Isbitaalka Guud ee Gobolka Mudug

Isbitaalka Guud ee Gobolka Mudug University Teaching Hospital Galkacyo (MRH) is located founded in 1935 Public funded non-profit maki

Xuska maalinta Dhimirka Aduunka ee 10ka- October  iyo Isbitaalka Guud ee Gobolka Mudug
11/10/2025

Xuska maalinta Dhimirka Aduunka ee 10ka- October iyo Isbitaalka Guud ee Gobolka Mudug

10/09/2025

Mahadsanidin waa la helay eheladii Bukaankii aan Baafinay.

01/09/2025

Isbitaalka Guud ee Gobolka Mudug

Dr. Cabdi ladiif oo ku taqasusay lafaha, kuuna samaynaya Daaweyn, kabid iyo Qaliinada kala duwan ee lafaha, ayaa shaqadi...
13/08/2025

Dr. Cabdi ladiif oo ku taqasusay lafaha, kuuna samaynaya Daaweyn, kabid iyo Qaliinada kala duwan ee lafaha, ayaa shaqadiiaii dib uga bilaabay Isbitaalka Guud ee Gobolka Mudug (MRH)

𝑶𝒈𝒂𝒚𝒔𝒊𝒊𝒔 𝑴𝒖𝒉𝒊𝒊𝒎 𝒂𝒉.Waxaa Isbitaalka Guud ee Gobolka Mudug kusoo laabtay oo shaqadii dib u bilaabay, 𝗗𝗿. 𝗖𝗮𝗯𝗱𝗶𝗹𝗮𝗱𝗶𝗶𝗳 𝗔𝗯𝗱𝗶...
10/08/2025

𝑶𝒈𝒂𝒚𝒔𝒊𝒊𝒔 𝑴𝒖𝒉𝒊𝒊𝒎 𝒂𝒉.
Waxaa Isbitaalka Guud ee Gobolka Mudug kusoo laabtay oo shaqadii dib u bilaabay, 𝗗𝗿. 𝗖𝗮𝗯𝗱𝗶𝗹𝗮𝗱𝗶𝗶𝗳 𝗔𝗯𝗱𝗶 oo ku taqasusay daawaynta iyo qaliinada Lafaha.

Dhaqtarku wuxuu shaqayn doonaa, Sabti ilaa Khamiiska.

Badbaado ayuu uyahay bukaano aad la tacaashay eebana nala garab galay.
20/05/2025

Badbaado ayuu uyahay bukaano aad la tacaashay eebana nala garab galay.

Inaa lilaahi wa inaa ileyhi Raajicuun.Dhamaan maamulka iyo shaqaalaha Isbitaalka Guud ee Gobolka Mudug (MRH), waxaa ay k...
18/04/2025

Inaa lilaahi wa inaa ileyhi Raajicuun.
Dhamaan maamulka iyo shaqaalaha Isbitaalka Guud ee Gobolka Mudug (MRH), waxaa ay ka tacsiyeynayaan, eebe ha u naxariistee geerida ku timi Rujaal Cali Siciid, oo kamid ahaa shaqaalah Isbitaalka ee qaybta ka ahaa, hawl gallada ka socda Buuraha Calmiskaad.

Rabbi raxatiis iyo janno hasiiyo, dhamaan ehelkiin iyo shaqaalaha isbitaalkana Damir iyo iimaan alle haka siiyo.

29/03/2025
Maamulka isbitaalka guud ee Gobolka Mudug, ayaa maanta ka qayb galay, dhagax dhigga wadada laamiga ee marta wajahadda wa...
18/03/2025

Maamulka isbitaalka guud ee Gobolka Mudug, ayaa maanta ka qayb galay, dhagax dhigga wadada laamiga ee marta wajahadda waqooyi galbeed, Qaybta Qaaxada ee isbitaalka.

Agaasimaha guud ee isbitaalka oo ka qaybgalay dhagax dhogga ayaa ka mahad celiyey, dhismaha wadadaan, oo ay iska kaashanayaa bulshada, ganacsatada oo uu ku jiro Isbitaalka guud iyo dowladda hoose ee dagmada Gaalkacyo.

Ramadaan Kariim.Isbitaalka Guud ee Gobolka Mudug waxaa uu kuu diyaariyey dhaqtarkii Ilkaha oo kaa caawinaya dhamaana xab...
01/03/2025

Ramadaan Kariim.

Isbitaalka Guud ee Gobolka Mudug waxaa uu kuu diyaariyey dhaqtarkii Ilkaha oo kaa caawinaya dhamaana xabuunada Ilkaha ku dhaca, muuna dhaqaynayaa dhamaan maalmaha shaqada, Sabti ilaa Khamiis, Labada Galinba.

Soon qaad wanaagsan Isbitaalka Guud ee Gobolka Mudug
28/02/2025

Soon qaad wanaagsan
Isbitaalka Guud ee Gobolka Mudug

Ogaysiis Muhiim ah Isbitaalka guud ee gobolka Mudug, waxaa uu shacabka magaalada Gaalkacyo iyo guud ahaan Gobolka Mudug,...
18/02/2025

Ogaysiis Muhiim ah

Isbitaalka guud ee gobolka Mudug, waxaa uu shacabka magaalada Gaalkacyo iyo guud ahaan Gobolka Mudug, ugu bishaaraynayaa In Isbitaalka guud uu ka hawl galin doono, Dr. C/laahi Axmed oo ku taqasusay Daawaynta dhaawacyada iyo qaliinada guud.

shaqaynaya: Dr. C/laahi Axmed oo
Shaqada: Sabati ilaa Khamiis
Saqada: 8:00am ilaa 1:00pm
: Gaalkacyo, Isbitaalka Guud ee Gobolka Mudug

Address

Hosptal , Avenue , Galkacyo
Gaalkacyo

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Isbitaalka Guud ee Gobolka Mudug posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Isbitaalka Guud ee Gobolka Mudug:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram

Category