Imamu-Shafici polyclinic center

Imamu-Shafici polyclinic center Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Imamu-Shafici polyclinic center, Medical and health, Buulobarde.

kuso dhawada imamu-shafici polyclinic center oo kula diyaar ah 24/7 adeeg cafimad oo dhameystiran kuna raali geliya marwalba so booqo xarunteena oo kutaal degmada bulaburte kaso horjeedka suqa caanaha ama masaajidka xaaji rashiid

Ramadaan kariim dhaman Muslimiinta meel walba aad jogtan nabad ku cibaadeysta allaha naga dhigo kuwii ka faaideysta qayr...
01/04/2022

Ramadaan kariim dhaman Muslimiinta meel walba aad jogtan nabad ku cibaadeysta allaha naga dhigo kuwii ka faaideysta qayrka bishan barakeysan ee ramadan

Kuso dhawada imamu-shafici polyclinic center oo idin haysa shaybaar iyo daawo taya sare leh oo dagmada bulaburte horey l...
11/07/2021

Kuso dhawada imamu-shafici polyclinic center oo idin haysa shaybaar iyo daawo taya sare leh oo dagmada bulaburte horey lo keenin waxana ka howl galo dhaqtarka cudurada guud iyo caruurta xarunta waxa ay ku taala kaso horjeedka suqa caanaha ama masaajidka xaaji rashiid waxii faahfahin ah kala xariir nambarka hoos ku qoran
0613028734

Kuso dhawada imamu-shafici polyclinic oo diyaar idinla ah daaweyn iyo lataacalida xanunada ku dhaca caruurta iyo dadka w...
01/07/2021

Kuso dhawada imamu-shafici polyclinic oo diyaar idinla ah daaweyn iyo lataacalida xanunada ku dhaca caruurta iyo dadka waaweyn waxa sido kle diyaar idinku ah sheybaar iyo farmashi daawo taya sare leh
Waxii faahfaahin ah kala xarir
Tell 0613028734

Ogeysiis dhaman bulshada kunool degmada bulaburte waxa ugu bishareyneyna in an furnay xarunta daaweynta iyo sheybaarka e...
29/06/2021

Ogeysiis dhaman bulshada kunool degmada bulaburte waxa ugu bishareyneyna in an furnay xarunta daaweynta iyo sheybaarka ee imamu-shafici waxa idinku diyaar ah dhaqtarka cudurada guud iyo caruurta sido kle waxa laga daaweyn doona cudurada ku dhaca cunaha sanka iyo dhegaha waxa kale idinla diyaarnahay daawo tayo leh iyo sheybaar casri ah so dhawada waxa ay ku taal xaruntan agaagarka suqa caanaha ama maasajidka xaaji rashiid waxii faahfaahin ah kala xariir
0613028734

Kuso dhawada xarunta caafimad ee imamu-shafici waxa diyaar idinla tahy daaweyn iyo sheybaar waxa ka howl gala dhaqtarka ...
28/06/2021

Kuso dhawada xarunta caafimad ee imamu-shafici waxa diyaar idinla tahy daaweyn iyo sheybaar waxa ka howl gala dhaqtarka cudurada guud iyo caruurta

Address

Buulobarde

Telephone

+252613028734

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Imamu-Shafici polyclinic center posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram