Barashada Cilmiga Daawiyinka علم الصيدلية

Barashada Cilmiga Daawiyinka علم الصيدلية Kaga faaidayso boggaan barashada cilmiga daawooyinka iyo cudurada e pharmaceutical science

SI QUMAN U FAKIR LIVEGOOD COMPANY-LOO RIYAAQAYDunidan aan maanta joogno qofkii haysta sadex shay shaqo ma waayo ama laca...
01/06/2023

SI QUMAN U FAKIR

LIVEGOOD COMPANY-LOO RIYAAQAY

Dunidan aan maanta joogno qofkii haysta sadex shay
shaqo ma waayo ama lacag uu sameeyo.
INTERNITE MOBILE iyo XIRFAD
Intaba maanta waa waxa qof kasta uu haysto.
Hadii mobile iyo internet maanta aad labadaas
haysato shaqo la’aanna aad ka cabanayso 2023 dib
isugu laabo oo hab fekerkaaga iyo aragtidaada wax ka
bedel.
Maanta waxaan haysanaa fursadii ugu waynayd 2023,
oo ah Shirkadda LIVEGOOD qof kastaana dhaqaale
xad dhaaf ah uu ka samayn karo, meeshuu rabo ha ka
joogo aduunka, kaliya waxay kaaga bahan tahay
go'aan,dadaal iyo dulqaad.

LA WADAAG SAAXIIBADAA

Waa maxay Gynecomastia ?Waa xanuun keena inay bararaan  naasaha ragga ama dumarka midkood ama labadooduba , taasoo keent...
29/03/2023

Waa maxay Gynecomastia ?

Waa xanuun keena inay bararaan naasaha ragga ama dumarka midkood ama labadooduba , taasoo keenta isbedel ku dhaca nudayaasha jirka ama qanjirada Naasaha , ama dheecaanada loo yaqaano (Testosterone/progesterone).

Sidaa darteed , iyaga oon la daaweyn wa baabi'i karaan mararka qaarkoodna daawooyin fudud ayay u baahdaan , lkn sida ugu macquulsan ee loola tacaali karo waa Qaliin in lagu sameeyo (Surgery) si looga baaqsado inay siyaadaan oo saamayn weyn ku yeeshaan hormones ka jirkiisa.

Daawooyinka naasaha ku weyn kara ragga waxaa ka mid ah.

1.Steroids Anabolic (daawooyinka murqaha lagu weyneeyo)
2.Qaar ka mid ah antibiyootiga
3.Daawooyinka qaar ee boogaha
4.Chemotherapy
5.Ka hortagga dawooyinka lidka-tricyclic
6.Diazepam (Va**um) iyo qaar ka mid ah 7.dawooyinka kale ee lagu daweeyo walaaca
8.Daawooyinka HIV qaarkood, oo ay ku 9.jiraan efavirenz, oo sidoo kale loo yaqaan Sustiva
10.Antiandrogens, oo caadi ahaan loo qoro bukaanada qaba kansarka ama qanjirka 'prostate'.

FADLAN LA WADAAG ASXAABTAADA

Ramadaan Mubarak Saaxiibaday !
29/03/2023

Ramadaan Mubarak Saaxiibaday !

DIGNIIN   TAXADAR MUUJI !!Hay'adda caafimaadka aduunka ee WHO,  ayaa ka digtay in sharoobooyinkaan sawirkoodu idin muuqd...
07/10/2022

DIGNIIN TAXADAR MUUJI !!

Hay'adda caafimaadka aduunka ee WHO, ayaa ka digtay in sharoobooyinkaan sawirkoodu idin muuqdo ay khatar caafimaad ku leeyihin bini'aadanka gaar ahaan caruurta yaryar, waxayna ku sabababeeyeen in maadooyinka (Diethylene Glycol iyo Ethylene ) ay ku badanyihin , suntuna kubadantahay , caruur u dhintayna la arkay markii baaritaan lagu sameeyey shirkadda soo saartay ee ( Maiden pharmaceutical limited, Haryana India).

Taas bedelkeedaa shirkadaha kale ee soo saara ee ku yaala wadamada ; bakistaan, Bangaladesh , Tukri, Bakistan iyo IWM , waa caadi aya dhibi k**a jirto ee marwalba taxadar samee oo shirkadaas daawooyinkeeda iska jooji haddaa isticmaali jirtay.

LA WADAAG SAAXIBAADAADA KALE

BISMILLAAHImmununization ( Talaal)part 1 introduction Tallalaku waa daawo lasiyo caruurta iyo dadka waa weyn.Tallaalka w...
05/11/2021

BISMILLAAH

Immununization ( Talaal)

part 1 introduction

Tallalaku waa daawo lasiyo caruurta iyo dadka waa weyn.

