08/12/2025
Waxa malintii sedexaad jooga dhaqatiirta iyo
1:Dhakhtarka iyo -Abdiladif-Mohamed-Ali iyo dhakhtarka -Abdinor-Jamac-Geele ayaa imaana 6-12-2025 -Hospital -Galkacyo.
Dhakhtarku waxa uu ka daweynayaa Xanuunada sida:
1:xanuunka wadnaha oo xididdadu dumaan(coronary artery disease)
2:wadnaha oo istaaga (heart attack-myocardial infarction)
3:wadnaha oo daciifa( hearta failure)
4:wadnaha oo garaaciisu khaldan yahay (arrhythmia)
5:cudurrada valveska wadnaha(valvular heart disease)
6:dhiigkarka (hypertension)
Sido kale dhaqtarka neerbaha
Dhakhtarku waxa uu daweynayaa Xanuunada iyo sida: Waalida, Qalalka, jareynta Madax xanuunka soo noqnoqda,dhabar xanuunka,kababyada ,hurdo laanta, Walwalka, Walaaca, Shakiga, iyo xaaladaha murugeed.
Dhakhatiirtu waxay joogi donaan maalmo kooban Isbitaalka Ramadan Gaalkacyo.
Isdiwaangalinta kala xiriir.
0905373131/0613354300