Alkhayr Maternity & Diagnostic Center-Garowe

Alkhayr Maternity & Diagnostic Center-Garowe Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Alkhayr Maternity & Diagnostic Center-Garowe, Maternity Clinic, Garowe.

25/12/2021

Dr. Ahmed abdullahi Waa dhakhar ku takhasusay cudurrada ku dhaca Maqaarka , Cidiyaha , Timaha iyo kuwa faafa ee maqarka lagu kala qaado

dhakhatarku wuxuu ka howlgala galinka danbe xarunta (alkhayr maternity and diagnosis center - Garowe -Puntiland

ku booqo xarunta ama kala xiriir xarunta :

Tell : 0907553672

Mahadsanidiin.

Maternity clinic

30/11/2021

Dr. Omar shire waa khabiir caafimaad oo ku takhasusay cudurrada ku dhaca sanka, dhegaha iyo dhuunta (ENT SPECIALIST) . wuxuuna muddo 30 sano ah ka shaqaynaayey dalka Britain (UK). Muddo bil ah ayuu hadda ka shaqayn doona carunta Alkhayr (Garowe ) . Fadlan ka faaiidayso, oo ku booqo xarunta ama kala xiriir xarunta :

0907278409 / 0907553672 !

Mahadsanidiin.

22/11/2021
18/11/2021

Xarunta Alkhayr Maternity & Diagnostic Center, ee Garoowe waxaa 1-da December 2021 ka shaqo bilaabaya Prof.dr Omar Ali Hassan
( Dr Omar-Shire )
Ku Takhasusay :
_ Ear,Nose and throat
And
- Audiology (Hearing ) .

Bukaanada waxaan u Qabandonaa :
1) Dhegaha :
- Baritaanka Maqal Yarida
Ama Maqal La'aanta .
- Samacadaha Dhegaha
- Maqal Cabiridda
- Safeynta Dhegaha :
Dhukeyga iyo
Dhacaanka Dhegta
2) Dhuunta :
- Qaliimada Qunka
- Qaliimada Adenoids
- Laqid La'aanta
- Caruurta Hadal la'anta
- Xabeebta
- Codla'anta
3) Sanka :
- Sangororka
- Sanboorka
- Toosinka Sanka Jabey
- Qallimada Hilbaha
Sanka Gudahiisa
- Dhacamada ka socdah
Sanka Gudahiisa .

Ka faa'iidaysi wacan. Wixii faahfaahin ah, fadlan la xiriir lambarrada sawirka ka muuqda!

Maternity clinic

Address

Garowe
NG13010

Opening Hours

Monday 08:00 - 22:00
Tuesday 08:00 - 22:00
Wednesday 08:00 - 22:00
Thursday 08:00 - 22:00
Saturday 08:00 - 22:00
Sunday 08:00 - 22:00

Telephone

+252907553672

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Alkhayr Maternity & Diagnostic Center-Garowe posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Alkhayr Maternity & Diagnostic Center-Garowe:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram