Shifo Hospital Galkacyo

Shifo Hospital Galkacyo ”quality healthcare at affordable cost” if you have Any information about this hospital please contact us phone or Email

19/11/2022
11/05/2022

Wax ka ogow waxyaabaha aad xasaasiyada ku leedahay.

Isbitaalka Shifo ee magaalada Gaalkacyo ayaa lagu soo kordhiyay qalab lagu baaro xasaasiyadda, kaasoo dadka u sahlaya inay si fudud ku ogaadaan waxyaabaha ay xasaasiyadda ku qabaan.

11/05/2022

Shifo specialist Hospital Galkacyo ex Norway

Isbitaalka Shifo ee magaalada Gaalkacyo ayaa lagu soo kordhiyay qalab lagu baaro xasaasiyadda, kaasoo dadka u sahlaya inay si fudud ku ogaadaan waxyaabaha ay xasaasiyadda ku qabaan.

Dr Mamun Amin waa dhakhtar ENT waxaana uu samayn karaa dhamaan qaliimadaas idin muuqda wixii faahfaahin kala xiriir shif...
09/05/2022

Dr Mamun Amin waa dhakhtar ENT waxaana uu samayn karaa dhamaan qaliimadaas idin muuqda wixii faahfaahin kala xiriir shifo specialist Hospital Galkacyo ex Norway

Wargalin Dadka Reer Mudug iyo Nawaaxiga ku xeeranbawaxaa diyaar idinku ah shifo Especialist Galkacyo Qalab casri ah  iyo...
11/02/2022

Wargalin Dadka Reer Mudug iyo Nawaaxiga ku xeeranba

waxaa diyaar idinku ah shifo Especialist Galkacyo Qalab casri ah iyo Dhaqaatiir aqoon sare u leh Takhasuskooda shifo Especilist Hospital Galkacyo

wargalin wacan

Dhaman macaamiisha shifo specialist Hospital Galkacyo wuxuu diyaar idinla Yahay Baahiyaha Caafimad ee Bukaan u Baahan ya...
26/01/2022

Dhaman macaamiisha shifo specialist Hospital Galkacyo wuxuu diyaar idinla Yahay Baahiyaha Caafimad ee Bukaan u Baahan yahay

Fadlan wixii faahfaahin dheeri ah Kal xiriir Tel numberka boorka idin kaga muuqda

21/01/2022

Qaliin loo aadi jiray dalka dibaddiisa oo lagu fuliyay Gaalkacyo

Qaliin loo aadi jiray dalka dibaddiisa oo lagu fuliyay Gaalkacyo.Qaliin loo aadi jiray dalka dibaddiisa ayaa markii ugu ...
21/01/2022

Qaliin loo aadi jiray dalka dibaddiisa oo lagu fuliyay Gaalkacyo.

Qaliin loo aadi jiray dalka dibaddiisa ayaa markii ugu horraysa lagu fuliyay magaalada Gaalkacyo, gaar ahaan Shifo Hosptal,
sida uu shaaciyay maamulaha guud ee Isbitaalka, Cabdi Jaamac.

Shifo Hospital ayaa lagu sameeyay balaarin, qalabayn iyo casriyayn, iyada oo sidoo kale la keenay dhakhaatiir takhasusaad kala duwan leh oo ka howl gali doona.

Qaliinka laga fuliyay Isbitaalka oo loo aadi jiray Muqdisho, Hargeysa iyo xitaa dalka dibaddii ayaa lagu guulaystay.

Dr. Cabdi Jaamac ayaa ka war bixinaya qaliinka ay fuliyeen iyo kuwa kale ee u qorshaysan.

Address

Cumar Dheere
Gaalkacyo

Telephone

+252907386583

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Shifo Hospital Galkacyo posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Shifo Hospital Galkacyo:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram

Category