Ama laxiriir: ๐๐ต๐ฌ-๐ฒ๐ฒ๐ฒ๐ฌ๐ฌ๐ฌ๐ญ / ๐ต๐ฌ๐ฐ๐ด๐ญ๐ญ๐ญ๐ญ / ๐ช๐ต๐ฎ๐๐๐ฎ๐ฝ: ๐ต๐ฌ-๐ฑ๐ฐ๐ต๐ฐ๐ฐ๐ณ๐ณ
13/11/2025
๐ ๐ฎ๐ฎ๐บ๐๐น๐ธ๐ฎ KAAFI Hospitals oo sagootin usameeyay dhakhaatiirta ka socotay CARE Hospitals, Hydrebad.
Dhakhaatiirta ayaa shahaado sharaf la guddoonsiiyay kaalinta ay ka qaateen in boqolaal bukaan ah oo aan usafri karin dalal shisheeya adeega caafimaad loogu keeno dalkooda hooyo.
13/11/2025
๐ ๐ฎ๐ฎ๐๐ผ๐ฟ๐ธ๐ฎ ๐บ๐ฎ๐ด๐ฎ๐ฎ๐น๐ฎ๐ฑ๐ฎ ๐๐ผ๐๐ฎ๐๐ผ Dr Abdirahman Abdullahi Ali oo xafiiskiisa kusoo dhoweeyay dhakhaatiirta ka socotay Care hospital, Hydrebad.
Dhakhaatiirtan oo kala qaabilsanaa ๐ค๐ฎ๐น๐น๐ถ๐ถ๐บ๐ฎ๐ฑ๐ฎ & ๐ฑ๐ฎ๐๐ฒ๐๐ป๐๐ฎ ๐ก๐ฒ๐ฒ๐ฟ๐ณ๐ฎ๐ต๐ฎ iyo ๐ค๐ฎ๐น๐น๐ถ๐ถ๐บ๐ฎ๐ฑ๐ฎ ๐จ๐๐ฟ๐ธ๐ ๐ท๐ถ๐ฟ๐๐ฎ ayaa ๐ข๐น๐ผ๐น๐ฒ ๐ฐ๐ฎ๐ฎ๐ณ๐ถ๐บ๐ฎ๐ฎ๐ฑ u yimid isbitaalka Kaafi ee magaalada.
๐๐๐ฏ๐ถ๐๐ฎ๐ฎ๐น๐ธ๐ฎ ๐๐ฎ๐ฎ๐ณ๐ถ ๐๐ผ๐๐ฝ๐ถ๐๐ฎ๐น wuxuu dadaal ku bixiyaa siduu adeegyada caafimaad iyo dhakhaatiirta takhasuska ah ee wadanka laga heli karin uu ugusoo dhoweyn lahaa bulshada.
08/11/2025
Isbitaalka KAAFI Hospitals Boosaaso waxa si dardar leh uga socda ๐ข๐น๐ผ๐น๐ฎ๐ต๐ฎ ๐๐ถ๐ถ๐พ๐ถ๐ฑ๐ฎ ๐๐ฎ๐ฎ๐ฑ๐ธ๐ฎ ๐๐ป๐ฑ๐ต๐ฎ๐ต๐ฎ ee ๐๐๐๐๐๐ฆ๐ka ๐ฎ๐ต oo uu fulinayo ๐๐ฟ ๐ ๐๐๐น๐ถ๐บ.
Waxa sidoo kalebarbar socda Qaliimada kale ee Indhaha sida; ๐ง๐ผ๐ผ๐๐ถ๐ป๐๐ฎ ๐ถ๐น๐พ๐ฎ๐น๐น๐ผ๐ผ๐ฐ๐ฎ & ๐๐ฒ๐ฒ๐ฟ๐๐ต๐ฎ๐ต๐ฎ, ๐ฏ๐ถ๐๐ผ ๐ ๐ถ๐ฟ๐ถ๐๐๐ฎ ๐ถ๐ป๐ฑ๐ต๐ฎ๐ต๐ฎ iyo daawaynta xanuunada ku dhaca indhaha, Qorista ukuyaalaha.
