Pharma Solutions l.t.d Puntland

Pharma Solutions l.t.d Puntland Pharma solution L.t.d waa company ka hawl-galaa guud ahaan somalia soo saara daawooyinka noocyadooda kala duwan oo tayo sare leh.

Bad baadi hooyada uurka lehBad baadi ubadkaaga bad qabkiisaBad baadi ilmaha Nafaqo darada daremiOo siih super hema
25/01/2024

Bad baadi hooyada uurka leh
Bad baadi ubadkaaga bad qabkiisa

Bad baadi ilmaha Nafaqo darada daremi

Oo siih super hema

16/01/2024

SUPER HEMA oral solution

Daawadan waa dawo Logu tala galay inay kor uqado HP ga carurta dhiig yaridu ku dhacdo iyo Nafaqo daràd iyo dumar-ka urka leh iyo qof kasta oo dhiig-yari leh.

Daawadani waxay aad cajib ugu tahay in aysan lahayn wax

▪︎Ma lahan wax calool istaagah
▪︎Ma laha wax gaasa
▪︎ma laha wax shubanah
▪︎Ma laha dhadhan dhibayn qofka isticmalaya.

Daawadani waa tan ugu danbaysa e calamka manta uguna casri san oo loo isticmalo dhiig yarida.iyo Nafaqo darida

Daawadan waxaa isticmaali kara caruurta da’doodu ka wayn tahay 2 sano iyo dadka waa waayn oo dhiigoodu hooseeyo, waa dawo leh damanad iyo waxtar muuq dah.

7days ku hel jawaab aad ku faraxdo

Waxaad ka helaysa jumlo iyo tafaariiq Pharma Solutions L.t.d. goobkasta iyo goorkastaba waxa kugu keni adeega meshaad joogto

Sodhawoow mudane macmiil

Kala xiriir:-

907848806 /0907318322/848050
page:-
Pharma solution l.t.d puntland

13/01/2024

Bishaaro Bishaaro Bishaaro.
waxaan idinku Bishaaraynaa Shirkadda daawooyinka Pharma Solution in dhamaan Gayiga Soomaalidu dagto aan idinku keenayno daawooyiin Cusub oo la tijaabiyey .
si aad uheshid macluumaad dheeri ah booqo websitekeena iyo Mareeganaheen Face Book ama nagala soo xiriir Telfoonadeena Shaashada ka muuqda .
Waxaan nahay Adeeg bixiyayaal ee Saaxiib nala noqo .....0907848806/0907318322/0906728349

23/10/2023

Galistin-soodhada

Wxay kakooban tahy
* Sodium phosphate monobasic .
*Diabasic sodium phosphate.
* Glycerin.
* sodium benzoate.
* sucralose.
*biyo nadiif ah.

* waxay kaa caawisaa in calool istaagga laga yareeyo.

*Nadiifi saxarada bukaanka ka hor qaliinka ama endoscopy.

* waxa mudo 12sacadod gudahoda
Kudaremi caloshadu inay nadiif thy

Sida loo isticmaalo:
Si tartiib ah ugu dar biyo sifaysan dhalada alaabta ilaa ay ka gaadhayso 285ml calaamad.

Dawadan wax shubana kuma daremi dontid

Wixii intas faah fahin dheriyah wac 848050/7848806

08/10/2023

Rectocare*

Dawadan waa dawo aad logu bogay wana dawada kowad ee calam manta logu isticmal badan yahy markay noqoto xanunka *babasirka* dawada waa dawo leh safety and quality and effective•
Hadaba isticmal Recto care oo ka rayso baabasiirkii

Dawadani waxay awod uledahy inay si fudud u ba biso una dawayso boogah uu gaysto xanunka Babasirku•

Pharmasolution sirta tayada
Qarnigan ugu imow dawo tayo
Leh melkasta aad jogto kumehel
Dag dag siimo iyo adeeg hufan

Wixi xogo intas dher nagala so xiriira•
0907848806 /848050

03/10/2023

GASTRO GEL ORAL SOLUTION:

• Aluminium hydroxide jel 220mg
• Magnesium hydroxide 190mg
• Simethicone 25mg

waxa loo isticmaalaa in lagu daweeyo laabjeex, calool xanuun, dheefshiidka aash*tada. Aluminium hydroxide ayaa sidoo kale loo isticmaalaa si loo yareeyo heerarka phosphate dadka qaba xaaladaha kelyaha qaarkood.

waxa loo isticmaalaa dawo-jileec ahaan si loo yareeyo calool-istaagga sidoo kale waxaa loo isticmaalaa ka-hortaga asiidhka caloosha , iyo laabjeexa.

