Dr Ahmed

Dr Ahmed Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Dr Ahmed, Doctor, hwg-dc/222, Garowe.

29/10/2022
30/12/2021

Taxanaha Caafimaadka

1. Waxyaabaha dabiiciga ah ee yareeya caabuqa iyo infectionka dhiiga raaca waxaa ka mid ah cunista timirta subaxdii adigoo baahan, cun ugu yaraan saddex timir ugu badnaan todobo timir adiga oo aan gowska ku ruugayn carabka oo kaliyana ku calalinaya timirtu waxay dhiiga ka sifaynaysaa infectionka

2. Faaiidada moosku leeyahay waxaa ka mid ah in uu daweeyo kalastaroolka sidoo kale in miisaanka qofka ama cayilka uu yaraado ayuu ka qaybqaataa, cun 2 xabo oo moos ah subax kasta adiga oo baahan si jirkaagu uga faaiidaysto mooska maadooyinka ku jirta

3. Caanaha geela waa mid ka mid ah waxyaabaha adkeeya lafaha inteena badan taas waan dareensahay balse faaiidada kale ayay leeyihiin. Caanaha geela waxay ka hortagaan in hooyadu dhasho ilmo maskaxiyan xanuunsan ama qoorta aan ceshan karin waayoo waxay ka qayb qataaan in ilmaha uurka ku jiro maskax ahaan iyo lafo ahaanba uu noqdo mid adag oo caafimaad qaba

4. Daraasado badan oo la sameeyay waxaa la xaqiijiyay in haweenka cuna timirta uurka ka hor iyo bila ugu dambaysa ee uurka aysan ku dhibtoon foosha, timirtu waxay yaraysaa xanuunka foosha, sidoo kale waxa ka hortagtaa waxa soomaidu u taqaan fool diinka

5. Canbaha wuxuu ka mid yahay waxyaabaha dabiiciga ah ee liishe ka dhiga maqaarka wuxuuna maqaarka ka dhiga mid jilcan oo aan xarfad iyo adayg lahayn, sidoo kale wuxuu yareeya cayilka isagoo qofka ka dhiga jirkiisa mid isu dheelitiran, cun isbuucii 2 ama 3 cambo oo an wax sokor ama biyo ah lagu darin si jirkaaagu u noqdo mid isu dheelitiran

Qodobkee Si Gaar Ah Kuu Taabtay

Fadlan nagu soo biir si aad uga mid noqoto dadka ugu horeeya ee ka faaiidaysta talooyin caafimaad aan soogalino pageka dheh mahadsanid

Akhriste waxan rajaynayaa in aad wax badan ka faaiiday qormadan hadaba ha hilmaamin in aad sii gaadhsii so asxabtaada iyo bulshada kale si ay uga faaiidaystan dheh mahadsanid
Dr salaad

28/12/2021
27/12/2021
25/12/2021
01/11/2021

Address

Hwg-dc/222
Garowe
0000

Telephone

+252905295525

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dr Ahmed posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Dr Ahmed:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram

Category