๐๐๐ฑ๐ถ๐ถ๐๐ฎ๐ฎ๐ป๐ด๐ฒ๐น๐ถ oo booqo xarumaha kala duwan ee isbitaalka.
๐ซ๐ฎ๐ฟ๐๐ป๐๐ฎ ๐๐ฒ๐๐ป: waa ๐ธ๐ฎ๐๐ผ๐ผ ๐๐ผ๐ฟ๐ท๐ฒ๐ฒ๐ฑ๐ธ๐ฎ ๐๐ผ๐๐ฒ๐ฒ๐น ๐๐ต๐ฎ๐ฏ๐ฒ๐ฒ๐น๐ฒ
๐ซ๐ฎ๐ฟ๐๐ป๐๐ฎ ๐ฎ๐ฎ๐ฎ๐ฑ: waxay ku taalaa ๐๐๐ด๐ผ๐๐๐ธ๐ฎ ๐ซ๐ฎ๐น๐๐ผ ๐๐ฎ๐ป๐ฎ๐ฎ๐ฑ๐ถ๐ฟ ama laxiriir: ๐๐ต๐ฌ-๐ฒ๐ฒ๐ฒ๐ฌ๐ฌ๐ฌ๐ญ / ๐ต๐ฌ-๐ฐ๐ด๐ต๐ญ๐ญ๐ญ๐ญ / ๐ช๐ต๐ฎ๐๐๐ฎ๐ฝ: ๐ต๐ฌ๐ฑ ๐ฐ๐ต๐ฐ ๐ฐ๐ณ๐ณ
Magaalada Boosaas ayaa lagu soo dhaweeyay wafdi dhakhaatiir ah oo ka socday isbitaalka CARE Hospitals ee dalka Hindiya, kuwaas oo Olole caafimaad ah ku yimid isbitaalka KAAFI Hospitals ee magaalada bosaso
Dhakhaatiirtan ayaa kala ah dhakhtarka Daaweynta neerfaha ๐๐ฟ ๐๐ฟ๐๐ป ๐ฅ๐ฒ๐ฑ๐ฑ๐, Dhakhtarka Qalliimada iyo daweynta Uurku jirta ๐๐ฟ ๐๐ฎ๐ฟ๐๐ป๐ฎ๐ธ๐ฎ๐ฟ iyo ๐ ๐ฟ ๐ ๐ฎ๐ป๐ถ๐๐ต madaxa xiriirka dibada ee Care hospital
Dhakhatiirta ayaa adeegyo caafimaad ka fulin doono isbitaalka Kaafi ee magaada Bosaso
Ama laxiriir: ๐๐ต๐ฌ-๐ฒ๐ฒ๐ฒ๐ฌ๐ฌ๐ฌ๐ญ / ๐ต๐ฌ๐ฐ๐ด๐ญ๐ญ๐ญ๐ญ / ๐ช๐ต๐ฎ๐๐๐ฎ๐ฝ: ๐ต๐ฌ-๐ฑ๐ฐ๐ต๐ฐ๐ฐ๐ณ๐ณ
06/11/2025
๐๐๐น๐ฎ๐ป ๐๐ถ๐น๐บ๐ถ๐๐ฒ๐ฒ๐ฑ uu soo qabanqaabiyay KAAFI Hospitals ๐๐ผ๐๐ฎ๐๐ผ kana qaybgaleen dhakhaatiir ka socotay CARE Hospitals, ๐๐ฎ๐๐ฑ๐ฎ๐ฟ๐ฎ๐ฏ๐ฎ๐ฑ, ๐๐ป๐ฑ๐ถ๐ฎ ayaa lagusoo bandhigay laguna falanqeyay xog ku saabsan ๐ฑ๐ฎ๐ฑ๐ธ๐ฎ ๐๐ผ๐ผ๐บ๐ฎ๐ฎ๐น๐ถ๐๐ฒ๐ฒ๐ฑ ๐ฒ๐ฒ ๐๐ฎ๐ฎ๐ณ๐ถ๐บ๐ฎ๐ฎ๐ฑ๐ธ๐ฎ ๐ ๐๐ฎ๐ด๐ฎ ๐ฑ๐ฎ๐น๐ธ๐ฎ ๐๐ป๐ฑ๐ถ๐ฎ.