Waxa kale oo loo isticmaalaa in lagu nafiso calaamadaha dibirada dheeraadka ah , iyo dareenka cadaadiska mindhicirka.
waxay caawisaa inay jebiso xumbooyinka neefta ah ee ku jira mindhicirka kaso usababay gaasku.

• Gastrogel Waxa caadi ahaan loo isticmaalaa ogaanshaha ama daawaynta Hiatus hernia, boogaha caloosha, bararka dhuunta cuntada, bararka caloosha.

Hooyada uurkaleh iyo hoyada nuujisa :

Wa caadi wey isticmaalikarta , waliba aad bay ugu ficantahy madama hooyada uurkaleh ay intabadan ledahy calool fadhi joogta iyo gaasba .

Caruurta 2sano kawyn iyo dadka
Waa wayn oo gasku dhibay manta
Kadib k**a caban doonan gastro
Gel waa xalka iyo dawaynta gaska
Nooc kastuu yahy

Dawo macan oo hadana kuwalati
Lahubo leh 2 daqiiqo gudahood
Kudaren inuu barakii gaska kudayay

Melkasto aad jogto wad heli Pharma Solutions l.t.d Puntland wehelkaga kadhigo sidaad sirta tayada
Uhesho welcome to pharmasolution

Wixii faah fahina kala xiriir 0907848806/848050

Celebrating World Pharmacist Day all over the world🌍️Pharmasolution sends appreciation to all Pharmacists worldwide for ...
25/09/2023

Celebrating World Pharmacist Day all over the world🌍️
Pharmasolution sends appreciation to all Pharmacists worldwide for your unwavering contribution for global well-being !

Happy World Pharmacists Day 2023! ❤️💙💊⁠

24/09/2023

Ganlatus waxay siyaadisaa in lasoo daayo maadada la dhaho Glutathione taasoo ka caawisa jirka la burburiyo Billirubintii badnayd ee jirka marka Indhacaseeyuhu jiro .

*Cilmi baaris la sameeyay oo la shaaciyay 2008 dii ayaa waxaa lagu ogaaday in maadada ku jirta Ganlatuska oo ah L-arginine L-aspartate in ay muhiim utahay yaraynta dheecaanada beerka sida Bilirubinta , SGOT iyo SGPT ee ku dhaca dadka Chronic Hepatiteska ah

*Dwadaan waxay cusboonaysiisaa oo ay shaqadooda xoojisaa unugyada beerka ee qofka qaba hepatiteska waxayna samaysaa
Inay saliska beerk dib u cusbonaysiiso

*Dosageka ama habka lo isticmalayo:

Hab isticmaalkedu waxay ku xirantahy xalada bukaanka, dhaqtarkana u qoraya inta ku haboon qofka.

16/09/2023

Free Skin iyo Novolinda daawaynta finanka (Acne) waxay ka kooban yihiin Lix maayo.

08/09/2023

Shirkadda daawooyinka Pharma Solution waxay idiin keentay daawooyiin cusub oo la tijaabiyey , tayadooda, waxtarkodana Loo riyaaqay.

CHEST CLEAN SYRUP Composition:Terbutaline sulfate 1.5mg & guaifenestin 66.5mg.Explanation of Composition:Terbutaline is ...
31/08/2023

CHEST CLEAN SYRUP
Composition:
Terbutaline sulfate 1.5mg & guaifenestin 66.5mg.

Explanation of Composition:
Terbutaline is used to prevent bronchospasm in patients 12 years of age and older with asthma, bronchitis, emphysema, and other lung diseases. Terbutaline belongs to the family of medicines known as bronchodilators. Bronchodilators are medicines that relax the muscles in the bronchial tubes (air passages) of the lungs.

Guaifenesin is used to relieve chest congestion. Guaifenesin may help control symptoms but does not treat the cause of symptoms or speed recovery. Guaifenesin is in a class of medications called expectorants.

Indications or uses :

Bronchial asthma, chronic bronchitis, emphysema and other lung 🫁 diseases where bronchospasm and secretions are complicating factors.

Dosage: you can read from leaflet or your pharmacist can explain tk you.

Pregnancy and lactating 👩 👩‍🍼 mother's:
Theirs no teratogenicity and no effect on breast milk.

Adverse effect:
The commonest adverse effect is und
Wixii faah fahina kala xiriir 0907848806

Address

Garowe

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Pharma Solutions l.t.d Puntland posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Pharma Solutions l.t.d Puntland:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram