Dr yusuf abdirahman

Dr yusuf abdirahman Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Dr yusuf abdirahman, Doctor, Burco.

daraasad lasameeyay ayaa waxay odhanaysaa :dumar la qabo ama wifes 70% waa kuwo buurbuuran .Halka dumarka single ah 70% ...
08/05/2022

daraasad lasameeyay ayaa waxay odhanaysaa :
dumar la qabo ama wifes 70% waa kuwo buurbuuran .
Halka dumarka single ah 70% ay yihiin kuwo dhuudhuuban .

hadaba waa maxay saamaynta halkaa kaaga muuqa?

xaga hoose noogu reeb jawaabta

.

Try to answer because of, it is best tool ofsuccess.
04/05/2022

Try to answer because of, it is best tool of
success.

  mubarak dhamman umada muslimiinta ah.تقبل الله منا ومنکم صلح الاعمال
02/05/2022

mubarak dhamman umada muslimiinta ah.
تقبل الله منا ومنکم صلح الاعمال

waa maxay higgadu?waa involuntary contrantion of diaphragm (waa soo ururka muruqa diaphragm ama bogga oo aan control lah...
23/04/2022

waa maxay higgadu?
waa involuntary contrantion of diaphragm (waa soo ururka muruqa diaphragm ama bogga oo aan control lahayn kasoo soo noqnoqon kara dhowr jeer daqiiqadii). contractionkasta oo uu sameeyo muruqan diaphragmku waaxa dabasocda in uu sidhakhso ah kuxidhmo vocal cordsku, markay xidhmaan waxay soo saaraan codka "hic"ah.

maxaa keena hiccup ama higadda?

1.Cabbitaannada kaarboonaysan

2.Cabitaanka khamriga oo aad u badan

3.Cunista badan

4.Farxad ama walbahaar shucuureed

5.Heerkulka degdega ah ayaa isbeddela
6.Hawada lagu liqo xanjo ama nacnac la nuugo
maxaad adigoo gurigaaga jooga iskaga daaweyni?
1.cabbitaanka koob biyo ah oo upside down ah sida sawirka hoose
kaaga muuqata .
2.qofka oo neefta isku yara celiya oo gacantiisa afka iyo sanka
saara.
3.sonkor yar in carabka lagushubto.

W/Q: Dr yusuf A/rahman

u qaadida nafaqooyinka iyo ogsajiinta unugyadaadabakteeriyada ka soo saarta kaadiheystaadacaawinta dheefshiidkaka hortag...
27/01/2022

u qaadida nafaqooyinka iyo ogsajiinta unugyadaada

bakteeriyada ka soo saarta kaadiheystaada

caawinta dheefshiidka

ka hortagga calool-istaagga

caadi ka dhigaya cadaadiska dhiigga

xasilinta garaaca wadnaha

kala goysyada barkinta

ilaalinta xubnaha iyo unugyada

habaynta heerkulka jidhka

ilaalinta dheelitirka elektrolytka (sodium).

Haddii aadan cabbin biyo kugu filan maalin kasta, waxaad halis u tahay inaad fuuqbaxdo. Calaamadaha digniinta fuuq-baxa waxaa ka mid ah daciifnimo, cadaadis dhiig oo hooseeya, dawakhaad, jahawareer, ama kaadi midab madow ah..

~ Dr yusuf abdirahan

27/12/2021

waxaanu bilaabidoonaa casharo kooban
oo af kaaga hooyo kuqoran markaa nalasocda .

fladlan siigaadh sii azxptad.

waa maxay lip augmentation ama duritaanka bishmaha?marka ladoonayo in bishmaha la weyneeyo waxa la isticmaalaa daawoyin ...
27/08/2021

waa maxay lip augmentation ama duritaanka
bishmaha?
marka ladoonayo in bishmaha la weyneeyo
waxa la isticmaalaa daawoyin ay ku jirto acid loyaqaano
Hyaluronic acid fillers oo loo soogaabiyo (HA) kadibna waxa uu isbedelku imanayaaa
A shape bishmaha
B volume bishmaha
weynaynta ay bishamaha weyneynaysaa waa mid temporary ah
waxayna kujirtaa bishmaha muddo 6 bilood ah .
waxa jira daawoyin farabadan oo Hyaluronic acid ku jirto oo dhamantood
shaqooyin isku mid ah qabta waxa kamid ah
Juvederm Voluma XC.
Juvederm Ultra XC.
Juvederm Volbella XC.
Juvederm Ultra.
Juvederm Ultra Plus XC.
Juvederm Vollure XC.

waxyeelooyinkooda
waxay sababaan caabuq (infection )
bishmihii oo noqda kuwo cascas oo cuncun leh
bishmihi oonoqda kuwo sibilaaqab ah uburburan
bishmihi oonoqda kuwo aad u adag
bishmihi oonoqda kuwo kala dhaadheer
Dr yusuf abdirahman

kala soco mardho waxyeelada    bishmaha
27/08/2021

kala soco mardho
waxyeelada bishmaha

faa iidoyinka wax akhrinta1 waxay kor uqaadaaa shaqada maskaxda2 waxay yaraysaa stresska 3  waxy cawisaa hurdada4  waxy ...
28/07/2021

faa iidoyinka wax akhrinta

1 waxay kor uqaadaaa shaqada maskaxda
2 waxay yaraysaa stresska
3 waxy cawisaa hurdada
4 waxy kor uqaadaa heerka aqontaada


yusuf

 # faa iidada iyo khasaraha shaaha #kuma naan sano ka hor dadka aduunka ku nool oodhan shaaha way cabayen ilaa maantana ...
09/06/2021

# faa iidada iyo khasaraha shaaha #

kuma naan sano ka hor dadka aduunka ku nool oodhan
shaaha way cabayen ilaa
maantana weycabaan sababahan
dartood:---

1 waxa uu kor uqaadaa difaaca jidhka.
2 waxa uu ladagaalamaa caabuqa.
3 waxa ka hortagaaa cancerka iyo heart diseaseska.
side effect when drinking too much
1 welwel
2 dheefshiid xumo
3 madax xanun
4 hurdo la,aan

01/06/2021

Malaria is a disease caused by a parasite.
The parasite is spread to humans through the bites of infected mosquitoes. People who have malaria usually feel very sick with a high fever and shaking chills.

Address

Burco

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dr yusuf abdirahman posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram

Category