14/02/2026
Ka faa’iidayso fursaddan dahabiga ah, araggaaguna ha noqdo mid caafimaad qaba!
Xarunta Daaweynta iyo Daryeelka Indhaha ee Kaafi Eye Clinic waxay idiin haysaa adeegyo tayo sare leh oo ay ka mid yihiin:
✔️ Daaweynta xanuunada indhaha
✔️ Baaritaan guud oo indhaha ah
✔️ Sixidda araga fog iyo araga dhaw
✔️ Sixidda qaloooca isha (weersha)
✔️ Xallinta dhibaatooyinka ka dhasha shaashadaha iyo mobaylada
✔️ Samaynta ookiyaalaha noocyadooda kala duwan