Somal Hospital

Somal Hospital Somal Hospital is a private hospital located in Garowe, Somalia. the Hospital runs outpatient and inpatient care. it has ICU equipped advanced technologies.

the hospital has dermatology and cosmetic departments, Obs/Gyn with 4D US and many other depts.

29/07/2025
08/07/2025

Somal Hospital, Garowe; Qaybta Kombuyuutarada iyo Raajada: 4D Ultrasound, waa kombuyuutar casri ah oo ku shaqeeya aalada (Volume Probe), aaladu waxay awood u leedahay inay ku tusto xubnaha uur ku jidhka ah siduu Allah u abuuray, gaar ahaan ilmaha oo aad arkaysid marxaladaha abuurkooda muuqaal midabaysan. sidoo kale Kombuyuutarka waxaa lagu baaraa cudurada wadnaha, kelyaha, beerka, xameetida, beeryarada, ilmogaleenka, ugxan sidaha, baroostaatada, xididada, xangulaha, kalagoysyada, burooyinka iyo noocyada kansarka. la xiriir Somal Hospital, Garowe, Somalia, whatsapp 00252907729639, Email: calismacil@gmail.com

04/07/2025

Somal Hospital Garowe, qaybta baarista iyo dawaynta cudurada haraga ama maqaarka waxaa lagu Soo kordhoyay adeegyo badan oo casri ah, hadaba ha moogaan booqo Somal Hospital agagaarka Hotel Curubo la xiriir: 7729 639, 7708864, 7732969.

01/07/2025

Somal Hospital waxaa lagu soo kordhiyay qaybta dawaynta, daryeelka iyo farsamada ilkaha. waxaa qiime dhimis ballaaran loo sameeyay ilko xirista iyo ilko dhaqida, boqolkiiba %80 qiime 10-15 Dollar keliya, waxaa kaloo hoos loo dhigay qiimaha bixinta, gellinta, buuxinta iyo magar samaynta ilkaha boqolkiiba %60 muddo kooban laga bilaabo 1July ilaa 20 July/2025. Hadaba ka faa'iidaysta fursadan qaaliga ah ee qiime dhimista la xiriir WhatsApp-ka 00252907729639, Taleefanada 6188103 iyo 7708864, Garowe. Somalia

06/07/2022

Somal Hospital, Garowe, Somalia.

Isbitalka Soomaal wuxuu ugu bishaaraynayaa dhamaan shacabka ku nool Puntland iyo guud ahaan dadwaynaha soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan dal iyo dibedba in lagu soo kordhiyay qaybta fogaan-dawaynta (Telemedicine), gaar ahaan magaalooyinka ka baxsan Garoowe oo bukaanku isagoo degaankiisa jooga la soo xiriirayo aalada WhatsApp-ka 00252907951040 isagoo sawiro ka soo qaadaya xubinta jiran, dabadeedna waxaa loo soo qorayaa dawooyinka cudurkaas tashi dhakhaatiir ka dib, Waxaa ka qayb qaadanaya dhakhaatiir Somali iyo Ajnabi isugu jira oo kala jooga dalka iyo dibeddiisa, gaar ahaan cudurrada maqaarka ee sahlan dawayntooda.

Semen Detecton System, waa kombuyuutar loo isticmaalo baarista shahwada ragga ama unugyada taranka iyo himmad yarida. Ko...
03/07/2019

Semen Detecton System, waa kombuyuutar loo isticmaalo baarista shahwada ragga ama unugyada taranka iyo himmad yarida. Kombuyuutarku wuxuu baarayaa awooda, tirada iyo tayada unugyadta taranka ee ragga, waxaa kaloo lagu ogaadaa noocyada isbeermada iyo bed qabkooda. kala xiriir Somal Hospital, Garowe, Somalia, Whatsapp 00252907729639, E.mail: calismacil@gmail.com.

03/07/2019
03/07/2019

Waa ilmo caloosha hooyadiis ku dhex ciyaaraya, Kombuyuutarka 4d Ultrasound ayaa lagu baaray. Hadaba ha moogaan adeegaas waxaad ka helaysaa Somal Hospital, Garowe Soomaaliya. La xiriir 907 729 639 , 7708864, 7732969 Agagaarka Hotel Curubo.

Address

Garowe
00252

Telephone

+252907729639

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Somal Hospital posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share