Dr Zamri khadar

Dr Zamri khadar Dr Apdirahman khadar jamac

15/03/2022
15/01/2022
Don't give
11/11/2021

Don't give

Most deaths per years
24/09/2021

Most deaths per years

 BirthHepB: Hepatitis B vaccine. Ideally, the first dose is given within 24 hours of birth, but kids not previously immu...
10/09/2021


Birth
HepB: Hepatitis B vaccine. Ideally, the first dose is given within 24 hours of birth, but kids not previously immunized can get it at any age. Some low birth weight infants who are born early will get it at 1 month or when they're discharged from the hospital.

1–2 months
HepB: Second dose should be given 1 to 2 months after the first dose.
2 months
DTaP: Diphtheria, tetanus, and acellular pertussis vaccine
Hib: Haemophilus influenzae type b vaccine
IPV: Inactivated poliovirus vaccine
PCV: Pneumococcal conjugate vaccine
RV: Rotavirus vaccine

4 months
DTaP
Hib
IPV
PCV
RV

6 months
DTaP
Hib: This third dose may be needed, depending on the brand of vaccine used in previous Hib immunizations.
PCV
RV: This third dose may be needed, depending on the brand of vaccine used in previous RV immunizations.

6 months and annually
Influenza (Flu): The flu vaccine is recommended every year for children 6 months and older:
Kids younger than 9 who get the flu vaccine for the first time (or who have only had one dose before July 2019) will get it in 2 separate doses at least a month apart.
Those younger than 9 who have had at least 2 doses of flu vaccine previously (in the same or different seasons) will only need 1 dose.
Kids older than 9 need only 1 dose.
The vaccine is given by injection with a needle (the flu shot) or by nasal spray. Both types of vaccine can be used this flu season (2019–2020) because they seem to work equally well. Your doctor will recommend which to use based on your child's age and general health. The nasal spray is only for healthy people ages 2–49. People with weak immune systems or some health conditions (such as asthma) and pregnant women should not get the nasal spray vaccine.

6–18 months
HepB
IPV

12–15 months
Hib
MMR: Measles, mumps, and rubella (German measles) vaccine
PCV
Varicella (chickenpox)

12–23 months
HepA: Hepatitis A vaccine; given as 2 shots at least 6 months apart

15–18 months
DTaP

4–6 years
DTaP
MMR
IPV
Varicella

11–12 years

HPV: Human papillomavirus vaccine, given in 2 shots over a 6- to 12-month period. It can be given as early as age 9. For teens and young adults (ages 15–26 in girls and boys both), it is given in 3 shots over 6 months. It's recommended for both girls and boys to prevent ge***al warts and some types of cancer.
Tdap: Tetanus, diphtheria, and pertussis booster. Also recommended during each pregnancy a woman
Ctto:

05/09/2021

Dehydration

15/08/2021

Dalibaan

12/08/2021
GARYAQAAN GUULEED DAFAC :- Qashinka u badan ee maanta laga guray Balliga Jigjigayar waa caagado. Caagadahan hadii la mam...
06/08/2021

GARYAQAAN GUULEED DAFAC :-

Qashinka u badan ee maanta laga guray Balliga Jigjigayar waa caagado. Caagadahan hadii la mamnuuco maxaa dhacaya?

Hadii kale shirkadaha keenay waa inay la yimaadaan hanaan recycling ah. Bac iyo caagad ayuu dalku khaati ka joogaa.

Golaha Wakiiladda waxa aan ka rajaynayaa inay Xeer ka soo saaraan.

Madaxweynaha Puntland Siciid Deni ayaa $15,000 oo doollar ugu deeqey Ayaan Xasan Cali oo ah gabadh oo aragga naafo ka ah...
04/08/2021

Madaxweynaha Puntland Siciid Deni ayaa $15,000 oo doollar ugu deeqey Ayaan Xasan Cali oo ah gabadh oo aragga naafo ka ah oo ku nool Boosaaso.

Ku dhawaad laba sanno ayey Ayaan Xasan madaxweynaha ka codsanaysay waxbarasho, balse maanta ayuu deeqdan ugu dhiibey Sh.Fu'aad oo kamid ah culimada Puntland.

Tijaabi maskaxdaada!Xujo jappanese ah ayaa soo shaac baxday sannadkii 2013 oo loo bixiyey ( dollar puzzle)👨‍🎓👩‍🎓Ardeyda ...
04/08/2021

Tijaabi maskaxdaada!

Xujo jappanese ah ayaa soo shaac baxday sannadkii 2013 oo loo bixiyey ( dollar puzzle)

👨‍🎓👩‍🎓Ardeyda mid kamid ah jaamacadaha Canada ayaa xujadii la hor dhigay, keliya waxaa jawaabta si sax ah u gartay 30% kamid ah ardeyda !

Xujada waxaa loo aqoonsaday inay tahay miisaan⚖ lagu ogaan karo qof garaadkiisa.🧠

Marka h**e xujo fudud aýey u muuqataa laakiin si sax ah inaad uga jawaabta daqiiqado iyo saacado ayey kaa qaadan doontaa!

Xujadu waxay tahay:

Nin tuug ah ayaa soo galay dukaan 📚buugaagta lagu iibiyo si uu uga iibsado buug📖 qiimihiisu 10$ yahay, Ninka tuugga ah lacag ahaan wuxuu u wataa 100$💸 oo faalso ah.

Boqolkii doollar ee faalsada ahaa ayuu u dhiibay Ninkii dukaanka, Ninka dukaanka iibinayey ma dareemin inay lacagtu faalso tahay Mana haynin lacag jajab ah oo uu u celiyo, Lacagtii ayuu soo qaaday wuxuu u keenay maqaayad cuntada lagu iibiyo oo deriskiisa aheyd. Ninkii maqaayadda lahaa ayuu 100kii dollar u dhiibay si uu ugu sarrifo.💱

Lacagtii oo uu soo sarifay ayuu soo qaatay,Ninkii tuugga ahaa ayuu 90$ u celiyey Lacagtii buugga oo 10$ aheydna uu ka reebtay.🙁

30 daqiiqo kadib ninkii maqaayadda lahaa oo ordaya 🏃‍♂️ayaa u yimi ninkii lahaa dukaanka buugaagta wuxuu u sheegay in 100ka dollar ee uu u sarifay uu faalso yahay!🤔

Ninkii dukaanka buugaagta lahaa wuxuu dareemay inuu isagu qaladka lahaa oo lacagta iska hubin waayey, wuxuuna 100 dollar u celiyey ninkii maqaayadda lahaa.

Su'aashu waxay tahay immisa lacag ah ayuu khasaaray ninka dukaanka buugaagta lahaa?

Fadlan, Walaal adiga oo mahadsan Share dheh, oo la wadaag walaalaha kale si ay u akhriyaan qoraalkan.

Qalinkii: Mustaf Awil Hassan

Address

Burco

Telephone

+252636544112

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dr Zamri khadar posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Dr Zamri khadar:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram

Category