Shifo eye clinic and optical burco.

Shifo eye clinic and optical burco. Xaruntan waxaad ka helaysaa dhakhtiir khibrad sare u leh dawaynta indhaha,Sixida araga.

Today we held a meeting.We discussed:• Improving work performance• Strengthening teamwork• Providing better service12/02...
12/02/2026

Today we held a meeting.

We discussed:
• Improving work performance
• Strengthening teamwork
• Providing better service

12/02/2026

Dr jamac Saleban( ) oo ku takhasusay  daawaynta cudurada indhaha iyo qalniimadooda wuxuu shaqada dib uga bilaabayaa SHIF...
14/12/2025

Dr jamac Saleban( ) oo ku takhasusay daawaynta cudurada indhaha iyo qalniimadooda wuxuu shaqada dib uga bilaabayaa SHIFO EYE CLINIC AND OPTICAL CENTER 24-12-2025.

Diiwaan gelinta qalniinku waa socota.

Shifo eye clinic and optical
Qaybta afgooye kasoo horjeedka Shirkada HECO.

Wixii faahfaahin ah nagala soo xidhiidh:
716269/710558

29/10/2025

Macmiil waxaanu kuu keenay safar cusub oo Frames ah oo tayo sare leh iyo sidoo kale sunglasseskii ugu dambeeyay.

BRANCH 1 -wadada deero hotel,waxay u dhaxaysaa ALPHA UNIVERSITY AND GOLIS UNIVERSITY ama Kasoo horjeedka Halac mall.
BRANCH 2 - WADADA AFGOOYE ,KASOO HORJEEDKA SHIRKADA HECO.

Tell:-710558/716269


Macmiil waxaanu kuu keenay safar cusub oo   Frames ah  oo tayo sare leh iyo sidoo kale sunglasseskii ugu dambeeyay.BRANC...
24/07/2025

Macmiil waxaanu kuu keenay safar cusub oo Frames ah oo tayo sare leh iyo sidoo kale sunglasseskii ugu dambeeyay.

BRANCH 1 -wadada deero hotel,waxay u dhaxaysaa ALPHA UNIVERSITY AND GOLIS UNIVERSITY ama Kasoo horjeedka Halac mall.
BRANCH 2 - WADADA AFGOOYE ,KASOO HORJEEDKA SHIRKADA HECO.

Tell:-710558/716269

WhatsApp 66 4889664

15/07/2025
08/07/2025
06/07/2025

Shifo eye clinic and optical burco.

Waxaan ugu busharaynaynaa bulshada in qalniinku socdo,muddona soconaayo,Qiimo dhimis balaarana ay idiin samaysay shifo eye clinic.

Fadlan ka Faa’iidayso.

📞:- 716269/710558.

Dr jamac Saleban( ) oo ku takhasusay  daawaynta cudurada indhaha iyo qalniimadooda wuxuu shaqada dib u bilaabayaa 03-07-...
26/06/2025

Dr jamac Saleban( ) oo ku takhasusay daawaynta cudurada indhaha iyo qalniimadooda wuxuu shaqada dib u bilaabayaa 03-07-2025.

Diiwaan gelinta qalniinku waa socota.

Shifo eye clinic and optical
Qaybta afgooye kasoo horjeedka Shirkada HECO.

Wixii faahfaahin ah nagala soo xidhiidh:
716269/710558

Whatsapp:- ⁨66 4889664⁩

Hadii aad muraayadaha/ookiyaalaha xirato ama aanad xidhan ; h**e ma u maqasheen xeerka 20-20-20?.Waxaa caadi ah in daqii...
20/04/2025

Hadii aad muraayadaha/ookiyaalaha xirato ama aanad xidhan ; h**e ma u maqasheen xeerka 20-20-20?.

