19/10/2019
Asalamu Alaykum dhamaan bulshada soo maaliyeed gaar ahaan dadwaynaha kunool magaalada galkacyo waxaa loogu bishaaraynaa inuu shaqo bilaabay hospital ka Daru-Dabib oo aad ka heli doontaan daawo,, baaritaano iyo Dhaqaatiir tayo sare leh , isbitaalka waxa uu kuyaal wadada astaan golol xaafada hormar kasoo horjeedka kaa weedka .
wixii intaa dheeri ah kala soo xariir number radaan.
+252619517615/619517621/0906757557
ama ciwaankan
daru.dabib@gmail.com
Mahadsanidiin