Ibrahim Dubbe Dubbe

Ibrahim Dubbe Dubbe Social Advisor, Senior Politician and Medical Expert If Iyo Aakhiro Labadaba U Shaqayso Asxaan Laawena Ha Noqon

12/05/2025

asc asxabta xalay ma seexan waxan ka seexan waayey cadhadii shalay galab maansuukhii lamine cali yabaal

Celebrating my 8th year on Facebook. Thank you for your continuing support. I could never have made it without you. 🙏🤗🎉
12/05/2025

Celebrating my 8th year on Facebook. Thank you for your continuing support. I could never have made it without you. 🙏🤗🎉

23/08/2024

You can put me in jail for 5 to 6 days using for money but you can't remove my testicles to stop tell the truth.

Maanso (Noo Noqo Cabdinasir Qodax)Qofkay Umaddani CugteenMar H**e U CimaamadeenCodkooda ku AamineenHurdada Uga Caagayeen...
10/08/2024

Maanso (Noo Noqo Cabdinasir Qodax)

Qofkay Umaddani Cugteen
Mar H**e U Cimaamadeen
Codkooda ku Aamineen
Hurdada Uga Caagayeen
Cadceed U Istaagayeen

Iyagoo Oday Coombiriyo
Matalaad Lagu Ciil Bixiyo
U Haysta Halyey Codkara
Amaba Geesi Caanbixiyo
Moodaaya Caaqil Dhaba

Markuu Meeshii Cagaha Dhigay
Markuu Cirka Sare U Baxay
Markuu Kursigii Ku Ciiray
Markuu Guushii Ku Ciiday
Markuu Gobonimo Caweeyey

Cakuye Sawkaa Cawaanku
Cidlada U Baxee Is Waayey
Sawkaa Codka Noo Bedelay
Sawtaa Ku Cuslaatay Hawshu
Sawkaa Ka Caydhoobay Garashada

Xildhibaan Caynkaa Ma Rabin
Anigu Kuuma Diran Casood
Huteeladan Kuu Camiran
Jaamacow Ha Igu Noqon Cidla
Calooshiisa La Ciyaar
Dadkiisaba Aan Cisayn

Hadaan Codka Soo Uruursho
Maansada Cabirkeeda Doono
Godkaan Ka Calmaday Istaago
Anoo Ceebtaada Diiday
Taladan Iga Hoo Cabaar

Noo Noqo Cabdinaasir Qodax
Ama is Casiloo Na Dhaaf
Amaba Xiniyaha Cuskoo
Dadkaaga Waxuun Ku Celi
Maruun Caday Noo JaJabi

Prepared By Ibrahim Dubbe Dubbe

Congratulations  Suldaan Maxamuud Guuleed  Mire Oo Ka Qalinjabiyey  Jaamacada Maraykanka Ah Ee La Yidhaahdo Open Univers...
20/07/2023

Congratulations Suldaan Maxamuud Guuleed Mire Oo Ka Qalinjabiyey Jaamacada Maraykanka Ah Ee La Yidhaahdo Open University

09/07/2023

Daawo Muwaadin Muuqaalka Kooban Kana Faa,iidayso Fursadan Qaaliga Ah

08/04/2023

Available job as HSE Officer (local national) at Genel Energy

Address

Burco
SOMALILAND

Telephone

00252634313124

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ibrahim Dubbe Dubbe posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Ibrahim Dubbe Dubbe:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram