22/04/2026
WAR-GELIN MUHIIM AH
Isbitaalka Iimaan Hospital Qardho wuxuu bulshada la wadaagayaa in berri, Khamiista 23-ka April 2026 uu si rasmi ah uga howl bilaabanayo:
Dhakhtarka Wadnaha
Dr. Cabdiweli X. Aw-Cabdi
Dhakhtarku waa khabiir leh aqoon iyo waayo-aragnimo sare, kuna takhasusay daaweynta cudurrada wadnaha.
Ka faaβiidayso adeegyo caafimaad oo casri ah oo lagu bixiyo gudaha isbitaalka.
π Wixii faahfaahin ah kala xiriir:
090-4040000 / 05833600
π Goobta: Waddada Layndheere, Qardho β Soomaaliya