Somcare-Hospital & DCKH Cleft Center

Somcare-Hospital & DCKH Cleft Center Eine Cleft Operation ermöglicht Kindern eine gesunde und menschenwürdige Zukunft

Hay'ada Somalia Medical Care e.V. (SOMCARE GERMANY) waxay si mug leh ugu mahadcelinaysaa, dhakhaatiirta ka yimi dalka Ja...
24/04/2026

Hay'ada Somalia Medical Care e.V. (SOMCARE GERMANY) waxay si mug leh ugu mahadcelinaysaa, dhakhaatiirta ka yimi dalka Jarmalka, dhakhaatiirtii Soomaaliyeed, kalkaaliyayaasha iyo hawadeenada caafimaadka ee ka qayb qaatay, qaliimada wax looga bedelayay nolosha caruurta Soomaaliyeed ee dabku haleelay, kuwaasi oo bisha 14.04.2026 ka baxay Isbitalka khayriga ah er Somcare, Garowe. Ka dib qaliimo lacag la'aanta ah oo halkaasi loogu sameeyay.

Waxa kale oo aan si gaar ah ugu mahadcelinaynaa wasiirkii h**e caafimaadka mudane Siciid Qoorsheel iyo Wasiiru-dawlaha Madaxtooyada ee Arimaha Qurbajoogta mudane Farax Maxamud Aw-Cisman oo kaalin aan la iloobi karin hawshan ka gaystay. Sidoo kale mahad gaar ah waxaan u celineynaa shirkada GOLIS TELEKOM oo iyaguna kaalin muuqata ku lahaa inay hawshani qabsoonto.

Mahadsanidin

Mohamed A. Ali

23/04/2026

Somcare-Hospital & DCKH Cleft Center waa cisbital khayri ah oo loo aasaasay hal ujeedo,

Ujeedadaas oo ah in bulshada Soomaaliyeed helaan adeegyo caafimaad oo caalami ah, isla markaana lacag la,aan u ah danyarta,

Sida qaliimada guud, kuwa dadka gubtay, qaliimada caga qalooca, kuwa faruuryaha, dhabxabaga iyo ciridka.

waxaa kale oo somcare hospital ka heli kartaa adeegyada Hooyada iyo dhalaanka, cudurada guud iyo dawooyin Tayo Sare leh ee laga keenay dalka Jarmalka.

22/04/2026

Cisbitaalka khayriga ah ee Somcare-Hospital & DCKH Cleft Center oo soo Kordhiyay adeegyo caalami ah sida,

-Qaliimada
-Dabka
-Seedaha
-Caga qalooca & qaliimada guud.



16/04/2026
16/04/2026
50 caruur Soomaaliyeed oo gubtay, qayb ka mid ah ay xubanaha jirkoodu isku yaaleen mudo sanado ah, isla markaana baahi l...
15/04/2026

50 caruur Soomaaliyeed oo gubtay, qayb ka mid ah ay xubanaha jirkoodu isku yaaleen mudo sanado ah, isla markaana baahi lixaad leh u qabay qaliimada maqaarka, seedaha iyo dib u dhiska xubnaha jirka, ayaa dhakhtiir ka timi dalka Jarmalku, si lacag la’aan ah loogu qalay cisbitalka Somcare ee magaalada Garowe 20.03.2026-31.03.2026 (Free Plastic & Reconstructive surgery). Kasoo kabasho ka dib maanta 15.04.2026 ayay bukaanku ka baxeen cisbitalka khayriga ah Somcare.

Eid Mubarak dhamaan umda Islaamka ah.
19/03/2026

Eid Mubarak dhamaan umda Islaamka ah.

13/12/2025

Address

Airport Road
Garowe

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Somcare-Hospital & DCKH Cleft Center posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Somcare-Hospital & DCKH Cleft Center:

Share