Gargaar private hospital burco

Gargaar private hospital burco Cisbitaalku waxa uu Dhinaca Bari Ka xiga Garoonka Kubada Cagta ee ALAMZEY STADIUM

Bukaan soo gaadhay dhaawac wayn oo dhudhunka adinka kaas oo qaliin ugu samaynay gargaar private hospital burco Haddii aa...
28/04/2026

Bukaan soo gaadhay dhaawac wayn oo dhudhunka adinka kaas oo qaliin ugu samaynay gargaar private hospital burco

Haddii aad u baahan tahay adeegyada qalliinka lafaha iyo la-talinta caafimaadka, nagala soo xidhiidh:
📞 63 4436950
📞 65 4436950

Bukaan dhaawac weyn kasoo gaadhay suxulka gacanta bidix, kaas oo qaliin loogu sameeyey Gargaar Private Hospital Burco.Ha...
21/04/2026

Bukaan dhaawac weyn kasoo gaadhay suxulka gacanta bidix, kaas oo qaliin loogu sameeyey Gargaar Private Hospital Burco.

Haddii aad u baahan tahay adeegyada qalliinka lafaha iyo la-talinta caafimaadka, nagala soo xidhiidh:
📞 63 4436950
📞 65 4436950

15/04/2026

Mid ka mid ah bukaanadeennii qaliinka lagu sameeyay ayaa hadda ku jira xaalad caafimaad oo aad u wanaagsan

Qaliinka waxaa lagu fuliyay xirfad sare iyo daryeel buuxa, taasoo keentay natiijo lagu farxo.
Kalsoonidaada waa mudnaanteenna koowaad
Adeeg tayo leh | Daryeel joogto ah | Khibrad la hubo.

Haddii aad u baahan tahay adeegyada qalliinka lafaha iyo la-talinta caafimaadka, nagala soo xidhiidh:
📞 63 4436950
📞 65 4436950

Bukaan ka jabay adinka bidix kaas soo gaadhay dhaawac aad u daran waxaana lo sameeyay qaliin casri ah. Gargaar Private H...
14/04/2026

Bukaan ka jabay adinka bidix kaas soo gaadhay dhaawac aad u daran waxaana lo sameeyay qaliin casri ah. Gargaar Private Hospital Burco.

Haddii aad u baahan tahay adeegyada qalliinka lafaha iyo la-talinta caafimaadka, nagala soo xidhiidh:
📞 63 4436950
📞 65 4436950

13/04/2026

Waa bukaan ka jabay addinka laba meelood, kaas oo si guul leh qaliin loogu sameeyay. Gargaar Private Hospital Burco.

Haddii aad u baahan tahay adeegyada qalliinka lafaha iyo la-talinta caafimaadka, nagala soo xidhiidh:
📞 63 4436950
📞 65 4436950

Bukaan ka jabay ruugga adinka bidix oo jab wayn soo gaadhay ayaa qalliin lagu sameeyay Gargaar Private Hospital Burco.Ha...
08/04/2026

Bukaan ka jabay ruugga adinka bidix oo jab wayn soo gaadhay ayaa qalliin lagu sameeyay Gargaar Private Hospital Burco.

Haddii aad u baahan tahay adeegyada qalliinka lafaha iyo la-talinta caafimaadka, nagala soo xidhiidh:
📞 63 4436950
📞 65 4436950

07/04/2026

Warbixin Rasmi ah oo ka socota Agaasimaha Hospital-ka

Anigoo ah Agaasimaha hospital-kan, waxaa sharaf weyn ii ah inaan bulshada la wadaago warbixin ku saabsan adeegyada caafimaad ee aan bixino iyo qorshayaasha horumarineed ee aan hiigsaneyno.

Hospital-kayagu wuxuu si joogto ah ugu adeegaa bulshada, isagoo bixiya adeegyo caafimaad oo tayo leh

Dr Ibrahin Mohamed Hussein

04/04/2026

Qayb ka mid ah qalliinnadii bishii March ee lagu sameeyay Gargaar Private Hospital, Burco.

Haddii aad u baahan tahay adeegyada qalliinka lafaha iyo la-talinta caafimaadka, nagala soo xidhiidh:
📞 63 4436950
📞 65 4436950

Bukaan ka jabay cududda gacanta bidix, kaas oo qaliin lagu sameeyay si loo saxo jabka, laguna daweeyay Gargaar Private H...
04/04/2026

Bukaan ka jabay cududda gacanta bidix, kaas oo qaliin lagu sameeyay si loo saxo jabka, laguna daweeyay Gargaar Private Hospital, Burco.

Haddii aad u baahan tahay adeegyada qalliinka lafaha iyo la-talinta caafimaadka, nagala soo xidhiidh:
📞 63 4436950
📞 65 4436950

Waa bukaan ka jabay misigta adinka bidix kaas oo qaliin casri ah ugu samaynay Gargaar Private Hospital Burco.Haddii aad ...
02/04/2026

Waa bukaan ka jabay misigta adinka bidix kaas oo qaliin casri ah ugu samaynay Gargaar Private Hospital Burco.

Haddii aad u baahan tahay adeegyada qalliinka lafaha iyo la-talinta caafimaadka, nagala soo xidhiidh:
📞 63 4436950
📞 65 4436950

Bukaan ka jabay bawdada adinka midig kaas oo lagu sameeyay qaliin guul leh cusbitaalkeena Gargaar Private Hospital Burco...
01/04/2026

Bukaan ka jabay bawdada adinka midig kaas oo lagu sameeyay qaliin guul leh cusbitaalkeena Gargaar Private Hospital Burco.

Haddii aad u baahan tahay adeegyada qalliinka lafaha iyo la-talinta caafimaadka, nagala soo xidhiidh:
📞 63 4436950
📞 65 4436950

Address

October Road
Burco
00000

Telephone

+252634436590

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Gargaar private hospital burco posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Gargaar private hospital burco:

Share

Category