Soo dhoweynta dhakhaatiirta ka socota isbitaalka CARE Hospital, sidoo kale waxa lagusoo bandhigay xoojinta iskaashiga caafimaad ee u dhexeeya labada isbitaal si kor loogy qaado adeegyada caafimaad ee bulshada ay uhayaan
06/11/2025
๐๐๐ฑ๐ถ๐๐ฎ๐ฎ๐ป๐ด๐ฒ๐น๐ถ oo ka faaidayso fursadan
KAAFI Hospitals waxa uu kuu soo dhoweeyay dhakhaatiir iyo adeeg caafimaad oo dhul fog loo aadi jiray
Be the first to know and let us send you an email when KAAFI Hospitals posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.
KAAFI Hospitals is a Private Health Care Institution Established in 2019, That Provides Standard Health Care Services in Somalia To the Community of Bosaso City and Several Other Surrounding Municipalities and Provinces, Itโs Focus Is On Achieving The Best Outcomes For Our Patients, It Is Licensed by The Puntland Ministry of Health (PMOH), Under MOH Of Federal Government of Somalia (FGS), And Accredited by The Puntland Medical Association (PMA).
It Has Six (6) Major Clinical Departments Including Internal Medicine, Pediatrics, Surgery, Obstetrics and Genecology. In Addition, Emergency Department Which Has Physicians on Duty Twenty-Four Hours A Day, Seven Days Per Week.
Our Health Care Services Include Cardiology Investigations, Diagnostic Imaging, Laboratory, Diabetic Education, Nutrition, Physiotherapy, ECG. An Active Ambulatory Care Program Is Maintained and Includes Day Surgery and Outpatient Pediatricsโ.
Our Mission:
KAAFI Hospitals Is Designated to Provide Compassionate better care of the sick, Accessible investigation, High Quality, Cost Effective Healthcare to The Community; To Promote Health; To Educate Healthcare Professionals; And to Participate in Appropriate Clinical Research.
Our Vision:
Striving to Be as Leader of innovative In-Patient Experience, Clinical Outcomes, Research, Education, and Leading Regional Health System Dedicated to Advancing the Health and Transforming the Lives of The People We Serve Through Excellent Clinical Quality; Accessible, Patient-Centered, Caring Service; And Unmatched Physician and Employee Commitment.
Our Core Values:
KAAFI Hospitals Was Established by Visionary Leaders Who Believed in Simple, Guiding Principles, Six Fundamental Values Of the Basic Foundation of Our Institutional Culture:
1. Results Oriented
We Committed to Ensuring the Best Possible Outcomes for All Patients by Empowering Our Team of Experts with The Resources They Need
2. Dignity
We Acknowledge the Uniqueness of Individuals, And the Commitment to Providing Care with The Qualities of Respect and Understanding.
3. Truth
We Care About the Truth in All Our Actions, Because Open Communication with Honesty and Integrity Is Essential for Building A Relationship in This Work.
4. Innovation
We Welcome Change, Encourage Invention and Continually Seek Better, More Efficient Ways to Achieve Our Goals.
5. Teamwork.
We collaborate and share knowledge to benefit patients and fellow caregivers for the advancement of our mission.
6. Compassion.
We demonstrate our commitment to world-class care by providing a caring and supportive environment for our patients, patientsโ families and fellow caregivers.