Kaaba Mental Therapy

Kaaba Mental Therapy Kusoo dhawoow Kaaba Mental Therapy, meel aad ka helayso wax walbo oo ku saabsan caafimaadka maanka.

Kaaba Mental Health Alliance 1.0, Team Firfircoon, oo wax qabad leh.Week 1 Programkeena waxa uu inoogu bilaabmay Firfirc...
26/04/2026

Kaaba Mental Health Alliance 1.0, Team Firfircoon, oo wax qabad leh.

Week 1 Programkeena waxa uu inoogu bilaabmay Firfircooni iyo Karti🌟

MasterHER, waa program naf hormarin ah, kana baxaya xafiska KAABA galab walba oo arbaco ah, Programka waxa uu socon doon...
23/04/2026

MasterHER, waa program naf hormarin ah, kana baxaya xafiska KAABA galab walba oo arbaco ah, Programka waxa uu socon doona muddo 4-isbuuc ah, Programku inta uu socdo waxay dhalinyaro kusoo bandhigi doonan hibadooda iyo shakhsiyadoida.

Waxan ku hanwaynahay inuu inoogu soo idlaado si caafimaad qabta🌟

20/04/2026

Kaaba Mental health Alliance✨❤️

Kaaba Mental health Alliance✨✨❤️
20/04/2026

Kaaba Mental health Alliance✨✨❤️

Female Youth Conference🌟Alxamdulillaahwaxaa 17-April-2026 si guul leh noogu qabsoomay Female Youth Conference-kii , kaas...
20/04/2026

Female Youth Conference🌟
Alxamdulillaah
waxaa 17-April-2026 si guul leh noogu qabsoomay Female Youth Conference-kii , kaas oo ahaa kulan muhiim ah oo ay isugu yimaadan hablaha reer Galkayo, iyadoo lagu wacyigelinayo laguna xoojinayo gabdhaha dhalinyarada ah.
Ciwaanka aan kaga hadalnay wuxuu ahaa: “ Naf hormarin dhab ahaan
maxay tahay?"
Intii uu socday kulanka, waxaan si qoto dheer uga wada hadalnay Barashada sida aad u dhisi lahayd kalsooni, u horumarin lahayd naftaada, una noqon lahayd qof saameyn leh mustaqbalka.

Ha ka maqnaan Female Youth Conference‼️Mowduuca aan kaga hadlayno : Naf-horumarin dhab ahaan maxay tahay?Barashada sida ...
14/04/2026

Ha ka maqnaan Female Youth Conference‼️
Mowduuca aan kaga hadlayno : Naf-horumarin dhab ahaan maxay tahay?
Barashada sida aad u dhisi lahayd kalsooni, u horumarin lahayd naftaada, una noqon lahayd qof saameyn leh mustaqbalka.
Naftaada Horumari, Noloshaada Bedel
Self development waa furaha guusha iyo kalsoonida.
Hadii aad galkacyo joogtid oo xisaynasid inaa nagala soo qayb gashid kusoo biir groupkan
https://chat.whatsapp.com/HTlgCt5Is2YDgsiQFmn9Q4?mode=gi_t

Deeq Waxbarasho🌟maka mid ahayd ardaydii ka graduate gareeyey Mental health Program cohort (1 & 2)?waxan ku haynaa fursad...
12/04/2026

Deeq Waxbarasho🌟

maka mid ahayd ardaydii ka graduate gareeyey Mental health Program cohort (1 & 2)?
waxan ku haynaa fursad aad ugu guulaysan karto Mashruuca cusub ee Kaaba Mental health Alliance, si aad u noqoto Fadlan raac shuruudahan.
1. inaad Programka dhamaysatay misana haysato shahaadada.
2. In Formkaagu yahay mid laga dheehan karo, Sababta aad u doonayso mashruucan.
3. Inta aad ku gudo jirto Applygareenta inaad ku xusto inaad ka mid ahayd ardayda Kaaba Mental health Program.
4. In Haddi Document lagaaga soo baahdo aad soo dirto waqtiga selection
5. Inaad Galkayo joogto, waqtiga Classeskana lagu heli karo.
Deeqdan waxaa ku guulaysanaya kaliya Arday Kooban.

Fadlan ka soo xareey Programka; https://docs.google.com/forms/d/e/1FAIpQLSee8Q8LnrThU3YsXpLCSGuammEWwddyMHx21t_KXTGvNT0Zbg/viewform?usp=publish-editor

Program u khaas ah Hablaha- oo ka baxaya xafiiska Kaaba🌟🌟1. Ma tahay Gabar dhalinyaro ah Joogta magaalada Galkayo2. Ma d...
11/04/2026

Program u khaas ah Hablaha- oo ka baxaya xafiiska Kaaba🌟🌟
1. Ma tahay Gabar dhalinyaro ah Joogta magaalada Galkayo
2. Ma doonaysaa inaad ka qayb gasho Program Naf hormarineed oo lagugu barayo xirfado aad kusoo dhisto naftaada
3. Ma doonaysaa inaad la kulanto dhalinyaro doonaysa inay naftooda waxka badalaan.

MasterHER waa Program u khaas ah hablaha, kaas oo bixi doona Galab walba Arbaca 4pm-6pm muddo 4-isbuuc.

Fadlan Haddi aad doonayso inaad kusoo biirto ka Applygareey;

https://docs.google.com/forms/d/e/1FAIpQLScLXFnWKp8dflYK3FzKjD7O_Q7iQQbqd22e4dXP25zH7ekX7g/viewform?usp=dialog

Kaaba Mental health Alliance, Mashruuc bulsho oo aan wax uga badalayno caafimaadka maanka bulshada.Mashruucan waxa uu no...
11/04/2026

Kaaba Mental health Alliance,
Mashruuc bulsho oo aan wax uga badalayno caafimaadka maanka bulshada.

Mashruucan waxa uu noqon doona mid ka baxaya Officeka Kaaba Galabaha Sabtida iyo Axadda, midkaas oo aan ku qaadanayno 30-dhalinyaro ah kuwaas oo aan u diyaarinayno ka shaqaynta Caafimaadka Maanka bulshada dhinacyadeeda kala duwan sida;

1. Caafimaadka Maanka dhalaanka iyo dhalinyarada
2. Caafimaadka Maanka Hooyada (Maternal Mental health)
3. Sida loola tacaalo dadka Traumada ku dhacday
4. Sida loola tacaalo dadka Tacadiyadaha kala duwan ku dhaceen.

Programku waxa uu socondoona 5-isbuuc.

4-isbuuc oo class iyo Activities la qaadanayo iyo 1-isbuuc oo Community Project ah.

Fadlan ka Applygareey Programka;

https://docs.google.com/forms/d/e/1FAIpQLSee8Q8LnrThU3YsXpLCSGuammEWwddyMHx21t_KXTGvNT0Zbg/viewform?usp=publish-editor

Mental health Program cohorts (2) Graduation Party.🎉🎉🎉🎉❤️What an incredible journey and what a bright beginning. Congrat...
03/04/2026

Mental health Program cohorts (2) Graduation Party.🎉🎉🎉🎉❤️
What an incredible journey and what a bright beginning. Congratulations to each of you. Keep learning, keep caring, and never stop reaching. Tonight we celebrate you!🎉🎉🎉.

isku soo noqod wanaagsan🌟Sidee jidhkeenna uga hadlaa culayska maanka!Jidhkeenna waxa uu uga falceliyaa culayska maanka s...
31/03/2026

isku soo noqod wanaagsan🌟
Sidee jidhkeenna uga hadlaa culayska maanka!

Jidhkeenna waxa uu uga falceliyaa culayska maanka siyaabo kala duwan sida Madax xanuun, iyo calaamado kala duwan. waxaa si qoto dheer noogu sharxaysa Sumaya Said.

Webinarkeenna waa caawa 8pm.

Fadlan ha maqnaanin, una sii sharegaree qofwalba oo is leedahay wuu ka faa'iidaysanayaa.

https://chat.whatsapp.com/D9Y3WGT6CF2JrUCWLPSG7u?mode=gi_t

ama ka soo hal link;
Topic: sida uu jidhkeena uga hadlo culayska maanka
Waqtiga:8pm

Join the meeting: https://meet.google.com/kkp-xtih-pdt

Ma rabtaa inaa hormariso aqoontaada iyo xirfadahaaga si aad ugu guulaysato waxbarashada iyo shaqada?Waxaan idiin haynaa ...
30/03/2026

Ma rabtaa inaa hormariso aqoontaada iyo xirfadahaaga si aad ugu guulaysato waxbarashada iyo shaqada?

Waxaan idiin haynaa tababaro muhiim ah kaas oo kor u qaadayaa xirfadihiina iyo aqoontiina.
Tababaradan waxaay socon doonaan mudo laba asbuuc ah
Waxayna ku bixi doonaan online iyo offline labadaba

Address

Gaalkacyo

Website

https://kaaba-mental-therapy.reservio.com/

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Kaaba Mental Therapy posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share