Tallaalka waxaa uu ka sameysa yahay jeermiska cudurada sababa, lakiin
Jeermisyada ay tallaalka ka sameysanyihiin waa mid la dilay ama latabar dareeyey.

Jeermiska la dilay ee uu tallalka ka sametsanyahay waxay inoo qabtaan in ay la dagaalamaan cudurada waxa loo yaqaanaa (Ant body).

Waa maxay ant body?

Ant badhiga wuxuu kaa caawiyaa inuu ladagaalamo cudurada jirka so weeraraan.

Six killer disease ( lixda cudur ee dilaaga ah)

Waxaa jiro lix cudur oo dilaa ah kuwaaso dili kara ama curyaamin kara caruurta badan, waxay kala yihiin cuduradaas:

1) Polia -------- Dabeysha.

2) Measles----Jadeecada.

3) Tuberculosis ------Qaaxada.

4)Diphatheria----Gowracato.

5) Pert Otis--- Xiiq dheer.

6) Tetanus -----Teetanada.

Tallaalka waxaa loo qebiyaah labo qeybood oo kala ah:

1) Tallaal Nool

2) Tallaal Dilan

● A. Dabeysha
B. Jadeecada
C.Qaaxada ayaa loo yaqaanaa Tallaalada Nool.

●. A.Gowracada
B. Xiiq dheer
C. Tetanada ayagana waxaa loo yaqaana Tallaalka Dilan.

Cont.................

Waad ku mahadsantahay akhrintada aqriste.

Lasoco Qeybta xigta insha Allah

BISMILLAAHAUGMENTIN antibacterial stronger infection with  combination of (Amoxyicillin+clavulanate potassiumIndication ...
09/10/2021

BISMILLAAH

AUGMENTIN

antibacterial stronger infection with combination of (Amoxyicillin+clavulanate potassium

Indication or principal uses (Tilmaanta
Waxaa loo isticmaalaa jeermiska bacteriada oo ay ka mid
yihiin:-

1 Dhago xanuunka
2 Cunah iyo sanka
3 Xubinta taranka
4 Hawomareenka
5 Jabtada,qaliinka kahor iyo kadiba ,caabuqa ku dhaca
wadnaha
6 Gaaska boog calooleedka iyo kuwo kale
7 Sanboor
8 Iyo jeermisyada ay keenaan bacteraya laakiin kuma
daaweyn karno kuwa ay keenaan fungus,viruska iyo
noolayaasha kale.

W/Q: Phârma Moha Abdisalam

WABILLAAHI TOWFIIQ

W/Q: Dr SaladQalliinka Hooyada Uurka leh (Caesarean section)Dhallida qallinka, dhakhtarku wuxuu sameyn doonaa jeexdin gu...
22/07/2021

W/Q: Dr Salad

Qalliinka Hooyada Uurka leh (Caesarean section)

Dhallida qallinka, dhakhtarku wuxuu sameyn doonaa jeexdin gumaarka korkiis ama caloosha qaybteeda hoose iyo ilmo galeenka oo laga soo bixin doono cunugga. Waa inaad maskaxda ku haysaa dhalida qallinku uu marwalba suuragal noqon karo, inkastoo haween badan suragalkaas uu mid yar yahay.

Sababaha Qalliinka

Xaaladaha qaarkood rabitaanka qalliinku h**ey baa loo saadaalin karaa waxaanad heli karta wakhti aad isugu diyaariso waxaana ka mid ah:

©Daba keen (Cunuggu markuu u yimaado lugaha ama bowda marka h**e).
©Gudub (Cunuggu marku u yimaado dhinac).

Xaaladaha kale go'aanka qallinka waxaa suubindoona dhakhtarka, Haddii ay jiraan dhibaato degdeg ah inta foosha socoto oo ay ka mid yihiin:

©Miskaha oo yar ama cunugga oo weyn.
©Cunugga oo mushkilaysan oo macnaheedu yahay in uusan u dulqaadan karin foosha.

Dhiig bax ka yimaada xubinta dhalmada macnaheedu wuxuu noqon karaa iyado ay jirto dhibaato ebida iyo cunugga oo helayn dhiig ku filan, ogsijiin iyo nafaqo u marta xudunta.

Sababo kale oo keena qalliinka waxaa ka mid ah:

Dhibaato cafimaad oo ay ka mid tahay:

©sonkorowga, isqaadasha la'aanta dhiiga ama casabiyada dhiiga oo kacsan.

©Jeermiska cudurka dhliya oo firfircoon lana xiriita minka afkiisa, candhada ama faruuryaha, sida heerbiska (waa cudur gala maqaarka keenana maqaar dildilaac).

Qaliinka kadib

Qaliinka marnaba ma hor istagayso nuujinta cunuggaaga.

