Shifo Specialist Hospital Galkia

Shifo Specialist Hospital Galkia Shifo Specialist Hospital waa Ex norwary hospital oo markii dambe la casriyeeyey waxaana lagu soo kor
(1)

06/03/2026

Waxaan ahay Drs Suheyba Mohammed Ahmed, waxan ku takhasusay cudurrada haweenka iyo umulisada kana soo jeeda dalka Suudaan.

Waxaan ka soo shaqeeyay dalalka Suudaan iyo Masar,

waxaana hadda ka howl galaa Isbitaalka taqasusiga ah ee Shifo Specialist Hospital Galkia

  Kariim.Jimcadu waxay ka mid tahay xilliyada samadu furan tahay oo hadduu addoonku ducaysto Ilaahay kor ahaaye ka aqbal...
06/03/2026

Kariim.

Jimcadu waxay ka mid tahay xilliyada samadu furan tahay oo hadduu addoonku ducaysto Ilaahay kor ahaaye ka aqbalayo ducada Nabiga naxariis iyo nabad gelyo Ilaahey korkiisa haka yeelee wuxuu yiri:

(خَيْرُ يَوْمٍ طَلَعَتْ فِيهِ الشَّمْسُ يَوْمُ الْجُمُعَةِ فِيهِ خُلِقَ آدَمُ وَفِيهِ أُدْخِلَ الْجَنَّةَ وَفِيهِ أُخْرِجَ مِنْهَا وَلَا تَقُومُ السَّاعَةُ إِلَّا فِي يَوْمِ الْجُمُعَةِ) رواه الترمذي
Maalin ay qorraxi usoo baxdo waxaa u kheyr badan maalinta jimce, waayo waa maalintii la abuuray nabi Aadam, waana maalinta jannada la geliyay, waana maalintii xageeda laga soo bixiyay, qiyaamaduna dhici mayso maalinaan jimco aheyn. Sidaa awgeed Alle kor ahaaye wuxuu noo dardaarmay in loo deg-dego salaadda jimce marka laysugu yeero wuxuuna yiri:

(يَا أَيُّهَا الَّذِينَ آمَنُوا إِذَا نُودِي لِلصَّلاةِ مِن يَوْمِ الْجُمُعَةِ فَاسْعَوْا إِلَى ذِكْرِ اللَّهِ وَذَرُوا الْبَيْعَ ذَلِكُمْ خَيْرٌ لَّكُمْ إِن كُنتُمْ تَعْلَمُونَ)الجمعة:
Kuwa Alle iyo xaqa rumeeyow marka la adimo salaadda jimce u deg-dega xuska Alle kana taga wax kala iibsiga saasaana idiin kheyr roon haddaad tihiin kuwo wax garanaya.

"illaah caafimaad taama hasiiyo dhamaan inta Xanuunsan"

Fariinta Jimcaha ee Shifo Specialist Hospital Galkia

04/03/2026

Wax ka ogow Sababaha ugu badan ee Keena Xanuunka Sonkorta , Calaamadaha lagu garto iyo sida Lagu daweeyo

Dr Abdisamad Guuleed oo kamid ah dhakhaatiirta ka howlgala Isbitaalka Shifo Specialist Hospital Galkia ahna Dhakhtarka Cudurada Guud ayaa nooga war bixinaya

28/02/2026

Bisha barakaysan ee Ramadaan, dad badan ayaa caado ka dhigta inay cunaan ama cabbaan waxyaabo aad u qabow, gaar ahaan baraf badan marka la afurayo.

🏥 Shifo Specialist Hospital Galkia
Waxaad ka heli kartaa adeeg dhameystiran oo ENT ah iyo dhakhtar khibrad u leh daaweynta xanuunnada cunaha iyo qumanka

24/02/2026

Dhakhtarada Dumarka ee Shifo Specialist Hospital Galkia waa dhakhtarad ku takhasustay Daaweynta Xanuunada ku dhaca Dumarka waxayna Diyaar kugu tahay Xili walba Xarunteena

🩺 Qaybta Bukaan Socodka – Shifo Specialist Hospital Galkia Qaybta bukaan socodka ee Shifo Specialist Hospital waxaa kugu...
23/02/2026

🩺 Qaybta Bukaan Socodka – Shifo Specialist Hospital Galkia

Qaybta bukaan socodka ee Shifo Specialist Hospital waxaa kugu diyaar ah adeegyo badan oo lagu daryeelayo bukaanka annagoo adeegsanayna khubaro caafimaad oo heegan ah.

📍 Goobta: Galkacyo, Puntland
📞 Xiriir: +252 617 578 829 / +252 907 755 214

Ramadaan Kariim 🌙 Ilaahay ha naga aqbalo soonka iyo cibaadada. 🤲Shifo Specialist Hospital Galkia
17/02/2026

Ramadaan Kariim 🌙
Ilaahay ha naga aqbalo soonka iyo cibaadada. 🤲
Shifo Specialist Hospital Galkia

17/02/2026

Wax ka ogow Sababaha ugu badan ee Keena Xanuunka Gaaska , Calaamadaha lagu garto iyo sida Lagu daweeyo

Dr Abdisamad Guuleed oo kamid ah dhakhaatiirta ka howlgala Isbitaalka Shifo Specalist Hospital ahna Dhakhtarka Cudurada Guud ayaa nooga war bixinaya

16/02/2026

Caafimaadka kilyaha, kaadi-mareenka iyo taranka raggu waa tiir muhiim u ah nolosha bini adamka. Haddii aad la dhiban tahay xanuun kilyaha ah, kaadida oo ku gubta, dhagxaanta kilyaha, caabuq kaadi-mareenka ama dhibaatooyin la xiriira taranka ragga – ha iska indha tirin!
Shifo Specialist Hospital Galkia waxaa kugu diyaar ah dhakhtarka kilyaha kaadi mareenka iyo taranka raga

Fadlan so booqo xarunteena oo la kulan dhakhtarkeena

09/02/2026

Ma dareemaysaa madax xanuun joogto ah, walbahaar, hurdo la’aan, ama dhibaatooyin la xiriira maskaxda iyo neerfaha?
Shifo Specialist Hospital Galkia waxa kugu diyaar ah dhakhtarka Neerfaha oo ku takhasusay daaweynta iyo la-tacaalida xanuunnada neerfaha iyo maskaxda

Address

Hospital Avaneu
Gaalkacyo

Telephone

+252906860404

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Shifo Specialist Hospital Galkia posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Shifo Specialist Hospital Galkia:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram

Category