30/09/2025
Qabeyska badan wuxuu sababi karaa:
Hargab iyo infekshan neef-mareen.
Xanuun murqo iyo kala-goysyada.
Cadaadis dhiig oo kordha.
Hypothermia iyo frostbite (haddii qabowgu aad u daran yahay).
๐ Sida looga hortago:
Xir dhar kulul oo ku habboon.
Ka fogow qabow dheer adigoo aan difaac lahayn.
Cabb shaah/dhar kulul si jirku u kululaado.