Waxaad u baahantahay nasiino ka badan haweenka caadiga udhalay, waxay qaadataa 4-6 asbuuc in aad si buuxda dib ugu noqoto shaqqdadiii.

Uur Yeelashada Mustaqbalka.

Haweenka qaarkood waxay awoodaan inay caadi u dhalaan uurarka soo socda sikasto uurdooxid loogu sameyey.

garee walaaaal

BISMILLAAHDawooyinka eeynan hooyada uurka leh istimaali Karin (Non safe medicatin pregnancy) 1.Ciprofloxacin2.Doxycyclin...
06/06/2021

BISMILLAAH

Dawooyinka eeynan hooyada uurka leh istimaali Karin
(Non safe medicatin pregnancy)
1.Ciprofloxacin

2.Doxycycline
Furadantin
3.Tetracycline

4.Diazbam

5.Chloramphenicol

6.Naproxen

7.Aspirin

8.Ibiprofin

9.Methimazole

10.Heprin

11.Warfarin

12.Kanamycin

Fadlan lawadaag asxaabtada

MAHADSANID

Anti-Hypertensive Drugs (Daawooyinka Dhiig karka)Valsartan Brand name: diovan Valsartan copsul 80mg ____Indication or pr...
05/06/2021

Anti-Hypertensive Drugs (Daawooyinka Dhiig karka)

Valsartan

Brand name: diovan
Valsartan copsul 80mg
____Indication or principal uses .. isticmaalka____

Valsartan.Waa daawo loo isticmaalo in lagu daweeyo
▪Dhiiga aadka ukacsan (high blood pressure)

▪ Kiliya xanuunka heart failure,

Dosage =daawada qiyaas ahaan la siin karo waa sidan
80mg 1 x1 maalinkii waana kor looqaadi karaa lana
gaarsiinkaraa ama 320 mg

____Contraindication____
o Dadka qaba sokorta diabetes mellitus

o Dadka qaaba caabuqa kiliyaha kidney disease
o Hooyada uurka leh waxaa laga yaabaa in ay dhibaato ukeento
hadii bilaha h**e ee uurka ey istimaasho

____Precaution: taxadarka___
1-Looma isticmaalo hooyada uurleeyda ah
2-Caruur yaryar looma isticmaalo

Fadlan lawadaag asxaabtada ..

MAHADSANID

 💉💉💉💉💉💉💉  ka ogtahy daawada khatarteedu badantahy laakiinse dadkeenu uusan kubaraarug saneeyn ee looyaqaan  💉💉💉💉🩸🩸🩸🩸💉💉💉*...
28/05/2021

💉💉💉💉💉💉💉

ka ogtahy daawada khatarteedu badantahy laakiinse dadkeenu uusan kubaraarug saneeyn ee looyaqaan 💉💉💉💉🩸🩸🩸🩸💉💉💉

*Gentamicin waa nooc daawo oo kamida daawooyina loogu talagaly in lagudaweeyo (serious bacterial infection in many different barts of the body) ama xanuunada qaar ee khatarta ah kuwaas oo ay sababto bacteriyada kunadhaca meela badan oo jirkeena kamida daawadani waxay kamida thy guruubka daawo ee layskuyiraahdo
Daawadan wadankeena waxaa looga isticmaalaa si,xowli ah iyadoo aad arkeyso bukaano badan oolooqoray daawadan🇸🇴🇸🇴🇸🇴

*Daawadani waxay kutimaadaa qeybo kaladuwan sida👇👇👇

1: injection (ama cirbad 80mg iyo 40mg)
2: Eardrops (goojada dhegta)
3: Cream (boomaato ama dhiiqo )

( ama khatarta ay leedahy daawadani )

1: ( inay sumeyso ama wax yeeleyso Nerfaraha)
2: reaction( xasaasiyad)
3: ( inay wax yeeleyso kelyaha)
4: ( inay wax yeeleyso dhegaha)

( ama sababta looqaato daawadan iyo xanuunada lagudaweeyo)

1: (ama gubashada iyada oo laisticmaalyo ( G_cream )
2: ( ama xanuunada kudhaca kaadi mareenka kuwaas oo ay sababto bacteriada qaar sida (E.colli )
3: (ama qaarjeexda taas oo iyana ay sababto bacteriyada looyaqaano (stereptococcus_pneumonias )
4: (caabuqa kudhaca xuubka lafaha)
5: ( ama caabuqa kudhaca qeybta dhexe ee dhegta iyada oo la isticmaalayo ( G_eardrop )
6: ( ama infekshinka raaca dhiiga )

waxay caan kutahay laguna daweeyaa xanuunka looyqaano Burcellosis ama burseelka kaas oo ay sababto bacteriya

( ama dadka qaar aan loo ogoleyn daawadan inlasiiyo)

