GMC Hospital - Galkacyo Medical Center

GMC Hospital - Galkacyo Medical Center The Galkayo Medical Centre is the first multi-specialty hospital in Galkayo Somalia.

12/02/2026
12/02/2026

32jir muddo labo sannaa la ildarneyd dhagax adag oo xameetida kaga jiray ayuu Dr Mohamoud Calbato u sameeyay qaliin casriya .
Dhaqtarku wuxuu kasoo shaqeeyay waddanka dibadiisa iyo gudahiisa, waxa uuna maalmo kooban ka howl geli doonaa cisbitaalka GMC Hospital - Galkacyo Medical Center .

Ka mid noqo bukaanadda ugu h**eeya ee fursadaan ka faa'ideysta.

Nagala soo xariir lanbaradaan
0907752233
0907918702
Ama imow xarunteena.

11/02/2026

waxaa ka shaqa bilaabay GMC Hospital - Galkacyo Medical Center Dr Mohamoud Calbato oo ah khabiir qaliimadda guud iyo leysarka kaas oo kasoo shaqeeyay waddanka dibadiisa iyo gudahiisa ,isaga oo adeegsanaya qalab casriya .
dhaqtarku wuxuu joogayaa maalmo kooban kamid noqo bukaanadda ugu h**eeya ee ka faa"ideysta fursadan.

Adeegyadda uu qabanayo dhaqtarku:
Qaliimadda burooyinka
Qaliimadda Xameetida habka leysarka
Qaliimadda Eernooyinka
Gelinta toobada caloosha

10/02/2026

Dr. Mohamoud Calbato
Khabiirku ah Qalliinnada Guud, iyo uurkujirta isticmaalanaya qalabka casriga ah ee iyo Laysarka
leh waayo-aragnimo caalami ah, ayaa imaanaya cisbitaalkeena 11 -02-16-02, haddaba ka midnoqo dadka ugu horreeya ee fursadaan ka faa"ideysta xaliyana mushkiladooda inta aan lagaarin bisha ramadaan.

๐Ÿ“ Cisbitaalka Dhagacade โ€“ Galkacyo
๐Ÿ“… 11 Febraayo 2026

Kala soo xariir
0907752233
0907918702.

Maalinta Caalamiga ah ee Kansarka โ€“ Wadajir Ayaan Kansarka Uga Adkaan Karnaa ๐ŸŽ—๏ธKansarka si wax ku ool ah ayaa loo daawee...
04/02/2026

Maalinta Caalamiga ah ee Kansarka โ€“ Wadajir Ayaan Kansarka Uga Adkaan Karnaa ๐ŸŽ—๏ธ

Kansarka si wax ku ool ah ayaa loo daaweeyaa marka waqti h**e la ogaado.
Isbitaalka GMC Hospital - Galkacyo Medical Center, qaybta baarista cadadka kaankaradda ( Pathology) wuxuu bixiyaa baaris muhiim ah oo ka caawiya dhakhaatiirta inay gaaraan goโ€™aanno sax ah waqtiga ku habboon.

๐Ÿงช Adeegyadeenna waxaa ka mid ah:
โ€ข Histopathology
โ€ข Cytology
โ€ข Tijaabooyinka Tumor Marker-ka Pap-Smear test
โ€ข Tijaabooyin Shaybaar oo Caadi & Kuwo Khaas ah

๐Ÿ“ GMC Hospital
๐Ÿ“ฒ Wac/WhatsApp: 0906040175 -0906888844

Fursadani waxa ay soconaysaa 4-10 bishaan.

04/02/2026

Maalinta Caalamiga ah ee Kansarka โ€“ Wadajir Ayaan Kansarka Uga Adkaan Karnaa ๐ŸŽ—๏ธ

Kansarka si wax ku ool ah ayaa loo daaweeyaa marka waqti h**e la ogaado.
Isbitaalka GMC Hospital - Galkacyo Medical Center, shaybaarkayaga cudur-baarista (pathology) wuxuu bixiyaa tijaabooyin muhiim ah oo ka caawiya dhakhaatiirta inay gaaraan goโ€™aanno sax ah waqtiga ku habboon.

๐Ÿงช Adeegyadeenna waxaa ka mid ah:
โ€ข Histopathology
โ€ข Cytology
โ€ข Tijaabooyinka Tumor Markerka Pap-Smear test
โ€ข Tijaabooyin Shaybaar oo Caadi & Kuwo Khaas ah

๐Ÿ“ GMC Hospital
๐Ÿ“ฒ Wac/WhatsApp: 0906040175 -0906888844.https://wa.me/message/MEGH5ESNE5EYD1

Fursaddani waxa soconaysaa 4-10 bishaan.

03/02/2026

๐——๐—ฟ ๐— ๐—ผ๐—ต๐—ฎ๐—บ๐—ผ๐˜‚๐—ฑ ๐—–๐—ฎ๐—น๐—ฏ๐—ผ๐˜๐—ผ oo ah dhaqtar ku takhakhusay ๐—พ๐—ฎ๐—น๐—ถ๐—ถ๐—บ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ด๐˜‚๐˜‚๐—ฑ ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—น๐—ฒ๐˜†๐˜€๐—ฎ๐—ฟ๐—ธ๐—ฎ
ayaa imanayaa ๐Ÿฌ๐Ÿณ-๐Ÿฌ๐Ÿฎ-๐Ÿฎ๐Ÿฌ๐Ÿฎ๐Ÿฒ cisbitaalka GMC Hospital - Galkacyo Medical Center .
Dhaqtarku waa u khabiir ku takhakhusay fulinta qaliimada isaga oo adeegsanaya farsamo iyo qalab casriya ,waxa uuna muddo badan kasoo shaqeynayay dalka dibadiisa.
๐™’๐™–๐™ญ๐™– ๐™ช๐™ช ๐™ฆ๐™–๐™—๐™–๐™ฃ๐™–๐™ฎ๐™– ๐™ฆ๐™–๐™ก๐™ž๐™ž๐™ข๐™–๐™–๐™™๐™™๐™–๐™–๐™ฃ:
โœ… Laparoscopic Surgery โ€“ Qalliinnada dalool-yar
โœ… Endoscopy โ€“ Baadhis & daaweyn cudurrada caloosha iyo mindhicirrada
โœ… Oncologic Surgery โ€“ Qalliinnada burooyinka
โœ… Hernia & Gallbladder Surgery โ€“ Hernia & xameetida
โœ… Appendectomy โ€“ Qalliinka qabsinka
โœ… Abdominal Surgery & Trauma โ€“ Qalliinka caloosha & dhaawacyada
โœ… Gastrostomy / Feeding Tube โ€“ Gelinta tuubooyinka quudinta
โœ… Esophageal Stricture Dilation โ€“ Ballaarinta dhuunta marka ay cidhiidhi noqoto.
kamid.
Ka mid noqo bukaanadda ugu horreysa ee ka faa'ideysta fursadaan nagalana soo xariir.

๐ŸŽ๐Ÿ—๐ŸŽ๐Ÿ•๐Ÿณ๐Ÿฑ๐Ÿฎ๐Ÿฎ๐Ÿฏ๐Ÿฏ
๐ŸŽ๐Ÿ—๐ŸŽ๐Ÿ”๐ŸŽ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ’๐Ÿ•๐Ÿ“
๐Ÿฌ๐Ÿต๐Ÿฌ๐Ÿณ๐Ÿต๐Ÿญ๐Ÿด๐Ÿณ๐Ÿฌ๐Ÿฎ
Ama whatsupkaan

10/01/2026

Cisbitaalka GMC waxa uu adeeg caafimaad iyo baaris bilaash ah u sameeyay carruurta agoonta ah ee kuleejka Caaโ€™isha Bacadweyn. Waxaan u sameynay baaritaano la xariira cudduradda neef mareenka, maqaarka, caloosha iyo indhaha.Tanni waxay ahayd u kuurgelitaan la xariirra baahiyaha caafimaad ee carrruurta kujirta xarunta iyo kuwa dhigta ee kayimaada meelaha ka baxsan deegaanka bacaad-weyn.

Waxaan u mahadcelineynaa dhaqaatiirtii,kalkaalisooyinkii, iyo shehbaaristayaashii soo qabtay shaqaddaa naf hurka leh iyo haayadda Galkacyo Medical Foundation oo iyaddu hirgelisay.


09/01/2026

Bacaadweyn, Mudug โ€“ 09 January 2026 โ€” Markii oo taariikhdu ahayd 07 January 2026, hayโ€™adda Galkacyo Medical Foundation (GMF) ayaa si rasmi ah ugu wareejisay gaari Bus ah oo cusub Xarunta Caaisha Orphanage College ee ku taalla Bacaadweyn, Gobolka Mudug, Puntland, Soomaaliya.

08/01/2026
Dhakhtarku wuxuu leeyahay in ka badan 20 sano oo waayo-aragnimo qalliin ah  uuna ka sameeyay gudaha Suudaan iyo Soomaali...
22/12/2025

Dhakhtarku wuxuu leeyahay in ka badan 20 sano oo waayo-aragnimo qalliin ah uuna ka sameeyay gudaha Suudaan iyo Soomaaliya.

Wuxuu khabiir ku yahay qalliinnada furan(Open surgery) iyo laparoscopic
Wuxuu aqoon durugsan u leeyahay baaritaannada ultrasound-ka iyo qalliinnada lagu hago ultrasound( Ultra-sound -Guided Biopsies).

Wuxuu Khibrad ballaaran u leeyahay fulinta qalliinnada dhaawaca, carruurta, iyo guud ahaan qalliinadda deg-degga ah.


Waxaan hambalyo mug leh u direynaa haddaan  GMC Hospital - Galkacyo Medical Center nahay ardayaddii ugu sareysay kulliya...
19/12/2025

Waxaan hambalyo mug leh u direynaa haddaan GMC Hospital - Galkacyo Medical Center nahay ardayaddii ugu sareysay kulliyada Kalkaalisinnimadda ee ardaydii ka qalanjabisay jamaacadda Global Science University - GSU oo ah Ayaan Mohamed.
Ayaan waxay kamid tahay kalkaalisooyinka sida volunteerka ah uga howl gala waaxdeenna hooyadda iyo dhallaanka ,waxaan qireynaa in ay tahay kalkaaliso dadaal, dulqaad iyo naxariis leh , shaqaddeedanna u gudata si ku dhisan xirfad sare oo hufnaan leh . Waxaan ku leenahay hambalyo dadaalka halkaa kasii wad .

Address

Gaalkacyo
252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when GMC Hospital - Galkacyo Medical Center posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to GMC Hospital - Galkacyo Medical Center:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram