08/09/2025
Waxaan ku wegalinaya dhamaan bulshada magaalada Qardho iyo nawaaxigeeda in aan ka shaqo bilaabay Iimaan Hospital Qardho.
Tani waa fursad weyn oo aan ku sii wadi doono adeeg caafimaad oo tayo leh, isla markaana aan ugu adeegi doono xirfadeyda caafimaad.
Waxaan rajeynayaa inaan gacan ka geysto horumarinta adeegyada caafimaad ee Gobolka Karkaar gaar ahaan magaalada Qardho.”