Waxaa caadi ah in daqiiqaddiiba uu qofku 15 jeer libirsado se marka uu qofku ku shuqlanyahay shaashadaha lambarkani hoos ayuu u dhacayaa kalabbar ma seddex meelood laba meel. Waana halkaas halka ay saamaynta shaashadaha iyo indhuhu ka billaabmeyso. Bal e xanuunka shaashadaha waxa loogu wanqalay computer vision syndrome (CVS). Saa waa halkaas barta dabaqidda xeerkani ka billaambeyso.

Akademiyada Culuumta Indhaha ee Maraykanka, ayadoo sharraxaysa xeerkan waxa ay leeyihiin inkastoo fiirinta aaladaha dhijitaalka ah aysan saameyn toos ku lahayn indhaha, haddane ay daciifiyaan awoodaha aragga iyo bedqabka indhaha oo ay keeni karaan cillado iyo calaamado aan fiicnayn sida indho qallal, cuncun, ama in ay midab ahaan is beddelaan, saameyntaasina ay si tartiib ah u waxyeeleyso araggii.

Xeerka 20-20-20, waxa uu leeyahay; 20kii daqiiqo ee kasta oo aad shaashadda ku fooggantahay, isku day in aad diiraddaada u weeeciso 20 ilbiriqi (Seconds) meel kaa fog ilaa 20 dhudhun (feet).

Labaatankaa daqiiqo is ku day in aad indhahaaga shaashad ka fogeyso moobeyl,TV, kumbuutar. Tusaale; eeg darbiyada xafiiskaaga, sawirka darbiga kuugu dheggan, iridka xafiiska, daaqadaha, haddii aad istaagto ee aad wax labaatankii dhudhun ka fog eegtana kaba fiican sida geedaha bannaanka, dhismo kaa fog, ama cirka. Muhiimadda labaatankaa daqiiqo waxa ay ku sababeeyeen in meesha ugu yar ee indhuhu nasiino ku heli karaan ay tahay labataankaa sikin/ilbiriqsi in aad diiraddiii u dhoweyd ka leexisaa.

Sida aad isku xasuusineyso, way adagtahay in aad laabatan daqiiqo kastaa xasuusato se faaidada digitaalka ayey ka mid tahay e waxa aad heleysaa applications aad soo degsan karto oo aad xeerkaa ku tababbari karto, aad na kuu caawinaya in 20 kii daqiiqo kaddibba ay kuu soo dhacaan farriimo (pop-up) ah.

Macmiil waxaanu kuu keenay safar cusub oo isugu jira  Frames-kii dadka waawayn iyo Frames-kii ciyaalka oo tayo leh iyo s...
04/04/2025

Macmiil waxaanu kuu keenay safar cusub oo isugu jira Frames-kii dadka waawayn iyo Frames-kii ciyaalka oo tayo leh iyo sidoo kale sunglasseskii ugu dambeeyay.

BRANCH 1 -wadada deero hotel,waxay u dhaxaysaa ALPHA UNIVERSITY AND GOLIS UNIVERSITY.
BRANCH 2 - WADADA AFGOOYE ,KASOO HORJEEDKA SHIRKADA HECO.

WhatsApp:- 66 4889664
Tell:-710558/716269

19/02/2025

Dr jamac Saleban( ) oo ku takhasusay daawaynta cudurada indhaha iyo qalniimadooda wuxuu shaqada dib uga bilaabayaa SHIFO EYE CLINIC 22-02-2025 oo ku beegan maalinka sabtida.
Burco.

Qaybta afgooye kasoo horjeedka Shirkada HECO.

Wixii faahfaahin ah nagala soo xidhiidh:
716269/710558

Whatsapp:- ⁨66 4889664⁩

Xaruntan waxaad ka helaysaa dhakhtiir khibrad sare u leh dawaynta indhaha,Sixida araga.

Address

Afgooye
Burco

Telephone

+252659633876

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Shifo eye clinic and optical burco. posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Shifo eye clinic and optical burco.:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram