafaqadarada iyo waxa keena)
3. Food insecurity(cuno yari baahsan oo wadanka kajirta(
4. Disasters(natural and manmade) haday tahay abaaro iyo roobyari iyo haday tahay dagaalo
5. Lack of agriculture( in wadanku beero lahayn)

Marka qofwalba wuxu umalaynaayo oo keeni kara nafaqadaradaas haka doorto.

Qofki waxkale oo sababkalana haya waanu ubaahanahy hanala wadaago .

Fikirkaagu waa muhiim 👀👀

30/03/2023
14/01/2023
https://youtu.be/r5Cw9hZ-GGo
03/01/2023

https://youtu.be/r5Cw9hZ-GGo

Cudurka macaanka waxa Uu qeyb Ka yahy cudurada ugu faca weyn ee Ku dhaca aadmiga waana mid kamid ah cudurada lala noolado.

bell's palsy treatment
25/12/2022

bell's palsy treatment

25/12/2022

Male and female contraception method

25/12/2022

Address

Lanta Hawada
Bosaso

Telephone

+252636583192

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dr-Mohamed Dhagadhere posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Dr-Mohamed Dhagadhere:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram

Category