1: ( ama xiliga hooyadu uurka leedahy)
2: >60 years age and in those with kidney damage ( ama bukaanka da,diisu kaweynthy 60 sano kaas oo qaba kelya xanuun)
3: (ama dhega xanuun)

.G, daawadan marnaba lamasiinkaro hooyada uurkaleh waxayna khatar kutahy ilmaha yar ee caloosha kujira hadiilsaiiyo laba mid bay noqon in ilamhaasi dilmo ama in uu dhasho isagoo dhega la,aan ah🤰🤰🤰🤰🤰🤰🤰🤰🤰

hadaad casharkeena ka heshy fadlan nagalaqeybqaado wac yigelinta bulshadeena saar Casharka si uu ugaaro saaxiibada kuxiran mahadsanid❤❤👇👇👇

hadaad nagucusubthy iyo dheh si aad ugamidnoqoto saaxiibda marksata kuxiran casharada aanu soogelino Pagekeena👇👇👇👇👇👇

siidheh oo gaarsii asxaabtaada si, uga faa iideysatn casharkaan qiimaha badan mahadsanid❤❤❤❤❤👇👇👇👇👇👇👇

DR Amiin

𝗙𝗮𝗮’𝗶𝗶𝗱𝗮𝗱𝗮 𝗰𝗮𝗮𝗳𝗶𝗺𝗮𝗮𝗱-𝗸𝗮 𝗘𝗲 𝗕𝗮𝗿𝗯𝗮𝗿𝗼𝗼𝗻𝗶𝗴𝗮(Bell pepper).𝐁𝐚𝐫𝐛𝐚𝐫𝐨𝐨𝐧𝐢𝐠𝐮 wuxu qani kuyahay  100%  vitaminC  taas oo kadhigan 10...
16/05/2021

𝗙𝗮𝗮’𝗶𝗶𝗱𝗮𝗱𝗮 𝗰𝗮𝗮𝗳𝗶𝗺𝗮𝗮𝗱-𝗸𝗮 𝗘𝗲 𝗕𝗮𝗿𝗯𝗮𝗿𝗼𝗼𝗻𝗶𝗴𝗮
(Bell pepper).

𝐁𝐚𝐫𝐛𝐚𝐫𝐨𝐨𝐧𝐢𝐠𝐮 wuxu qani kuyahay 100% vitaminC taas oo kadhigan
100 gram oo barbarooniga ah waxa kujiro Vitamin C = 80 milligrams oo u dhigmo 100% xaddiga vitamin C jirku ubaahanyahay maalintii:Reference Daily Intake (RDI).

Dalkeena Waa khudaarta ugu badan ee laga helo vitaminC.

1. wuxu xoojiyaa Difaaca jirka : xaddiga aadka ubadan Ee vitamin C kujiro barbaroonigu wuxu sare uqaadaa difaaca jirka .

2. Wuxu yareeyaa infekshan-ka jirka iyo vitamin C wuxu ka qayb qaataa ladagaalanka jeermiska sida bakteriyada, feyruska iyo wax yaalaha sunta ku ah jirka .

3. Wuxuu ka hortagaa dhiig yarida (Anaemia) : vitamin B6 wuxu muhiim u yahay samaynta unugyada dhiigga sida hemoglobin (HB) oo ah borotiinka qaado oxygen ka iyo carbon dioxide ka ee loo yaqaan .

4. Waxay u fiicantahay maqaarka : vitamin c wuxuu caawiyaa samaysanka collagen oo ka qayb qaadato samaysan iyo bad qabka maqaarka .

5. Wuxu horu mariyaa caafimaadka maskaxda iyo shaqada Neerfaha : wax kujiro Vitamin B6 oo ka qayb qaato samaaynta fariin sidayaasha neerfaha sida serotonin iyo gamma aminobutyric acid .

6. Wuxu ka qayb qaadaa bogsashada dhaawaca : sida dadka leh cirid dhiiga iyo dhaawacyada aan buskoon.

𝘀𝗵𝗮𝗿𝗲-𝗱𝗵𝗲𝗵 𝗼𝗼 𝗴𝗮𝗮𝗿𝘀𝗶𝗶 𝗮𝘀𝘅𝗮𝗮𝗯𝘁𝗮𝗱𝗮 𝘀𝗶 𝗮𝘆 𝘂𝗴𝗮 𝗳𝗮𝗮𝗶𝗱𝗲𝘆𝘀𝘁𝗮𝗮𝗻.

Caafimaadka iyo Nafaqada

Address

Garowe

Opening Hours

Tuesday 09:00 - 17:00
Wednesday 09:00 - 17:00
Saturday 09:00 - 17:00

Telephone

+252907635775

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Barashada Cilmiga Daawiyinka علم الصيدلية posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram