Wadatal General Hospital

Wadatal General Hospital Wadatal General Hospital Waa isbitaal caalami ah oo ku yaala magaalada gaalkacyo kaso bixiya adeegyo caafimad oo kala duwan ku sodhawow wadataalhospital,

Wadatal General Hospital waxa diyaar idin kugu ah Rajada casriga ee   x-ray  ku sodhawada macamiishena sharafta leh
31/08/2024

Wadatal General Hospital waxa diyaar idin kugu ah Rajada casriga ee x-ray ku sodhawada macamiishena sharafta leh

12/08/2024

Wadatal General Hospital l Hospitaal Gaalkacyo galmudug waxaa laga daahfuray Raajo cusub Digital X-Ray taasi oo bulahadu baahi weyn uqabeen.

Munaasabadda xariga looga jaray Raajada cusub waxaa kaqayb-galay mas'uuliyiin katirsan galmudug maamulka gobalka mudug kan degmada gaalkacyo Dhakhaatiir odoyasha dhanka culimada iyo qaybaha muhiimka bulshada Gaalkacyo.

Dr. Siciis shiikh cabdiraxmaan ayaa kasooqaybgalyaasha usharaxay shaqada cusub ay kusoo kordhiyeen Gaalkacyo.

Waxaa isbitaalka lagu so kordhiyay Raajo cusub Digital X-Ray taasi oo bulahadu baahi weyn uqabeen.Munaasabadda xariga lo...
12/08/2024

Waxaa isbitaalka lagu so kordhiyay Raajo cusub Digital X-Ray taasi oo bulahadu baahi weyn uqabeen.

Munaasabadda xariga looga jaray Raajada cusub waxaa kaqayb-galay mas'uuliyiin katirsan galmudug maamulka gobalka mudug kan degmada gaalkacyo Dhakhaatiir odoyasha dhanka culimada iyo qaybaha muhiimka bulshada Gaalkacyo.

Dr. Siciis shiikh cabdiraxmaan ayaa kasooqaybgalyaasha usharaxay shaqada cusub ay kusoo kordhiyeen Gaalkacyo.
Mohamed Abdullahi siciid siidhii

05/12/2022

------------๐—ช๐—”๐—ฅ๐—š๐—˜๐—Ÿ๐—œ๐—ก ๐— ๐—จ๐—›๐—œ๐—œ๐—  ๐—”๐—›---------------
๐—œ๐˜€๐—ฏ๐—ถ๐˜๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ธ๐—ฎ ๐—ช๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐˜๐—ฎ๐—น ee Magalaada ๐—š๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ธ๐—ฎ๐—ฐ๐˜†๐—ผ wuxuu dadweynaha ku wargalinayaa in dib usoo laabtay Dhakhtarka ๐—ก๐—ฒ๐—ฒ๐—ฟ๐—ณ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐——๐—ต๐—ถ๐—บ๐—ถ๐—ฟ๐—ธ๐—ฎ ๐——๐—ฟ. ๐—ข๐—บ๐—ฎ๐—ฟ ๐—”๐—ฏ๐—ฑ๐—ถ ๐—”๐—ฑ๐—ฒ๐—ป (๐——๐—ฟ ๐—–๐—ถ๐˜†๐—ผ๐˜„).
Xanuunada uu Dhakhatarku kaa daaween doono waxaa kamid ah
๐Ÿญ.๐—ค๐—ฎ๐—น๐—ฎ๐—น๐—ธ๐—ฎ
๐Ÿฎ.๐—ฆ๐—ต๐—ถ๐—ป๐—ฏ๐—ถ๐—ฟ๐—ผ๐˜„๐—ด๐—ฎ
๐Ÿฏ.๐—™๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ถ๐—ด๐—ฎ
๐Ÿฐ.๐—•๐˜‚๐—ฟ๐—ผ๐—ผ๐˜†๐—ถ๐—ป๐—ธ๐—ฎ ๐— ๐—ฎ๐˜€๐—ธ๐—ฎ๐˜…-๐—ฑ๐—ฎ
๐Ÿฑ.๐— ๐—ฎ๐˜€๐—ธ๐—ฎ๐˜… ๐—š๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ-๐—ธ๐—ฎ
๐Ÿฒ.๐—œ๐˜€๐—ธ๐˜‚ ๐—•๐˜‚๐˜‚๐—พ๐—พ๐—ฎ
๐Ÿณ.๐—•๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—น๐—ฒ๐˜†๐˜€๐—ธ๐—ฎ
๐Ÿด.๐—Ÿ๐—ฎ๐—น๐—ฒ๐—ฒ๐—น๐—บ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ
Dr-ku Wuxuu isbitaalka ka hawlgali ๐Ÿญ๐Ÿฎ-๐Ÿญ๐Ÿฎ-๐Ÿฎ๐Ÿฌ๐Ÿฎ๐Ÿฎ
Wixii faafaahin ah inagala soo xiriir.
๐Ÿฌ๐Ÿฒ๐Ÿญ๐Ÿต๐Ÿณ๐Ÿฒ๐Ÿฒ๐Ÿฒ๐Ÿฒ๐Ÿฑ ๐—ฎ๐—บ๐—ฎ ๐Ÿฌ๐Ÿต๐Ÿฌ๐Ÿณ๐Ÿฐ๐Ÿฑ๐Ÿฏ๐Ÿฌ๐Ÿฌ๐Ÿฌ

๐—ข๐—š๐—˜๐—ฌ๐—ฆ๐—œ๐—œ๐—ฆ ----- ๐—ข๐—š๐—˜๐—ฌ๐—ฆ๐—œ๐—œ๐—ฆIsbitaalka ๐—ช๐—”๐——๐—”๐—ง๐—”๐—Ÿ  wuxuu ogeysiinayaa dhammaan bulsha waynta ku nool ๐— ๐—ฎ๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—š๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ธ๐—ฎ๐—ฐ๐˜†๐—ผ iyo naw...
15/11/2022

๐—ข๐—š๐—˜๐—ฌ๐—ฆ๐—œ๐—œ๐—ฆ ----- ๐—ข๐—š๐—˜๐—ฌ๐—ฆ๐—œ๐—œ๐—ฆ

Isbitaalka ๐—ช๐—”๐——๐—”๐—ง๐—”๐—Ÿ wuxuu ogeysiinayaa dhammaan bulsha waynta ku nool ๐— ๐—ฎ๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—š๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ธ๐—ฎ๐—ฐ๐˜†๐—ผ iyo nawaaxigeeda in isbitaalka uu Yimid ๐——๐—ฟ ๐—”๐—ฏ๐—ฑ๐˜‚๐—น๐—ธ๐—ฎ๐—ฑ๐—ถ๐—ฟ ๐—”๐˜„๐—ฒ๐—ถ๐˜€ ๐—”๐—ต๐—บ๐—ฒ๐—ฑ oo Khibrad sare u leh baarista iyo daaweynta Cudurada ku dhaca maqaarka iyo qurxinta maqaarka.

Dr-ku wuxuu kaa Daaweyn doonaa insha allah dhamaan cudurada Maqaarka iyo nuucyadiisa kala duwan

Sidoo kale Dr-ka Wuxuu Takhasusay Daaweenta Cudurada ku Dhaca Xubinta Taranka Ragga iyo Xaniita

Wixii faafaahin ah inagala soo xiriir.

๐Ÿฌ๐Ÿฒ๐Ÿญ๐Ÿต๐Ÿณ๐Ÿฒ๐Ÿฒ๐Ÿฒ๐Ÿฒ๐Ÿฑ ๐—ฎ๐—บ๐—ฎ ๐Ÿฌ๐Ÿต๐Ÿฌ๐Ÿณ๐Ÿฐ๐Ÿฑ๐Ÿฏ๐Ÿฌ๐Ÿฌ๐Ÿฌ

๐—ข๐—š๐—˜๐—ฌ๐—ฆ๐—œ๐—œ๐—ฆ ----- ๐—ข๐—š๐—˜๐—ฌ๐—ฆ๐—œ๐—œ๐—ฆIsbitaalka ๐—ช๐—”๐——๐—”๐—ง๐—”๐—Ÿ  wuxuu ku wargelinayaa dhammaan bulshada ku nool ๐— ๐—ฎ๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—š๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ธ๐—ฎ๐—ฐ๐˜†๐—ผ iyo nawaa...
13/11/2022

๐—ข๐—š๐—˜๐—ฌ๐—ฆ๐—œ๐—œ๐—ฆ ----- ๐—ข๐—š๐—˜๐—ฌ๐—ฆ๐—œ๐—œ๐—ฆ

Isbitaalka ๐—ช๐—”๐——๐—”๐—ง๐—”๐—Ÿ wuxuu ku wargelinayaa dhammaan bulshada ku nool ๐— ๐—ฎ๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—š๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ธ๐—ฎ๐—ฐ๐˜†๐—ผ iyo nawaaxigeeda in isbitaalka Mardhaw Ka shaqo Gali doono ๐——๐—ฟ ๐—”๐—ฏ๐—ฑ๐˜‚๐—น๐—ธ๐—ฎ๐—ฑ๐—ถ๐—ฟ ๐—”๐˜„๐—ฒ๐—ถ๐˜€ ๐—”๐—ต๐—บ๐—ฒ๐—ฑ oo ku takhasusay Daaweenta Cudurada ku Dhaca Xubinta Taranka Ragga iyo Xaniita
sidoo Dr ka wuxuu kaa daweenayaa Cudurada Ku dhaca Maqaarka iyo Qurxinta Maqaarka

Wixii faafaahin ah inagala soo xiriir.

๐Ÿฌ๐Ÿฒ๐Ÿญ๐Ÿต๐Ÿณ๐Ÿฒ๐Ÿฒ๐Ÿฒ๐Ÿฒ๐Ÿฑ ๐—ฎ๐—บ๐—ฎ ๐Ÿฌ๐Ÿต๐Ÿฌ๐Ÿณ๐Ÿฐ๐Ÿฑ๐Ÿฏ๐Ÿฌ๐Ÿฌ๐Ÿฌ

13/11/2022

Ogeysiis--Ogeysiis
------------------------------
Waxaa la ogeysiinayaa Bulsha weynta ku dhaqan magaalada ๐—š๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ธ๐—ฎ๐—ฐ๐˜†๐—ผ iyo nawaaxigeeda in ๐—œ๐—ฆ๐—•๐—œ๐—ง๐—”๐—”๐—Ÿ๐—ž๐—” ๐—ช๐—”๐——๐—”๐—ง๐—”๐—”๐—Ÿ uu 15-November 2022, imanaayo ๐——๐—ฟ ๐—”๐—ฏ๐—ฑ๐˜‚๐—น๐—ธ๐—ฎ๐—ฑ๐—ถ๐—ฟ ๐—”๐˜„๐—ฒ๐—ถ๐˜€ ๐—”๐—ต๐—บ๐—ฒ๐—ฑ oo ku Takhasusay Daaweenta Cudurada ku dhaca xubinta taranka ee ragga iyo dhalmo la'aanta, iyo daaweenta cudurada ku dhaca maqaarka

Fadlan is diiwaangalintu way socotaa ee horey ugaar xarunta Isbitaalka oo ku taala gaalkacyo-kasoo horjeedka Hotelka Embassy,

Wixii faah-faahin ah kala xiriir:

๐Ÿฌ๐Ÿฒ๐Ÿญ๐Ÿต๐Ÿณ๐Ÿฒ๐Ÿฒ๐Ÿฒ๐Ÿฒ๐Ÿฑ. ๐—”๐—บ๐—ฎ ๐Ÿฌ๐Ÿต๐Ÿฌ๐Ÿณ๐Ÿฐ๐Ÿฑ๐Ÿฏ๐Ÿฌ๐Ÿฌ๐Ÿฌ

27/10/2022
27/10/2022
Ogeysiis .... ogeysiis....Waxaa la ogeysinayaa dhamaan bulshada magaalada Galkacyo iyo guud ahaan gobolka mudug in isbit...
27/10/2022

Ogeysiis .... ogeysiis....
Waxaa la ogeysinayaa dhamaan bulshada magaalada Galkacyo iyo guud ahaan gobolka mudug in isbitaalka Wadatal General Hospital ee magaalada Galkacyo uu 5/11/ 2022 imaan doono Dr. A/qadir Aweis Ahmed oo ku takhasusay baarista iyo daaweynta cudurada ku dhaca taranka ragga sida: daaweynta cudurada ku dhaca xubinta taranka ragga, xaninta, qanjirka prostaatada, iyo dhalmo la'aanta la xarirta ragga.

Sido kale Dr. A/qadir aweis waxu ku takhasusay kaana daaweynayaa cudurada ku dhaca maqaar, timaha, cidiyaha iyo xasaasiyadda ku dhacda caruurta.
Isbitalku waxu ku yaalaa wadada hobyo kasoo horjeedka hotel embassy, Galkacyo- Galmudug
Waxii faahfaahin ah kala xariir talefan number: 0619766665/ 0907453000

20/09/2022

Ogeysiis...... ogeysiis

Waxaa la ogeysinayaaa dhamaan bulshada ree gaalkacyo iyo nawaaxigeeda in isbitaalka Wadataal General Hospital ee magaalada Galkacyo uu imaan doono Dr. CUMAR ABDI ADAN (Dr.Ciyow) oo ku takhasusay daaweynta cudurada ku dhaca neerfaha taariikhdu markay tahay 22/9/ 2022

Address

Galkayo Galmudug
Gaalkacyo

Telephone

+252619766665

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Wadatal General Hospital posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram

Category