Primesom Counselling Services

Primesom Counselling Services Prime Som Counselling Services, (PSCS) psychological and social support services.

Jumma Mubarak dhamaan ✨✨
24/04/2026

Jumma Mubarak dhamaan ✨✨



Prime Som Counselling Services oo kaashineyso Wasaaradda Horumarinta Haweenka iyo Arrimaha Qoyska, ayey qabatay tababar ...
22/04/2026

Prime Som Counselling Services oo kaashineyso Wasaaradda Horumarinta Haweenka iyo Arrimaha Qoyska, ayey qabatay tababar laba maalmood socday, (April 21-22 ).

Tababarkan wuxuu diiradda saarayey xoojinta awoodeed si ay uga hortagaan rabshadaha iyo tacadiga ka dhanka ah haweenka, carruurta, iyo bulshada nugul, isla markaana xoogga la saaray caafimaadka maskaxda iyo taageerada nafsiyeed /bulsho (MHPSS).

Tababarku wuxuu ka qaybgalayaasha ka caawinaayey inay si fiican ugu daraan MHPSS shaqadooda maalinlaha ah, bixiyaan taageero ku dhisan baahida badbaadayaasha, inay kor u qaadaan fayoqabka shaqaalaha, si ay ugu dambayn u bixiyaan adeegyo tayo sare leh oo gaara dadka u baahan.

Ka xarun ahaan, himiladeennu waa inaan sii wadno wadaagista aqoonta iyo inaan si joogto ah uga shaqayno tayeynta adeegyada MHPSS ee la bixiyo.




Isbarbardhigu waa dabeecad dabiici ah oo bini’aadamka ka mid ah, laakiin ma aha inuu go’aamiyo qiimahaaga. Diirada saar ...
08/04/2026

Isbarbardhigu waa dabeecad dabiici ah oo bini’aadamka ka mid ah, laakiin ma aha inuu go’aamiyo qiimahaaga.

Diirada saar horumarkaaga shaqsiga ah, aqbal waxa kuu gaar ah, oo naftaada u maaree dowga ugu wanaagsan. Xusuusnow, safarkaaga waa mid kuu gaar ah, isbarbardhigga dadka kale wuxuu kaa horjoogsanayaa inaad diiradda saarto tubta kugu haboon.


Waa muhiim in aan kor u qaadno wacyigeenna, si aan u fahanno una taageerno si buuxda carruurta la nool baahiyaha gaarka ...
04/04/2026

Waa muhiim in aan kor u qaadno wacyigeenna, si aan u fahanno una taageerno si buuxda carruurta la nool baahiyaha gaarka ah iyo eheladooda.

Taageeradu waxay ka bilaabataa faham, dulqaad, iyo ixtiraam.


Bahda Primesom Counselling Services waxaa farxad u ah inaan ka qayb qaadanay Maalinta World Autism Awareness Day oo so q...
04/04/2026

Bahda Primesom Counselling Services waxaa farxad u ah inaan ka qayb qaadanay Maalinta World Autism Awareness Day oo so qaban qaabiyeen bahda Autism Somalia Center.

Waa maalin lagu xuso wacyigelinta iyo fahamka Autism Spectrum Disorder, iyadoo la taageerayo dadka qaba autism-ka iyo qoysaskooda, lana dhiirrigelinayo aqbalidda kala duwanaanshaha bulshada.



Caawa 8:00 fiid-nimo, on live TikTok - Kaso qayb gal wanagsan.Link; www.tiktok.com/
04/04/2026

Caawa 8:00 fiid-nimo, on live TikTok - Kaso qayb gal wanagsan.

Link;

www.tiktok.com/

Jumma Mubarik
03/04/2026

Jumma Mubarik




Jumca Wanaagsan
27/03/2026

Jumca Wanaagsan



Ciid wanaagsan dhammaan Muslimiinta waxaan eebe idinka rajeyn farxad iyo caafimaad qab inaad ku damaashaadaan
19/03/2026

Ciid wanaagsan dhammaan Muslimiinta waxaan eebe idinka rajeyn farxad iyo caafimaad qab inaad ku damaashaadaan


Farqiga u dhaxeeya Maskax Koreysa & Maskax aan koreyn
17/03/2026

Farqiga u dhaxeeya Maskax Koreysa & Maskax aan koreyn



Jimce Wanaagsan Dhamaan Ummada Soomaaliyeed, maanta oo ah jimcihii ugu danbeeyay bisha barakeysan ee Ramadaan sidoo kale...
13/03/2026

Jimce Wanaagsan Dhamaan Ummada Soomaaliyeed, maanta oo ah jimcihii ugu danbeeyay bisha barakeysan ee Ramadaan sidoo kalena lagu jiro Maalmaha ugu kheyrka badan bisha Baraykaysan eebbe ha inaga yeelo kuwa acmaasha wanaagsan laga aqbalo



8 Maarso – Maalinta Haweenka AdduunkaAan xasuusanno in caafimaadka maskaxda haweenka uu muhiim yahay.Taageero, faham, iy...
08/03/2026

8 Maarso – Maalinta Haweenka Adduunka

Aan xasuusanno in caafimaadka maskaxda haweenka uu muhiim yahay.

Taageero, faham, iyo wada hadal furan ayaa ka caawin kara haweenka inay dareemaan xoog iyo rajo.



Address

Garowe

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00
Tuesday 09:00 - 17:00
Wednesday 09:00 - 17:00
Saturday 09:00 - 17:00
Sunday 09:00 - 17:00

Telephone

+252905384815

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Primesom Counselling Services posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Primesom Counselling Services:

Share