Dr mohamed mukhtar

Dr mohamed mukhtar Waxaan halkaan idin kula soo wadaagi donaa casharo ku sabsan caafimadka qeybihiisa kala duban

28/11/2025

Casharki 3 sadexad ee tababarka OT training

09/11/2025

Lecture one OT training

18/10/2025

Sida qalden ee oo lo adegsado dawoyinka la is ku cadeyo iyo cafimadarada ka dhalata

Wacyigalinta bulshada

07/09/2025

Muhimada cafimad ee ay leyihin supplements,vitamins

Wacyi galinta xanunka Gowracatada PMA
25/06/2025

Wacyi galinta xanunka Gowracatada
PMA

21/06/2025
02/04/2025

muhiimada uu leyahay in kombutar la saro hooyada xiliga ay uurka ledahay

30/03/2025

Eid mubarak

Cilmi-baaris uu sameeyay Dr. Yoshinori Ohsumi oo ah dhaqtar ku takhasusay sida uu u shaqeeyo jirka aadanuhu ayuu ku ogaa...
18/03/2025

Cilmi-baaris uu sameeyay Dr. Yoshinori Ohsumi oo ah dhaqtar ku takhasusay sida uu u shaqeeyo jirka aadanuhu ayuu ku ogaaday in markuu qofku gaajoodo uu jirkiisu bilaabayo inuu cuno Carbohydrates-ka iyo Dufanka ku keydsan Unugyada jirka, taas oo keeneysa inuu jirku iska nadiifiyo iskana saaro Unugyada keeno Kansarka, Duqnimada, Asaasaqa, Sokorta, Cadaadiska-dhiigga, iyo Cudurada ku dhaca Wadnaha, iyo in jirka laga saaro Cholesterol-ka iyo Cusbooyinka aan loo baanheyn ee dheeraadka ku ah jirka.

Iscunidda jirka(Autophagy) waxay bilaabaneysaa haddii uu qofku shaqeeyo Sideed Saacadood xiriir ah isaga oo aan wax cunin, uuna sidaas joogteeyo maalmo badan, si aysan unugyadii dhintay jaanis ugu helin inay dib usoo noolaadaan.
Dr. Yoshinori Ohsumi wuxuu talinayaa inuu qofku isgaajeysiiyo oo uusan wax cunin ugu yaraan 8 ilaa 16-Saacadood Labo ilaa Saddex Maalmood todobaadkiiba, wuxuuna sidoo kale soo jeediyay inuu sidaan qofku sameeyo ugu yaraan hal bil Sanadkiiba.

Dr. Yoshinori Ohsumi oo ah dhaqtar u dhashay Japan, waxna ka dhiga machadka diraasaaadka hal-abuurka Jaamacadda Tokyo ee dalka Japan wuxuu Cilmi-baaristaan Sanadkii 2016-kii ku mudeystay Shahaadada Caalamiga ah ee Nobel Prize-ka ee dhanka Caafimaadka.

Cilmi-Baarista dhaqtarkaan lagu abaal-mariyay 2-Sano kahor waxay diinteenna Islaamku na fartay 1437-Sano kahor, oo Tiirarka Islaamka ayayba kamid tahay inuu qofku 30-Maalmood oo xiriir ah ka Soomo Sanad kaste, Nabigeenuna Sallallaahu Calayhi Wasallam wuxuu jideeyay inuu qofku Soomo ka Labo Maalmood Todobaaakiiba (Isniin iyo Khamiis).

Ramadaankaani waa fursad dambi-dhaaf iyo naar-ka-xoreyn, waana jaanis uu Alle dad badan uga xoreynayo Naarta iyo Kuleylkeeda. Ramadaankan waa fursad Caafimad oo ay dad badan uga badbaadayaan Cudurro haya ama kusoo fool-leh.

Eebe ha inooga dhigo maalmo nabdoon iyo habeenno xasilloon. Allow nagu dar kuwa Soonkaan ka faa’iideysta, aadna ugu deeqdo Raxmaddaada, damb-dhaafkaada, iyo naar-ka-xoreyn

01/03/2025

All Muslims Ramadaan kreim 🌙 A round to the world

Address

Gaalkacyo
00252

Telephone

+252617947112

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dr mohamed mukhtar posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Dr mohamed mukhtar:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram

Category