Gargaar medical and diagnostic center

Gargaar medical and diagnostic center Gargar medical and diagnostic

Wa spray cajiiba fadlan Ka faaiidayso waxa Ka helaysa xarunta. It's an amazing spray please take advantage of what you g...
25/08/2021

Wa spray cajiiba fadlan Ka faaiidayso waxa Ka helaysa xarunta. It's an amazing spray please take advantage of what you get at the center.

03/08/2021

Professional dentist
Campany ga waxa u u baahan yahay qof ku takhasusay arimaha la xiriira ilkaha sida
Galinta
Bixinta
Ilko xirida
Iyo wixi lamid ah
Waxa soo gudbin doonta cv iyo cover latter

13/07/2021
Gargaar medical and diagnostic center waxa lagu soo kordhiyey massage therapy (masajaynta jirka) oo casri ah Xarunta Wax...
13/07/2021

Gargaar medical and diagnostic center waxa lagu soo kordhiyey massage therapy (masajaynta jirka) oo casri ah
Xarunta Waxay ku qabanaysa:
*Massageka*
*Toobinka*
*Murqo xanunka*
*Kala-gosyo xanuunka*
*Laf dhabarta*
*Riciraha*
Wixii faahfaahin ah kala xiriir numbaradan
0907928268 / 0907233276

https://www.facebook.com/595936840912188/posts/1146814562491077/?app=fbl
12/06/2021

https://www.facebook.com/595936840912188/posts/1146814562491077/?app=fbl


.

in jirkaaga ka buuxdo.

waxa oo qabtaa shaqo muhiim uh ah waxa oo joogteen ku sameeyaa isku dheelitirka jirka sido kale waxa oo sare u qaadaa shaqada dheefshiidka shaqada kale ee mandhaciirada qabtaan waxaa ka mid ah xoojinta difaaca jirka.

Hadii mandhaciiraha aanan u shaqeen si wanaagsan waxaa dhacdo in jirka badan taas oo aheed in laga saaro.

aan ku noolnahay waxaa ka buuxo iyo kale kuwaas oo caqabad ku ah dhamaan .

Calaamadaha jirka lagu arko marka sunta jirka ka buuxsanto waxaa ka mid ah.

1-saxarada oo adkaaato.

Saxarada adkaato waa xaalad la xariirto dheefshiidka oo cadeen u ah i jirka ka buuxdo sun aad u badan si saxaradaas loo jilciyo waxaad u baahantahay in aad biyo farabadan cabto iyo in aad cunto cunooyinka qubka ka leh.

2-dhibaatooyin lagu arko maskaxda.

iyo ah waa calaamad caan ah taas oo cadeen u ah in jirka ka buuxdo sun aad u tira badan.sido kale marka sunta jirka ku badato waxaa la arkaa madax xanuun aad u daran.

3- ur aan caadi ahayn oo laga dareemo oogada sare ee jirka.

Ur aan caadi ahayn hadii aad ka dareento maqaarka waa calaamad cadeen u ah in jirka ka buuxdo sun aad u badan.

4-murqo xanuun iyo kala goosyo xanuun.

Hadii aad la il daran tahay xanuun iyo xanuun adoo aan qaban wax shaqo ah taas waxa ay cadeen u tahay in jirka sun ka buuxdo.

5-nabro ama baro ka soo baxo maqaarka.

waa xubinka ugu wayn jirka sidoo kale waxa oo ka qeeb qaataa in jirka sunta ka saaro hadii xubnaha qaabilsan qashin saarka ee jirka ku yaalo aan si fiican u shaqeen maqaarka waxa oo isku dayaa in jirka sunta ka saaro marka maqaarka qabto shaqadi laga rabay xubnaha kale ee qashin saarka waxaa dhacdo in maqaarka lagu arko nabro farabadan.

6-hurdo la'aan.

Marka sunta jirka ku badato gaar ahaan hormonka loo yaqaan ka waxaa timaado hurdo la'aan.

7-cayil caloosha ah.

Sunta marka jirka ku badato waxa ay sababta cayil si lamafilaan ah ku yimaado gaar ahaan caloosha.

8-neefta oo quranto.

Waa calaamda inta badan la arko marka jirka sunta ku badato.

9-tinta oo si deg deg ah ku daadato.

10-cijada oo jajabto.

W/Q talooyin caafimaad

Rix linkaga hoose si aad page ka like u saarto.

https://www.facebook.com/Drfahad5/

Types of head aches
31/05/2021

Types of head aches

19/05/2021
19/05/2021
19/05/2021

Address

Ex-daraawiish
Gaalkacyo

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00
Tuesday 09:00 - 17:00
Wednesday 09:00 - 17:00
Thursday 09:00 - 17:00
Saturday 09:00 - 17:00
Sunday 09:00 - 17:00

Telephone

+252612120479

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Gargaar medical and diagnostic center posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Gargaar medical and diagnostic center:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram